Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Kante oo dhaawac looga saaray Garoonka

(London) 05 Maajo 2019. Chelsea ayaa guul raaxo leh ka gaartay Watford iyagoona soo xirtay kaalinta saddexaad ee horyaalka Premier League. Balse nasiib darro waxaa garoonka dhaawac looga saaray...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“War ha Shuudin.”.- Maxaa xalay kala qabsaday Kompany iyo ciyaartoyda Man...

(Manchester) 07 Maajo 2019. Kabtanka Manchester City Vincent Kompany ayaa guul wayn oo wax ku ool ah farta ka saaray kooxdiisa ciyaartii xalay ay goolka madiga ah kaga adkaadeen Leicester City. Daafaca...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

MUUQAAL: Bakayoko iyo Gattuso oo ay xalay ka dhex tafatay….(Maxaa la isku...

(Italy) 07 Maajo 2019. Laacibka qadka dhexe ee Chelsea Tiemoue Bakayoko ee iminka amaahda ku jooga AC Milan ayaa waxay xalay is qabteen tababaraha dabeecada kulul ee Gattuso kulankii ay Milan xalay 2-1...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xanuun baan dareemayaa waxaana suuro gal ah in….”.- N’Golo Kante

(London) 07 Maajo 2019. Kante ayaa dhaawac ku seegi doona kulanka habeen dambe ay Chelsea ku wajaheyso Eintracht Frankfurt lugta labaad ee wareega afar dhammaadka Europe League. Madaalaha reer France...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

JAH-WAREER: Barcelona oo garoonkii xalay lagu xasuuqay ee Anfield uga dhex...

(England) 08 Maajo 2019. Liverpool ayaa xalay qortay taariikh lama ilaawaan ah kaddib markii ay 4-0 ku xaaqday Barcelona oo lugtii hore ee Semi final ka uga soo adkaatay 3-0. Cid saadaalineysay ma...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo Salaan u saaray Jurgen Klopp kaddib Xasuuqii ay xalay...

(England) 08 Maajo 2019. Jose Mourinho oo xalay falanqeynayay kulankii Mucjisada ay Liverpool ugu soo baxday Finalka Champions League kaddib markii ay afar gool ku xaaqday Barcelona ayaa ammaan ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa dhex maray Suarez iyo ciyaartoyda Liverpool kaddib kulankii Mucjisada...

(England) 08 Maajo 2019. Luis Suarez ayaa lumiyay kal gaceylkii ay u qabeen taageerayaasha Liverpool oo uu la joogay saddex sano iyo bar kaddib markii uu ku dabaal degay ciyaartii lugta hore ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Messi oo la Dagaalay taageerayaasha kooxdiisa Barcelona iyo...

(Europe) 08 Maajo 2019. Lionel Messi ayaa la dagaalay taageerayaasha kooxdiisa Barcelona mar ay ciyaartoyda kooxda xalay saqdii dhexe ka safrayeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Liverpool. Messi...

View Article


DEG DEG: FIFA oo Jac ku dhajisay Chelsea

(England) 08 Maajo 2019. Xiriirka kubbada cagta adduunka ee FIFA ayaa soo diiday racfaankii ay Chelsea ka gudbisay ganaaxii laga saaray suuqa kala iibsiga ciyaartoyda 12-ka bilood ee soo socota. FIFA...

View Article


Lionel Messi oo OOYIN Jabsaday isla markaana la aamusin waayay…..!!!!!

(Liverpool) 08 Maajo 2019. Lionel Messi ayaa ooyin jabsaday oo la aamusan kari waayey markii ay xiddigaha Barcelona ku soo laabteen qulka labiska kaddib soo laabashadii waalida ahayd oo ay xalay kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Tababaraha Tottenham Pochettino oo Ooyin jabsaday kaddib Mucjisadii...

(Europe) 09 Maajo 2019. Tababaraha Tottenham Mauricio Pochettino ayaa ooyin jabsaday kaddib mucjisadii ay xalay kooxdiisa ku soo baxday. Spurs oo lugtii hore ee Semi final mininkeeda looga soo adkaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool vs Tottenham: Goorma ayaa la ciyaarayaa Finalka Champions League,...

(Europe) 09 Maajo 2019. Shaki kuma jiro in waqti dheer laga sheekeyn doono sida ay kooxaha reer England ee Liverpool iyo Tottenham ugu soo gudbeen Final ka Champions League. Reds ayaa habeen hore 4-0...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Geesigii xalay lugtiisa ku soo saaray Tottenham oo hadlay iyo Eriksen oo soo...

(England) 09 Maajo 2019. Lucas Moura ayaa baal dahabi ah ka galay taariikhda kooxda Tottenham kaddib markii uu suuro galiyay inay markii ugu horreysay taariikhda soo hiigsato Final ka tartanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma aragtay wixii ay sameeyeen Ciyaartoyda MUSLIMIINTA ah ee kooxda Ajax intii...

(Europe) 09 Maajo 2019. Tottenham ayaa xalay si lama filaan ah ugu soo baxday Finalka Champions League kaddib guul soo laabasho leh 3-2 ay ka gaareen kooxda Ajax. Ajex oo 2-0 ku hogaamineysay Spurs...

View Article

Liverpool oo Fariin gaaban u dirtay Tottenham ka hor kulankooda Final ka...

(England) 09 Maajo 2019. Kooxaha reer England ee Liverpool iyo Tottenham ayaa si mucjiso ah ugu soo gudbay Final ka Champions League kaddib markii ay guulo soo laabasho leh ka soo kala gaareen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool iyo Tottenham inay Finalka u soo baxaan waxaa ka caawiyay Lambar...

(England) 09 Maajo 2019. Liverpool iyo Tottenham ayaa si isku mid ah oo lama filaan ah ugu soo wada baxay Finalka Champions League. Reds ayaa habeen hore 4-0 uga soo adkaatay Barcelona xilli lugtii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO XUL AH: Manchester United oo qabsatay xafladeeda Sanadlaha…..(Yaa loo...

(Manchester) 10 Maajo 2019. Manchester United ayaa qabsatay xafladeeda sanadlaha ay abaal marinnada ku guddoonsiiso ciyaartoydeeda. Inkastuu xilli ciyaareedku u ahaa mid madoow oo ay tahay in la iska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Markey Barcelona guul gaarto waxaa la leeyahay Messi ayaa ka dambeeya,...

(Europe) 10 Maajo 2019. Barcelona ayaa si fool xun uga hartay tartanka Champions League kaddib markii ay guul darro 4-0 ah kala kulantay Liverpool oo ay lugtii hore uga soo adkaatay 3-0. Kabtanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nolol Faqri ah ayuu ku soo koray, Aabihii wuxuu ahaa Timo-Jare….(Ka bogo...

(London) 10 Maajo 2019. Tottenham ayaa habeen hore u soo gudubtay Final ka Champions League markii ugu horreysay taariikhdeeda kaddib kulan waali ah ay 3-2 uga adkaatay Ajax. Kooxda reer Holland ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Raheem Sterling oo la guddoonsiiyay abaal marinta laacibka sanadka Premier...

(England) 10 Maajo 2019. Ka hor kulanka axada ay Manchester City ku xaqiiqsaneyso hanashada horyaalka Premier League, Raheem Sterling ayaa la guddoonsiiyay abaal marinta laacibka sanadka Premier League...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live