Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Muxuu weeraryaahanka xulka Bolivia ka dhex qabanayaa safka Brazil…(Ogoow Sababta)

$
0
0

(America) 07 Okt 2017. Weeraryahanka xulka Bolivia Marcelo Martins ayaa lagu casuumay safka xulka Brazil ka hor inta aan la baasan kulankoodii isreeb reebka koobka adduunka ee ku idlaaday bar baraha goolal la’aanta ah.

Marcelo ayaa matalayay xulka Brazil ilaa xiddigaha ka yar 20 jirada iyadoo uu markii dambe u badeshay xulka Bolivia.

30-jirka ayaa lagu casuumay sawir gaar ah uu la galay saaxiibadiisii hore si loogu aqoonsado xiriirka dhow uu la lahaa dalka Brazil.

EEG SAWIRKA:

mu

Martins (top left) then scooted back to his own team-mates to pose for a second photo

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles