Yaya Toure oo isaga fariistay kubbada cagta
(Europe) 10 Maajo 2019. Halyeyga Manchester City Yaya Toure ayaa isaga fariistay kubbada cagta sida uu xaqiijiyay wakiilkiisa Dimitri Seluk. 35-jirka sidoo kale u soo ciyaaray kooxaha Barcelona iyo...
View ArticleSAWIRRO: Chelsea oo qabsatay xafladeeda Sanadlaha….(Hazard oo isku qaatay...
(London) 11 Maajo 2019. Chelsea ayaa qabsatay xafladeeda sanadlaha ah iyadoo uu Eden Hazard ku guuleystay labo abaal marin. Xiddiga reer Belgium oo shaki wayn laga muujinayo mustaqbalkiisa kooxda ayaa...
View Article“Waxaan u wada hadli doonaa sida Wiil iyo Aabihii, mana idin sheegi doono...
(London) 11 Maajo 2019. Tababaraha Chelsea Maurizio Sarri ayaa shaki wayn ka qaba in u soo bixitaankooda Champions League iyo inay taagan yihiin Finalka Europe League aysan ka caawineyn inay sii...
View Article“Waan iska Ooyaa markasta aan dib u daawado kulankii aan ka adkaanay Ajax...
(London) 11 Maajo 2019. Lucas Moura ayaa ka dhawaajiyay inuu iska ooyo markasta oo uu dib u daawado Saddexleydii uu ka dhaliyay Ajax si uu Finalka ugu soo saaro kooxdiisa Tottenham markii ugu horreysay...
View ArticleRASMI: Ander Herrera oo ka tagaya Man United… (Kooxduu ku biirayaa??)
(England) 11 Maajo 2019. Ander Herrera ayaa ka tagaya Manchester United marka uu dhammaado kal ciyaareedkan sida ay kooxdu ku xaqiijisay muuqaal ay soo dhigtay barteeda Twitterka. Heshiiska uu laacibka...
View Article