Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sarri si ku tala gal ah ayuu u Bur-Burinayaa Chelsea.”.-

(London) 19 Feb 2019. Sarri oo isticmaalayay badel uu qof kasta dareemi karo tan iyo sidii uu xilka ugu qabtay Chelsea ayaa xalay la yimid qorshe kii hore ka daran taa oo aad uga cereysiisay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Karim Benzema oo si xun ula dhaqmay Barcelona oo Gurigiisa ku soo...

(Spain) 19 Feb 2019. Sheeko dhawaan daaha laga rogay ayaa lagu sheegay in dhaliyaha Real Madrid ee Karim Benzema uu si xun ula dhaqmay Maamulka Barcelona mar ay mininkiisa ku soo booqdeen. Barcelona...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddigaha Man United oo isku wada taagay Ookiyaal/Indho-gashi kaddib markii...

(Manchester) 19 Feb 2019. Xiddigaha Manchester United ayaa Ookiyaal/Indho-gashi iska wada safay kaddib markii ay kooxdoodu heshiis rasmi ah la gaartay Shirkadda Maui Jim oo ka ganacsata indho-gashiga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIR laga qabtay kulankii xalay ee Manchester United iyo Chelsea oo Caan ka...

(England) 19 Feb 2019. Manchester United ayaa xalay FA Cup ka reebtay Chelsea kaddib markii ay uga adkaatay 2-0 xilli lagu ciyaarayay Stamford Bridge. Waxaa Baraha Bulshada qabsday Sawir laga qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sidee Salaanta iiga soo daahisay.”.- Jurgen Klopp oo xalay ku qeyliyay...

(England) 20 Feb 2019. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp iyo kan Bayern Munich Niko Kovac ayaa waxaa dhex maray muran xoogan oo ku aadan sidee salaanta iiga soo daahisay kaddib ciyaartii xalay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO MUUQAALKAN: Waxaa xitaa soo SHARE-gareeyay Madaxwaynaha Mareykanka...

(World) 20 Feb 2019. Waxaa baraha bulshada qabsaday haweeneey African ah oo si cajiib ah kubbada u Baleejeynaysa. Muuqaalka oo wax yar yiilay Twitter ka ayaa waxaa daawaday Malaayiin Ruux oo waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sarri oo filaya in Usbuucan laga Ceyrin doono Chelsea…(Taageerayaasha oo...

(England) 20 Feb 2019. Tababaraha cadaadiska badan saaran yahay ee Maurizio Sarri ayaa filanaya in usbuucan laga ceyrin doono xilka Chelsea haddii uu guul darro kale oo fool xun kala kulmo Manchester...

View Article

Real Madrid oo laga soo diiday Racfaankii ay ka gudbisay Ramos iyo laacibka...

(Europe 20 Feb 2019. Real Madrid ayaa ku guul darreysatay racfaan ay ka gudbisay kabtankooda Sergio Ramos kaddib Jaalihii uu qaatay lugta hore ee semi-final ka Copa del Rey ay la ciyaareen Barcelona....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Sadio Mane oo noqday Weeraryahanka ugu fursad khasaarinta badan...

(Europe) 20 Jan 2019. Sadio Mane ayaa farsadii ugu wayneyd ka khasaariyay Liverpool ciyaartii xalay ay bar-baraha goolal la’aanta Anfield kula gashay Bayern Munich lugta hore ee wareega 16-ka Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Simeone oo Sharaxaad ka bixiyay Sababtii uu Xaniinyaha u qabsaday mar uu u...

(Madrid) 21 Feb 2019. Tababaraha Atletico Madrid Diego Simeone ayaa sharaxaad ka bixiyay sababtii uu xalay Xaniinyaha u qabsaday ciyaartii ay 2-0 uga adkaadeen Juventus lugta hore ee wareega 16-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

NIN DAAD QAADAY XUNBO CUKSAY: Daawo wixii uu Ronaldo ku sameeyay...

(Madrid) 21 Feb 2019. Cristiano Ronaldo ayaa u faanay taageerayaasha Atletico Madrid oo ku ooriyay kaddib guul daradii 2-0 ay Juventus kala soo kulantay kooxda reer Spain lugta hore ee wareega 16 ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mane oo la dhacay intii uu ciyaarayay kulankii Champions League ee Bayern...

(England) 21 Feb 2019. Weeraryahanka Liverpool Sadio Mane ayaa la dhacay intii uu ciyaarayay kulankii Champions League ay kooxdiisu bar-baraha 0-0 la gashay Bayern Munich lugta hore ee wareega 16-ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Iga raali noqo Xabiibti mardambe ma sameyn doono Qaladkan oo kale.”.

(Engnland) 21 Feb 2019. Weeraryahanka Manchester United Anthony Martial ayaa raali galiyay gabarta u alkuman kaddib markii uu haweeney kala la jaan qaaday xilli ay xaamilo ahayd Melanie da Cruz....

View Article


Isku aadka wareega 16-ka Europe League oo Berito la sameynayo….(Chelsea iyo...

(Europe) 21 Feb 2019. Lugta labaad ee wareega 32-da Europe League ayaa caawa la ciyaari doonaa iyadoona isla berito la sameyn doono isku aadka wareega 16-ka. Chelsea ayaa lugtii hore 2-1 uga soo...

View Article

Isku aadka wareega 16-ka Europe League oo la sameynayo…(Saacada, Kooxaha soo...

(Europe) 22 Feb 2019. Waxaa maanta la sameyn doonaa isku aadka wareega 16-ka Europe League iyadoo ay soo gudbeen inta badan kooxaha la filayay sida Chelsea, Arsenal, Napoli, Inter Milan, Sevilla,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sarri oo si kal iyo laab ah u difaacay Jorginho kaddib markii ay xalay ku...

(London) 22 Feb 2019. Maurizio Sarri ayaa si adag u difaacay Jorginho kaddib markii ay ku ooriyeen taageerayaasha Chelsea mar uu badel ku soo galayay ciyaartii xalay ay Blues ka adkaatay Malmo isla...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma jirto koox ka dhisan Yurub oo ka goolal badan Manchester City…(Haddaba...

(Europe) 22 Feb 2019. Chelsea oo ay ka jajaban tahay ayaa Axada Final ka Carabao Cup ku wajihi doonta kooxda ugu goolasha badan Yurub ee Manchester City. Wiilasha Guardiola ayaa kal ciyaareedkan...

View Article


DEG DEG: Chelsea oo Ganaax wayn laga saaray Suuqa kala iibsiga….(Xaalada...

(London) 22 Feb 2019. Chelsea ayaa ganaax laga saaray suuqa kala iibsiga ciyaartoyda iyadoon wax laacib ah la soo wareegi karin labada suuq ee soo socota kaddib markii ay da’yar badan ku soo qaadatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Isku aadka wareega 16-ka Europe League oo la soo saaray….(Chelsea iyo...

(Europe) 22 Feb 2019. Waxaa la soo saaray isku aadka wareega 16-ka Europe League iyadoona la kala weeciyay kooxaha reer London ee Chelsea iyo Arsenal. Blues ayaa Stamford Bridge ku marti galin doonta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaal badan oo Chelsea ah oo ku Farxay Ganaaxa la dul dhigay...

(London) 22 Feb 2019. Taageerayaal badan oo ka tirsan Chelsea ayaa ku farxay go’aanka dhawaan ka soo yeeray FIFA ee ah inaysan wax ciyaartooy ah la soo wareegi karin labada suuq ee soo socota. Blues...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live