Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo mise Messi?: Cida Bisha soo socota ku guuleysan doonta Ballon d’Or oo...

(Europe) 13 Nof 2017.  ku guuleystaha Ballon d’Or ee 2017 ayaa la sii shaaciyay sida uu sheegayo Sawir la soo dhigay Baraha Bulshada. Sawirka ayaa soo jeedinaya in laacibka reer Argentian ee Lionel...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imise dal ayaa u soo baxay Koobka adduunka imise ayaana harsan???

(World) 13 Nof 2017. Koobka adduunka ee lagu qaban doono dalka Ruushka 2018 ayaa waxaa ka qeyb qaadan doona 32 dal. 31- Wadan ayaa ku imaan doona is reeb reebka halka xulka marti galinaya koobka sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan u mahad celinayaa Benzema waayo isagaa u sabab ah inaan ku biiro Man...

(Europe) 13 Nof 2017. Michael Owen ayaa shaaca ka qaaday inay Man United la soo saxiixatay oo kaliya markii ay ku guul darreysteen inay gacanta ku soo dhigaan Karim Benzema oo kolkaa ka tirsanaa Lyon....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo doonaya inuu ka tago Real Madrid

(Madrid) 14 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa doonaya inuu isaga tago Real Madrid sida ay sheegayaan warar laga helayo Chiringuito TV in Spain. Kabtanka xulka Portugul ayaa bilooyinkii dambe wajhayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koox iyo Keydkeeda oo laga sameeyay Xiddigaha waa wayn oo seegaya Koobka...

(World) 14 Nof 2017. Xiddigo magac wayn ku leh kubbada cagta ayaa seegi doona koobka adduunka ee 2018 lagu qaban doono dalka Ruushka kaddib markii ay xulalkooda hareen. Rugcadaaga xulka Talyaaniga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Didier Drogba oo ka fariisanaya Ciyaaraha

(Europe) 14 Nof 2017. Rugcadaagii Chelsea Didier Drogba ayaa shaaca ka qaaday qorshihiisa inuu isaga fariisanayo ciyaaraha. Kabtankii Ivory Coast ee iminka u ciyaara kooxda yar ee soo koreysa Phoenix...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo ku guuleystay Goal 50 2017 iyo Messi oo xitaa 3-aad soo...

(Europe) 14 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa markale ku guuleystay abaal marinta sanadlaha ah ay bixiso jariiradda Goal ee Goal 50 2017. 32 jirka ayaa soo ceshtay abaal marinta oo markii labaad oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Talyaanigu 15-sano ka hor ayuu ka haray Koobka Adduunka ee Hadda maaha.”.

(Italy) 14 Nof 2017. Daafaca la dhashay Fabio Cannavaro ee Paolo Cannavaro ayaa ka haristii xulka Talyaaniga ee Koobka Adduunka ee 2018 ku eedeeyay xiddiga ajaanibta ee la soo dhoobay horyaalka Seria...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Da’yarka Arsenal Iwobi oo Tuundheere uga riday Mascherano Goolna uga...

(World) 15 Nof 2017. Xulka Nigeria ayaa kulan saaxiibtinimo oo lala dhacay 4-2 uga adkaaday xulka wayn ee Argentina xilli xitaa labada gool looga hor maray. Iwobi ayaa wacdaro ku dhigay Murqwaynta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Miyuu Ronaldo ka tagayaa Real Madrid?…(Kabtan Ramos oo wax ka yiri)

(Madrid) 15 Nof 2017. Sergio Aguero ayaa wax laga waydiiyay mustaqbalka Cristian Ronaldo kaddib labadii gool uu u dhaliyay xulka Spain ciyaartii saaxiibtinimo ay 3-3 la galeen marti galiyayaasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lukaku oo noqday gool dhaliyaha ugu sarreeya Taariikhda xulka Belgium

(Belgium) 15 Nof 2017. Dhaliyaha Man United Romelu Lukaku ayaa noqday gool dhaliyaha ugu sarreeya xulka Belgium kaddib goolkii uu ka dhaliyay Japan ciyaartii saxiibtinimo ay shalay 1-0 uga adkaadeen....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Varane oo xalay soo laabtay ka hor kulanka Derby Madrid

(Europe) 15 Nof 2017. Raphael Varane ayaa xalay lagu soo bilaabay kulankii saaxiibtinimo uu Faransiiska 2-2 la galay Jarmalka taa oo xoojineysa fursadaha uu Zidane ugu yeeri karo daaficiisa dhexe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mareykanka oo wada qorshe Murugada lagu ilowsiinayo Talyaaniga iyo Xarfaantii...

(World)   15 Nof 2017. Warar dhawaan gal ah ayaa tibaaxaya in Mareykanka uu wado qorshe uu Talyaaniga iyo xarfaanta ka hartay koob Adduunka ugu sameynayo Koob lagu jabinayo dhacdada ugu wayn kubbada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo diyaar u ah inay Janaayo iibiso Willian si ay….

(London) 15 Nof 2017. Willian ayaa ku dhibtoonaya sidii uu boos joogta ah uga heli lahaa Conte kal ciyaareedkan iyadoo Hazard iyo Pedro ay afka hore ku lamaaninayaan Alvaro Morata. Wiilka reer Brazil...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaalka Aguero iminka waa OKEY kaddib markii uu Xalay SUUXAY

(Russia) 15 Nof 2017. Sergio Aguero ayaa loo ogolaaday inuu dib ugu soo laabto Ingiriiska kaddib markii ay dhakaatiirta ruushka sheegeen inuu xaalkiisa fiican yahay. Dhaliyaha Man City ayaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

4-tan Sababood Darteed ayuu Cristiano Ronaldo u doonayaa inuu uga tago Real...

(Madrid) 15 Nof 2017. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu doonayo inuu isaga tago kooxda Real Madrid. Kaddib guul daradii 3-1 ay Los Blancos Champions League kala kulantay Tottenham, xiddiga reer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Hadal uu tababaraha Sevilla u sheegay ciyaartoydiisa oo sababay inay soo...

(Spain) 22 Nof 2017. Tababaraha Sevilla Eduardo Berizzo ayaa u sheegay ciyaartoydiisa inuu qabo Kansar intii lagu guda jiray nasiinada qeybta hore ee ciyaarta ka hor inta aysan sameyn soo laabashadii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxbaan sheegayaa adinkuna wax kalaad qoreysaan.” Ronaldo oo furka ku tuuray...

(Europe) 22 Nof 2017. Kuddib guushii waynayd ay xalay Real Madrid ka gaartay APOEL tartanka Champions League, Cristiano Ronaldo oo dhaliyay labo ka mid ah 6-da gool ay ku adkaatay kooxdiisa aya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan ogeyn inay Goolal dhalin doonaan Benzema iyo Ronaldo.”.  Zidane

(Europe) 22 Nof 2017. Tababare Zidane ayaa sheegay inay ogaayeen inay imaan doonaan goolasha Benzema iyo Ronaldo kaddib min labadii gool ay xalay dhaliyeen ciyaartii ay nus darsinka goolasha uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo Taleefanka ku dhageystay mid ka mid ah Agaasimayaasha Barcelona

(Catalonia) 22 Nof 2017. Mustaqbalka Lionel Messi ee Barcelona ayaan weli caddeyn kaddib markii uu laacibka reer Argentina Taleefanka ku dhageystay mid ka mid ah agaasimayaasha kooxda. Qandaraaska uu...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live