Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Di Maria iyo Cavani oo sameystay XAFLAD wada jir ah….+SAWIRRO

(Paris) 14 Feb 2019. Xiddigaha naadiga PSG Angel De Maria iyo Edinson Cavani ayaa dhigtay xaflad wada jir ah oo ay ugu dabaal degayaan dhalashadooda oo ku  beegan maanta 14-ka Feebaraayo. Xiddigaha ka...

View Article


Dekadda oo SIDEED Gool u saarisay Jeenayo Horyaalka Somali Premier League

(Muqdisho) 14 Feb 2019. Kooxda kubadda cagta Dekedda ayaa galabta guul raaxo leh ka gaartay naadiga Jeenyo kadib markii ay ugu awood sheegatay 8-2 kulankoodii labaad ee horyaalka Somalia Premier League...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Sergio Ramos oo Baaritaano lagu bilaabay iyo Laacibka oo Ganaax wajihi...

(Europe) 14 Feb 2019. Xiriirka Kubbada Cagta Yurub ee UEFA ayaa xaqiijiyay inay baaritaano ku bilaabayaan hadaladii ka soo yeeray Sergio Ramos. Kabtanka Real Madrid ayaa afkiisa ka qirtay inuu si ula...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lingard iyo Martial oo seegi kara kulanka Chelsea ee Isniinta…..(Arag SHAXDA...

(England) 14 Feb 2019. Xiddigaha Safka hore ee Manchester United Anthony Martial iyo Jesse Lingard ayaa dhaawacyo ku seegi kara kulanka Isniinta ay la yeelan doonaan Chelsea. Labada xiddig ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

BATE oo Beerka uga dhacday Arsenal iyo Inter Milan oo badisay….+SAWIRRO

( Europe ) 14 Feb 2019. BATE Borisov ayaa guul lama filaan ah ka gaartay Arsenal kaddib markii ay gool madi ah uga adkaatay. Kooxda BATE Borisov oo lagu ciyaarayey garoonkeeda ayaa soo bandhigtay qaab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageere Xalay dhexda ku dhagay Hazard xilli uu laacibka u muuqday mid...

(Europe) 15 Feb 2019. Eden Hazard oo dhamaadka ciyaarta badel ku soo galay kulankii xalay ay Chelsea ka adkaatay Malmo wareega 32-aad ee Europe League ayaa markii ay ciyaartu dhammaatay waxaa eryaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gareth Bale oo Khatar ugu jira in la Ganaaxo 12-kulan……(Muxuu sameeyay??)

(Madrid) 15 Feb 2019. Gareth Bale ayay suuro gal tahay in qoorta loo suro 12-kulan oo ganaax ah kaddib dabaal degii uu sameeyay kulankii Madrid Darby ay Real Madrid ka adkaatay Atletico Madrid....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juve oo dooneysa in Lacag+Dybala ku badelato Saalax……(Arag sida ay u muuqan...

(Europe) 15 Feb 2019. Juventus ayaa si wayn u dooneysa saxiixa xiddiga Liverpool ee Maxamed Saalax iyadoona diyaar la ah 44-Milyan oo lagu daray laacibkooda reer Argentina ee  Paulo Dybala. Camaaliqada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Ronaldo iyo Dybala oo Xalay kala TABAL CAAREYSTAY Dabaal Degyadooda...

(Italy) 16 Dis 2019. Juventus ayaa weli laga adkaan la’yahay horyaalka Talyaaniga 24-kulan oo ay ciyaartay kal ciyaareedkan kaddib markii ay xalay 3-0 uga adkaatay naadiga Frosinone. Ronaldo iyo Dybala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo iyo Messi oo is haya Xilli Ciyaareedkan

(Europe) 16 Feb 2019. Luka Modric ayaa markii ugu horreysay 10-sano kaddib soo kala dhex galay Ronaldo iyo Messi isagoona ka dhex dafay abaal marinta Ballon d’Or ee laacibka ugu fiican adduunka....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“40-jir ayaad tahay HOOYO, jooji Sawirrada Shidan aad soo dhigeyso Instagram...

