Xulka qaranka Faransiiska ee ku guuleystay Koobka Adduunka 2018 oo loo...
(Paris) 17 Luulyo 2018. Xulka qaranka Waddanka Faransiiska ee ku guuleystay Koobka Adduunka 2018 ayaa loo sameeyey maamuusay weyn, waxaana loo weyneeyey si aan horay loo arag. Xulka Les Bleus lagu...
View ArticleMessi oo si shaqsi ahaaneed Barcelona uga DALBADAY in Kooxda la keeno...
(Europe) 17 Luulyo 2018. Warar laga helayo dalka Spain ayaa tibaaxaya in Lionel Messi uu si shaqsi ahaaneed Maamulka Barcelona uga dalbaday in kooxda lagu soo biiriyo xiddiga qadka dhexe ee Manchester...
View ArticleDADAALAA WUU GAARAA: Wuxuu ku soo koray FAKHRI, Cago cadaan ayuu ciyaari...
(English) 17 Luulyo 2018. Liverpool ayaa dadaal dheer muujisay sidii ay u heli lahayd Naby Keita kaa oo ay ugu dambeyn xagaagan kula soo wareegtay 52.75 milyan oo bound. Waxaa loo xiray lambarka...
View ArticleAlexis Sanchez oo kaligiis looga tagay xerada Tababarka Manchester United...
(Manchester) 18 Luulyo 2018. Alexis Sanchez ayaa kaligii looga tagay xerada Tababarka Manchester United ee Carrington kaddib markii loo diiday inuu galo dalka Mareykanka. Jose Mourinho iyo xarfaantiisa...
View ArticleKante + Jorginho = Khasaaro
(England) 18 Luulyo 2018. Chelsea ayaa sameysay saxiixeedii ugu horreeyay ee Xagaaga kaddib markii ay adduun dhan 57 milyan ay Napoli kala soo saxiixatay xiddigii ay kadaba dhimaneysa Manchester City...
View ArticleMuslimiinta Caalamka oo aad uga Carooday Maxamed Saalax kaddib SAWIRKAN uu la...
(Maldivi) 18 Luulyo 2018. SAWIR dhawaan lagu shaaciyay Baraha Bulshada ayaa aad uga careysiiyay Muslimiinta ku nool Daafaha Caalamka ee taageerta xiddiga Liverpool ee Maxamed Saalax. Wiilka reer Masar...
View ArticleSAWIRRO: Kooxda Real Madrid oo maanta soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee...
(Madrid) 18 Luuliyo 2018. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Waddanka Spain ayaa maanta soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Álvaro Odriozola, kaasoo kala kala soo wareegeen Real Sociedad. Difaacan ay...
View ArticleTababaraha Xulka Croatia oo SAWIRKA Pogba soo dhigay Baraha Bulshada isagoona...
(Europe) 19 Luulyo 2018. Tababaraha xulka Croatia ayaa bartiisa Twitterka soo dhigay Sawir ay iskula jiraan xiddiga reer France ee Paul Pogba isagoona soo raaciyay hadal wayn. Zlatko Dalić ayaa markii...
View ArticleJeeb Waynayaasha Isbooriga Adduunka ee 2018 oo la soo saaray….(Messi oo...
(World) 19 Luulyo 2018. Forbes ayaa soo saartay Liiskeeda sanadlaha ee Ciyaartoyda heerarka kala Duwan ee Sport-ga ee ugu Dakhliga badan sanadka 2018. Ronaldo oo koowaad ku jiray sanadkii hore ayaa loo...
View ArticleSAWIRRO: Tottenham oo soo bandhigtay maaliyadda ay minin iyo marti ku ciyaari...
(London) 19 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Tottenham Hotspur ee ka dheesha horyaalka Premier League ayaa soo bandhigtay labiska ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub. Spurs waxa ay shaacisay...
View ArticleSAWIRRO: Bayern Munich oo soo bandhigtay maaliyaddeeda martida (Away) ee ay...
(Munich) 19 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Bayern Munich ee ka dhisan Waddanka Jarmalka ayaa soo bandhigtay maanta maaliyadeeda martida ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub. Bayern waxa...
View ArticleWar haddaan Berigii kaaga soo tagay Badda xitaa ma idaba taagan...
(Europe) 19 Luulyo 2018. Maxamed Saalax ayaa waqti qurux badan ku qaadanaya xeebaha kaddib fasax dheeri ah uu ka helay kooxda Liverpool. Xiddiga reer Masar ayaa xalli ciyaareed Cajiib ah la qaatay...
View ArticleJesse Lingard oo abaal-marin uu ka helay Koobka Adduunka 2018 ku garaacay...
(Manchester) 19 Luulyo 2018. Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Jesse Lingard ayaa abaal-marin uu ka helay Koobka Adduunka 2018 oo lagu soo gabagabeeyey dalka Ruushka ku garaacay xiddigaha kala...
View ArticleForbes oo soo saartay kooxaha ugu dakhliga badan adduunka 2018… (Yaa sarreeya...
(World) 19 Luulyo 2018. Forbes ayaa soo saartay Liiskeeda sanadlaha kooxaha heerarka kala duwan ee isboortiga ee ugu dakhliga badan sanadkan 2018. Dallas Cowboys ayaa noqotay kooxda ugu dakhliga badan...
View ArticleWARBIXIN: Afar arrimood oo xilli ciyaareedka cusub ka dhigi kara midkii...
(Liverpool) 19 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guulo waa weyn soo hooyin ama ku guuleysan koobab waa weyn, mana dhowa markii ugu dambeysay oo ay ku guuleysato horyaalka Ingiriiska....
View ArticleElman oo la soo wareegtay 3-Laacib oo uu ka mid yahay Xiddig u soo ciyaaray...
(Muqdisho) 19 Luulyo 2018. Naadiga Elman ayaa soo xero galisay saddex Laacib oo uu ka mid yahay Xiddig soo matalay xulka Qaranka 20 jirada Kenya. Laacibkii hore ee Qaranka Kenya Cabdi Qaalid Colmog...
View ArticleRASMI: Kooxda Manchester United oo xaqiijisay in Alexis Sanchez uu kula...
(Manchester) 19 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa xaqiijisay in xiddigeeda Alexis Sanchez uu kula biiri doono safarka xiddigaha kooxdu ay ku joogaan dalka Mareykanka, kaddib...
View ArticleKooxda Man United oo barbaro ku bilaabatay safar ciyaareedkeeda Mareykanka… +...
(Arizona) 20 Luulyo 2018. Koooxda Manchester United ayaa barbaro ku bilaabtay kulankeedii ugu horreeyey ciyaaraha saaxiibtinnimo ee isdiyaarinta xilli ciyaareedka cusub oo ay ku qaadanayso dalka...
View ArticleWaa kuwee kooxaha ay xiddigahoodu goolasha ugu badan ka dhaliyeen Koobka...
(Moscow) 20 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ayaa lagu soo afmeeray Waddanka Ruushka, waxaana ku guuleystay xulka qaranka Faransiiska kaddib markii uu 4-2 uga adkaaday Croatia kulankii Final-ka ee...
View ArticleChelsea iyo Real Madrid oo ka heshiiyey saxiixa Eden Hazard… (Blues oo...
(Madrid) 20 Luulyo 2018. Sida wararku ay sheegayaan kooxaha Chelsea iyo Real Madrid ayaa ka heshiiyey iibka ciyaaryahan Eden Hazard. Blues ayaa la warinayaa inay aqbashay dalab 170 milyan oo gini ah oo...
View Article