Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Sergio Ramos oo Maasgarahan ku ciyaari doona kulanka Berito

$
0
0

raa

(Madrid) 24 Nof 2017. Sergio Ramos ayaa soo bandhigay Maasgaraha uu ku ciyaari doono kulanka ay Real Madrid berito la yeelan doonto kooxda Malaga horyaalka La Liga.

Kabtanka ayaa sanka ka jabay ciyaartii Derb Madrid ay bar baraha goolal la’aanta ay la dhaafi waayeen Atletico Madrid.

Ramos ayaa lagu qasbay inuu garoonka ka boxo Kaambiyada ciyaarta mana uu ciyaarin kulankii dhawaa ee Champions League ay Los Blancos lixda gool ku xaaqday APOEL balse waa u diyaar kulanka Malaga.

Daafaca reer Spain ayaa baraha bulshada soo dhigay Sawir uu xiran yahay Maasgaro isagoona soo raaciyay qoraal u dhacaya:

“Si adag u shaqee si wayna u riyoo.”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles