Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO XUL AH: Van Dijk oo loo Magacaabay laacibka sanadka ee Premier...

(London) 29 Abriil 2019. Virgil van Dijk ayaa loo caleemo saaray xiddiga sanadka ee Premier League PFA xafladii glitzy awards ee xalay ka dhacday magaalada London. Waa markii ugu horreysay tan iyo 2005...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Suuro gal ma noqon lahayn inaan ku guuleysto laacibka sanadka ee Premier...

(England) 29 Abriil 2019. Van Dijk ayaa xalay abaal marinta laacibka sanadka ee Premier League ku garaacay xiddigo ay ka mid yihiin, Sterling, Aguero, Silva iyo saaxiibkiis Mane. Sterling oo aad loogu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: “Real Madrid ayaan isku arki doonaa.”.- Hazard iyo Pogba oo xalay...

(Manchester) 29 Abriil 2019. Manchester United ayaa xalay bar-baro 1-1 mininkeeda Old Trafford kula gashay kooxda Chelsea, balse taageerayaasha ayaa kulanka ku daboolay sheeko gaaban oo garoonka ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

10-sano ka hor Maqaayad/Maqaaxi ayuu Alaabta u dhaqi jiray maantana waa...

(England) 28 Abriil 2019. Daafaca birta ah ee Liverpool Virgil Van Dijk ayaa loo caleemo saaray laacibka ugu fiican Premier League ee kal ciyaareedkan. Balse, ma og tahay dhibka uu u soo maray heerka...

View Article

DEG DEG: Sterling oo Van Dijk ku garaacay Laacibka Sanadka ee FWA

(England) 29 Abriil 2019.Van Dijk ayaa xalay loo caleemo saaray laacibka sanadka ee Premier League PFA balse waxaa iminka lagu garaacay laacibka sanadka ee FWA oo waxaa loo gacan galiyay Raheem...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Van Dijk oo markale ka hadlay Lionel Messi ka hor kulanka habeen dambe ee...

(Europe) 30 Abriil 2019. Liverpool ayaa u safreysa Spain si ay habeen dambe Nou Camp kula soo ciyaarto Barcelona lugta hore ee wareega afar dhammaadka tartanka Champions League. Daafaca Reds Van Dijk...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Farmashiye ayaan ka soo iibsaday Dawooyin si aan isku dilo.”.- Laacibkii...

(England) 30 Abriil 2019. Haddii aad ogeyd inuu shiiday oo uusan shilin heysan daaficii hore ee Arsenal Emmanuel Eboué ku darso iminka in weeraryahankoodii hore ee Emmanuel Adebayor uu isna mar ku...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsene Wenger oo Ammaan ugu qubeeyay Maxamed Saalax ka hor kulanka habeen...

(England) 30 Abriil 2019. Tababarihii hore ee Arsenal Arsene Wenger ayaa ammaan ugu qubeeyay weeraryahanka Liverpool Maxamed Saalax ka hor kulanka habeen dambe ay semi final ka Champions League ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa xalay ka Careysiiyay Messi oo uu u aamusiyay Taageerayaash Barcelona!!???

(Europe) 02 Maajo 2019. Lionel Messi oo caro xoogan ka muuqata mar uu dhaliyay goolka labaad ee ciyaarta ayaa aamusiyay taageerayaasha uguna baaqay inay sabciyaan kulankii xalay ay Barca 3-0 uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Messi waa LAMA JOOJIYE aad baana uga helaa.”.- Jurgen Klopp

(Europe) 01 Maajo 2019. Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa qiray awooda uu leeyahay kabtanka Barcelona ee Lionel Messi kaa oo 2-gool ka dhaliyay ciyaartii xalay ee 3-0 kaga adkaatay Barcelona....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa idin baryaa Jaceylka kubbada cagta darteed yaan mardambe Messi lala...

(Europe) 02 Maajo 2019. Waxaa sii korortay is bar-bardhiga had iyo jeer lagu sameeyo Lionel Messi iyo Cirstiano Ronaldo kaddib markii uu laacibka reer Argentina xalay ka daba tagay xiddiga reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Van Dijk oo hadlay kaddib guul daradii xalay

(Europe) 02 Maajo 2019. Liverpool ayaa xalay guul darro 3-0 kala soo kulantay Barcelona lugta hore ee wareega afar dhammaadka Champions League. Van Dijk oo dhawaan loo caleemo saaray laacibka sanadka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Nasiib ayaan ku leeyahay inaan markasta ka hor imaaneyn Messi isla markaana...

(Europe) 03 Abriil 2019. Daafaca ugu fiican Premier League  Van Dijk ayaa ka dhawaajiyay inuu nasiib ku leeyahay inuusan ka ciyaarin horyaalka La Liga isla markaana uusan kal ciyaareed kasta ka hor...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Eden Hazard oo ku biiraya Real Madrid….(Ogoow goorta lagu...

(Europe) 04 Maajo 2019. Real Madrid iyo Eden Hazard ayaa heshiiyay si uu laacibka ugu soo dhaqaaqo Bernabeu xagaagan. Heshiiska uu laacibka reer Belgium ugu biirayo camaaliqada reer Spain ayaa lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu ka dhigan yahay Goolkii uu xalay Madaxa ku dhaliyay Cristiano Ronaldo???

(Italy) 04 Maajo 2019. Inkastoo ay Juventus kol hore xaqiiqsatay horyaalka Serie A misane kulankii xalay waxay bar-baro waqti dambe ah ka heshay kooxda Torino oo dagaal xoogan ugu jirta afarta sare ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Markaan marayo Magaalada Madrid dadka Spanishku waxay igu yiraahdaan….”.-...

(Europe) 04 Maajo 2019. Cirstiano Ronaldo ayaa ka dhawaajiyay inuusan marna qarin karin amaba uusan ilaawi karin kiiskii Canshuur lunsiga ay ku soo oogeen xukuumada Spain balse wuxuu qiray inaysan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United oo shaaca ka qaaday Qiimaha ay isaga iibineyso Paul Pogba

(England) 04 Maajo 2019. Paul Pogba ayaa halka sare uga jira liiska kooxda Real Madrid iyadoo uu si wayn u doon doonayo macalinka ay isku dalka yihiin ee Zidane. Manchester United ayaa adduun dhan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo xaday Saddex Mitir (Metre) ka hor inta uusan Liverpool ka...

(Spain) 04 Maajo 2019. Lionel Messi ayaa kubbada u sikiyay dhanka goolka Liverpool ka hor inta uusan ka dhalin Free kick gii cajiibka ahaa ciyaartii ay 3-0 uga adkaadeen arbcadii la soo dhaafay....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo la diyaar ah labo laacib si ay Arsenal uga soo qaadato Alexandre...

(Europe) 04 Maajo 2019. Maamulka sare ee kooxda Barcelona ayaa weli baadi goob xoogan ugu jira sidii ay u heli lahaayeen weeraryahan ay ku lamaaniyaan Lionel Messi iyo Luis Sarez, dhaliyaha Atletico...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Muuqaal la helay oo aad u farxad galiyay taagerayaasha Liverpool...

(England) 05 Maajo 2019. Xiddiga hogaaminaya gool dhalinta Premier League ee Maxamed Saalax ayaa waxaa dhaawac ka soo gaaray madaxa ciyaartii xalay ay Liverpool dirqiga uga adkaatay naadiga Newcastle...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live