Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Crisitiano Ronaldo oo markale hogaaminaya Liiska xiddigaha ugu QANISAN Ciyaaraha Caalamka

$
0
0

ri

(World) 18 Okt 2017. Waxaa la soo saaray Liiska dadka Caanka ah ee ugu QANISAN adduunka iyadoo uu Ronaldo markale hogaaminayo xarfaanta ciyaaraha nuucyadiisa kala duwan.

Xiddiga reer Portugal ayaa hogaaminaya Liiska dadka ugu Qanisan ay soo saartay Forbes marka la eego dhanka ciyaaraha.

Ronaldo ayaa jeebka ku shubtay adduun dhan 70 milyan oo bound 12-kii bilood ee ugu dambeeyay.

Laacibkii hore ee Manchester United ayaa u jirsaday oo qura 1 milyan inuu kaalinta koowaad ka galo liiskan oo waxaa ka horreeya oo qura iminka JK Rowling oo ah Qoraaga Harry Potter.

Zlatan Ibrahimovic oo kaliya ayaa 20-ka sare ka soo galay Premier League.

Halka Greth Bale uu meel fiican soo galay oo wuxuu soo xirtay kaalinta 18-aad.

FIIRO GAAR AH: Qiimeyntan waxay quseesaa oo kaliya dadka Caanka ah ee ka soo jeeda Yurub:

EEG LIISKA 20-KA SARE:

forbas

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025