Lionel Messi oo xalay si wayn looga Sacbo tumay Talyaaniga
(Turino) 23 Nof 2017. Mucjisada kubbada cagta ee Lionel Messi ayaa xalay si wayn looga sacbo tumay garoonka kooxda Juventus ee ciyaartii xalay ku idlaatay bar baraha goolal la’aanta ee Champions...
View ArticleNeymar oo xalay aad u carooday mar wax laga waydiiyay Real Madrid
(Paris) 23 Nof 2017. Neymar ayaa xalay aad u raaxeystay isla markaana labo gool dhaliyay kulankii Champions League ay 7-1 uga adkaadeen Celtic. Balse farxadaasi wax badan ma sii jirin oo waxaa ka...
View Article“Waa wax aad u adag in Keydka la dhigo Messi.”.
(Europe) 23 Nof 2017. Qofkasta ayay la yaab ku noqotay in keydka la dhigo Lionel Messi ciyaartii xalay ay Barca bar- baraha 0-0 Talyaaniga kula soo gashay Juventus tartanka Champions League. Tababare...
View ArticleRonaldo oo aaminsan inuu Messi ka maseeray isla markaana qaaday talaabadiisa...
(Europe) 23 Nof 2017. Lionel Messi ayaa la nasiyay kulankii xalay ay Barcelona bar baraha 0-0 la gashay Juventus Champions League laakiin Ronaldo wuxuu aaminsan yahay in isaga lagaga dayanayo...
View ArticleCarvajal oo Baaritaano lagu hayo…(Laacibka oo seegi kara wareega 16-ka...
(Europe) 23 Nof 2017. UEFA ayaa baaritaano ku heysa daafaca muhiimka u ah Real Madrid ee Dani Carvajal kaddib markii uu si kas cad ah u qaatay Jaale ciyaartii dhaweyd ay Real Madrid lixda gool uga...
View ArticleSAFAFKA ay habeen dambe la soo shir tagi karaan Liverpool vs Chelsea
(England) 24 Nof 2017. Liverpool ayaa habeen dambe Afield ku marti galin doonta kooxda Chelse kulan ka tirsan horyaalka Premier League. Kulanka ayaa noqon doona mid xiiso leh madaama ay Blues leedahay...
View ArticleSAWIRRO: Xiddigaha Real Madrid oo Baabuur qaali ah laga safay….(Kee ugu shidan?)
(Madrid) 24 Nof 2017. Xiddigaha Real Madrid ayaa la guddoonsiiyay baabuurta qaaliga ah ee shirkadda Audi. Camaaliqada Spain ayaa xayaysiin u sameysa shirkada baabuurta ee laga leeyahay Jarmalka,...
View Article“Aniga xitaa waan ka tagi lahaa Chelsea haddii la igu sameeyo wixii lagu...
(London) 24 Nof 2017. Eden Hazard ayaa aaminsan in Mohamed Salah uu ku saxnaa inuu ka tago Chelsea wuxuuna qiray in sidoo kale uu ka tagi lahaa kooxda haddii uu isagu joogi lahaa booska wiilka reer...
View ArticleMagaalada Muqdisho oo Caawa marti galineysa kulan Ciyaareed Xiiso leh
(Muqdisho) 24 Nof 2017. Kulan xiiso badan ayaa caawa ka dhici doona garoonka Banadir Stadium kaa uu u dhaxeeya Kooxda ka socota magaalada Melbourne ee dalka Australia iyo Xidigaha matalaya Gobolka...
View Article“War Saaxiibkiin u sheega Cuntada ha iska Yareeyo.”. – Higuain oo si xun...
(Europe) 24 Nof 2017. Xididagaha reer Argentina ee Lionel Messi Paulo Dybala iyo Gonzalo Higuain ayaa helay fursad ay ku wada sheekeysteen isla markaana ku galaan sawir wadareed kaddib ciyaartii ka...