(Europe) 16 Feb 2019. Da’yarka Nicolo Zaniolo ee guusha u horseeday AS Roma kulankii dhawaa ay 2-1 uga adkaadeen FC Porto lugta hore ee wareega 16-ka Champions League ayaa waxay qoorta iskula jiraan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ashley Cole oo Caawa qabtay wax uu qaban waayay Sanadihii uu u ciyaarayay...

(England) 16 Feb 2019. Daaficii Chelsea iyo Arsenal Ashley Cole ayaa caawa dhaliyay goolkiisii ugu horreeyay ebid ee FA Cup ciyaartii dhawayd ay naadigiisa Derby County guul darada 2-1 kala kulantay...

View Article

Chelsea oo Caawa TAARIIKH dhigi doonta haddii ay ka adkaato Manchester...

(London) 18 Feb 2019. Chelsea ayaa caawa Taariikh sameyn doonta haddii ay afka ciida u darto Manchester United oo kula balansan mininkeeda Stamford Bridge wareega 5-aad ee FA Cup. Ma ahan oo kaliya in...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zidane oo qabanaya Xilka Chelsea haddii ay soo dhammeystiraan 3-dan Shuruud

(London) 18 Feb 2019. Zinedine Zidane ayaa diyaar u ah oo doonaya inuu qabto xilka tababaranimo ee Chelsea waa haddii ay soo dhammeystiraan saddex shuruud uu hordhigay. SunSport ayaa usbuucii tagay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mustaqbalka Ozil oo shaki wayn soo galay kaddib markii uu ka tagay UK una...

(Europe) 18 Feb 2019. Mezut Ozil ayaa ka tagay UK isagoona u duulay dalka uu asal ahaanta ka soo jeedo ee Turkiga taa oo shaki wayn sii galisay mustaqbalkiisa Arsenal. Tababaraha Gunners Emery ayaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO MUUQAAL: Maxaa helay kulankii SOMALIA vs ERITREA ee Shalay lagu waday...

(Muqdisho) 18 Feb 2019. Xulka 20-jirada Soomaaliya ayaa lagu waday in 14 ka ilaa 17-da bishan oo shalay ku beegneyd uu Magaalada Muqdisho ku marti galiyo dhigiisa Eritrea kulan saaxiibtinimo....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo u soo duushay Inigiriiska ka hor kulankeeda habeen dambe ee...

(Europe) 18 Feb 2019. Bayern Munich ayaa u soo duushay dalka Ingiriiska ka hor kulanka habeen dambe ay ku wajihi doonto Liverpool lugta hore ee wareega 16-ka Champions League. Daafaca reer Germany...

View Article


Manchester United oo helaysa AKHBAAR ka duwan tii hore

(Europe) 18 Feb 2019. Anthony Martial iyo Jesse Lingard ayaa garoomada ku soo laaban kara kulanka axada ay Manchester United ku wajaheyso Liverpool. Labada xiddig ayaa dhaawacyo uga baxay ciyaartii...

View Article

MAN UNITED iyo MAN CITY oo midkood loo saadaalinayo FA Cup…(Bal Ogoow...

(England) 19 Feb 2019. Manchester United ayaa xalay u soo gudubtay wareega sideed dhammaadka tartanka ugu qadiimsan England kaddib markii ay 2-0 ku martay Chelsea oo mininkeeda joogta. Kooxaha ka wada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo MUUQAAL/VIDEO aan laga fileyn u soo diray Arsene...

(Europe) 19 Feb 2019. Haddii aad ogeyd dagaalkii ka dhexeeyay Jose Mourinho iyo Arsene Wenger intii ay wada joogeen Premier League ku darso in macalinka reer Portugal uu iminka duugay cadaawadaas...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live