Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Tababaraha Xulka Croatia oo SAWIRKA Pogba soo dhigay Baraha Bulshada isagoona soo raaciyay……!!!!!

$
0
0

(Europe) 19 Luulyo 2018. Tababaraha xulka Croatia ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay Sawir ay iskula jiraan xiddiga reer France ee Paul Pogba isagoona soo raaciyay hadal wayn.

Zlatko Dalić ayaa markii ugu horreysay xulka Croatia soo taagay Final ka Koobka Adduunka inkastoo ay Faransiiska uga qaadeen 4-2.

Xiddigah Manchester United Paul Pogba ayaa ixtiraam wayn u muujiyay Zlatko Dalić ‏isagoo inta foorarsaday gacanta saartay gacantiisa taa oo aad u soo jeedatay macallinka xulka Croatia.

Bartiisa Twitter ka ayuu Zlatko Dalić ‏isna soo dhigay Sawirka uu la galay Pogba isagoona soo raaciyay Qoraalkan:

“Ciyaaryahan Wayn! Insaan aad u ixtiraam badan! Paul Pogba.”.

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles