(World) 14 Nof 2017. Xiddigo magac wayn ku leh kubbada cagta ayaa seegi doona koobka adduunka ee 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka kaddib markii ay xulalkooda hareen.
Rugcadaaga xulka Talyaaniga Buffon ayaa xalay ilimada ceshan waayay kaddib markii uu xulkiisa haray, waxaa sidoo kale ay muragada horey u gaartay magacyo waa wayn sidan, Robben, Sanchez, Bale iyo kuwa kaloo badan.
Haddaba jariiradda Mirror ayaa koox iyo keydkeeda ka sameysay xiddigaha waa wayn ee seegaya dhacdada ugu wayn kubbada cagta.
Shaxda:
GOOLHAYE:
GK: Gianluigi Buffon (Italy/Juventus)
DAAFACA:
Leonardo Bonucci (Italy/AC Milan)
Virgil van Dijk (Holland/Southampton)
Antonio Valencia (Ecuador/Manchester United)
David Alaba (Austria/Bayern Munich)
QADKA DHEXE:
Naby Keita (Guinea/RB Leipzig)
Arturo Vidal (Chile/Bayern Munich)
Gareth Bale (Wales/Real Madrid)
Arjen Robben (Holland/Bayern Munich)![]()
WEERARKA:
Alexis Sanchez (Chile/Arsenal)
Pierre-Emerick Aubameyang (Gabon/Borussia Dortmund)
Keydka:
asper Cillessen (Holland/Barcelona)
Gary Medel (Chile/Besiktas)
Miralem Pjanic (Bosnia and Herzegovina/Juventus)
Marek Hamsik (Slovakia/Napoli)
Henrikh Mkhitaryan (Armenia/Manchester United)
Riyad Mahrez (Algeria/Leicester)
Edin Dzeko (Bosnia and Herzegovina/Roma)
Gool FM.