(Madrid) 18 Luuliyo 2018. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Waddanka Spain ayaa maanta soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Álvaro Odriozola, kaasoo kala kala soo wareegeen Real Sociedad.
Difaacan ay kala soo baxday 35 milyan oo gini ayey kooxda ku guuleystay Champions League ee Real Madrid waxa ay ku soo bandhigtay garoonkeeda Bernabeu oo ay taageerayaal dhowr ahni soo xaadireen.
Xiddigan reer Spain ayaa la soo bandhigay kaddib markii uu tijaabada caafimaad ku maray Sanitas La Moraleja University Hospital.
Álvaro Odriozola ayaa noqonaya saxiixii saddexaad oo ay xagaagan sameyso kooxda Real Madrid kaddib Andriy Lunin iyo Vinicius Junior, waxaana uu kooxdiisa cusub ee Los Blancos uu u xiran doonaa maaliyadda lambarka 19-aad.
VIDEO:
#WelcomeOdriozola pic.twitter.com/4oEfOyfwjR
— Real Madrid C.F. (@realmadrid) July 18, 2018
@alvaroodriozola
#RMFans#WelcomeOdriozola pic.twitter.com/dCn16ee55f
— Real Madrid C.F.
(@realmadriden) July 18, 2018
1⃣9⃣ @alvaroodriozola, our new No.19! #WelcomeOdriozola pic.twitter.com/jHAQyjiheC
— Real Madrid C.F.
(@realmadriden) July 18, 2018
SAWIRRO:
Gool FM.