View ArticleArsene Wenger oo doortay Tababarihii ka badeli lahaa xilka Arsenal
(London) 24 Nof 2017. Arsene Wenger ayaa waxaa heshiiskiisa Arsenal uga harsan xilli ciyaareedkan iyo kan soo socda. Maamulka Gunner ayaa imtixaan adag u mari doona sidii ay ku heli lahaayeen cidda u...
View ArticleHazard oo Shaaca ka qaaday Laacibka uu maaliyada ka badelan doono kulanka...
(England) 24 Nof 2017. Eden Hazard ayaa af cad ku sheegay laacibka uu habeen dambe Maaliyada ka badelan doono kulanka Liverpool vs Chelsea ee Premier League. Xiddiga reer Belgium ayaa saaxiib dhow la...
View ArticleSergio Ramos oo Maasgarahan ku ciyaari doona kulanka Berito
(Madrid) 24 Nof 2017. Sergio Ramos ayaa soo bandhigay Maasgaraha uu ku ciyaari doono kulanka ay Real Madrid berito la yeelan doonto kooxda Malaga horyaalka La Liga. Kabtanka ayaa sanka ka jabay...
View ArticleSuarez oo Kobta Dahabka Guddoonsiiyay Lionel Messi…(SAWIRRO+MUUQAAL)
(Spain) 24 Nof 2017. Lionel Messi ayaa la guddoonsiiyay abaal marinta Kobaha dahabka ee gool dhaliyaha ugu sarreeya horyaalka La Liga kaddib 37-gool uu ka dhaliyay La Liga kal ciyaareedkii tagay. Abaal...
View ArticleSidee u muuqan lahaayeen RAGGA ugu caansan kubbada cagta Haddii ay DUMAR...
(World) 24 Nof 2017. Oh my Goal ayaa sameysay Muuqaal shaac baxay oo Maad Leh. Waxay soo ururisay sawirada xiddigaha ugu caansan kubbada cagta isla markaana ka dhigtay Dumar. Haddaba EEG sida ay u...
View ArticleBale iyo Ramos oo ka maqan kulanka maanta ee Real Madrid
(Madrid) 25 Nof 2017. Goolhaye Keylor Navas iyo qadka dhexe Mateo Kovacic ayaa dib ugu soo laabtay shaxda Real Madrid ee kulanka maanta ku wajahayaan Malaga, laakiin waxaa maqan kabtan Sergio Ramos...
View Article“War waxaas ha ila imaan anigu Caruur Maahiyee.”. Abidal oo iska waabiyay Pep...
(Europe) 25 Nof 2017. Dood kulul ayaa dhex martay hadda ka hor daaficii Barcelona Eric Abidal iyo Tababare Pep Guardiola oo ku aadan luqada looga hadlayo kooxda. Daaficii hore ee naadiga Lyon ayaa...
View ArticleLionel Messi oo sheegay labada naadi ee sanadkan ugu cad cad Champions League
(Europe) 25 Nof 2017. Xiddiga kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa Man City iyo PSG u arka labada kooxood ee ugu adag Yurub waqti xaadirkaan isla markaana ugu cad cad inay ku guuleystaan tartanka...
View ArticleCesc Fabregas oo laga yaabo in la nasiyo kulanka caawa ee Liverpool vs Chelsea
(England) 25 Nof 2017. Tababare Antonio Conte ayaa qishay in laga yaabo in ka nasiyo Fabregas kulanka ay caawa ku wajahayaan Liverpool. Laacibka reer Spain ayaa lagu soo bilaabay 16 ka mid ah 19 kulan...
View ArticleCarrick oo taageerayaasha u caddeeyay sababta dhabta ah uu garoomada uga...
(Manchester) 25 Nof 2017. Rugcadaaga Man United Michael Carrick ayaan cag soo dhigin garoomada muddo labo bilood ah balse laacibka ayaa iminka shaaca ka qaaday sababta rasmiga ah uu ku maqnaa. Xiddiga...
View Article