Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

RASMI: West Ham oo la wareegtay xiddigii laga daba ordayay ee Felipe Anderson

(England) 15 Luulyo 2018. West Ham ayaa lacago rikoodh ka noqday kooxda kula soo wareegtay laacibka qadka dhexe ee Lazio Felipe Anderson 45 milyan oo bound. Wiilka reer Brazil ayaa u saxiixay naadiga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wayne Rooney oo guul ku furtay kulankiisii ugu horreeyay ee horyaalka MLS-ka...

(Washington) 15 Luulyo 2018. Weeraryahan Wayne Rooney ayaa saftay kulankiisii ugu horreeyey ee horyaalka MLS-ka Mareykanka waxaana uu ku furtay guul. Kooxdiisa cusub ee DC United ayaa 3-1 uga adkaaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda Sagan Tosu oo soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Fernando...

(Tosu) 15 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Sagan Tosu ee Waddanka Japan ayaa soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Fernando Torres. Fernando Torres ayaa maanta oo Axad ah Saxaafadda loogu soo bandhigay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulka England oo ka soo duulay dalka Ruushka, kaddib markii uu kaalinta...

(Saint Petersburg) 15 Luulyo 2018. Xulka qaranka England ayaa ka soo duulay dalka Ruushka oo sanadkan marti gelinaya Koobka Adduunka 2018, kaddib markii uu kaalinta afaraad ka soo galay tartanka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koobka Adduunka oo la keenay garoonka Luzhniki ka hor kulanka Final-ka…...

(Russia) 16 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ee dahabka ka sameysay ayaa la keenay garoonka Luzhniki ka hor kulanka Final-ka oo daqiiqado yar kaddib bilaaban doona kaasoo dhex mari doona xulalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Calanka uu Xalay sitay Griezmann ma ahan kii Dalka Faransiiska…(Maxay tahay...

(Russia) 16 Luulyo 2018. Xulka Faransiiska ayaa xalay si raaxo leh ku qaaday Koobka Adduunka kaddib markii ay 4-2 uga taqaluseen xulka Croatia. Antoine Griezmann wuxuu ka mid ahaa xiddigaha ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan ku soo laabanayaa Garoomada haddii uu Mbappe sii wado inuu….!!!.”.-...

(Europe) 16 Luulyo 2018. Kylian Mbappe ayaa xalay ka mid ahaa xiddigihii xulka Faransiiska u gacan galiyay Koobka Adduunka kaddib markii ay 4-2 uga adkaadeen Croatia waxaana loo Magacaabay da’yarkii...

View Article

Kante XISHOOD badanaa wuxuu xitaa Xalay awoodi waayay inuu….(DAAWO)

(Russia) 16 Luulyo 2018. Xalay ma ahayn habeenkii Kante oo waxaa la badelay bilowga qeybta labaad ee ciyaarta balse shaki kuma jiro in Faransiiska uusan soo gaari lahayn Final ka haddii uu ka maqnaan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mid ka mid ah Sawirradii ugu cajiibsanaa ee laga qabtay Koobka Adduunka...

(Moscow) 16 Luulyo 2018. Xulka qaranka Faransiiska ayaa xalay markiisii labaad ku guuleystay Koobka Adduunka, kaddib markii uu dhiggiisa Croatia uga adkaaday 4-2. Waxaa jira sawirro badan oo cajiib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sida loogu kala guuleystay Kabta Dahabka ah ee gooldhalinta Koobka Adduunka...

(Moscow) 16 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ayaa xalay lagu soo gabagabeeyey Waddanka Ruushka, waxaana Final-kii tartankan isku qabtay xulalka France iyo Croatia. Xulka France ayaa ku guuleystay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanta oo kale maxaa ka dhacay Kubadda cagta… (Waxaan ku soo qaadanaynaa...

(World) 16 Luulyo 2018. Kubadda cagta Adduunka maalin walba wax ayey ku asteysan tahay maantana waxaa soo qaadanaynaa waxyaabihii ka dhacay maanta oo kale kubadda cagta. Waxaa maanta miiska inoo saaran...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Kumanaan Taageerayaal ah oo isugu soo baxay Magaalada Zagreb si ay u...

(Zagreb) 16 Luulyo 2018. Kumanaan Taageerayaal ah ayaa isugu soo baxay Magaalada Zagreb ee Waddanka Croatia si ay u soo dhaweeyaan xiddigaha xulkooda oo gaaray Final-ka Koobka Adduunka 2018. Xulka...

View Article

Pogba oo Cashar u dhigay Madaxwaynaha Faransiiska….!!!(Arag wixii xalay dhex...

(Russia) 16 Luulyo 2018. Xulka Faransiiska ayaa xalay si dhib yar ku qaaday Koobka Adduunka kaddib markii ay 4-2 ku mareen xulka Croatia. Madaxwaynaha Dalka Faransiiska Macron ayaa xaadir ahaa oo si...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kabtanka Roma De Rossi oo hadal lama FILAAN ah ka yiri kooxda ay Cadowga isku...

(Italy) 17 Luulyo 2018. Juventus ayaa shalay si rasmi ah u soo bandhigtay Cristiano Ronaldo kaddib markii ay kula soo wareegtay 88 milyan oo bound iyadoona u xirtay Lambarka uu ku caan baxay ee CR7....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rooney oo iminka ku sugan dalka MAREYKANKA ayaa la waydiiyay kan fiican...

(America) 17 Luulyo 2018. Wayne Rooney ayaa kulankiisii ugu horreeyay u saftay kooxdiis cusub ee DC United kaddib markii uu ka soo tagay Everton. Laacibka ugu goolasha badan taariikhda Manchester...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Manchester United oo soo bandhigtay Maaliyaddeeda koowaad ee ay ku...

(Manchester) 17 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay maaliyadeeda koowaad oo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2018-19. Maaliyaddan ay Man...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Sidee ahayd is Barashadii ugu horreysay ee Ronaldo iyo Saaxiibadiisa...

(Turin) 17 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa la wareegtay kabtanka xulka qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo, kaasoo ka soo tagay naadiga Real Madrid kaddib 9 sanadood oo uu la joogay....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Barcelona oo ku dhawaaqday dakhliga u soo xarooday 2017-18… (Miyey...

(Barcelona) 17 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa ku dhawaaqday natiijada takhliga rikoorka kooxda ah ee u soo xarooday naadiga xilli ciyaareedkii 2017-18. Kooxda ku guuleystay horyaalka...

View Article

Madaxweynaha Faransiiska oo xafiiskiisa ku qaabilaya xulkiisa qaranka ee ku...

(Paris) 17 Luulyo 2018. Xafiiska Madaxweynaha Waddanka Faransiiska ee Emmanuel Macron ayaa ku dhawaaqay in dhammaan xulka France ee ku soo guuleystay Koobka Adduunka 2018 lugu qaabilayo xafiiska...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo hoggaaminaya SHANTII saxiix ee ugu weynaa oo dhacay...

(Turin) 17 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ayaa todobaadkan lagu soo gabagabeeyey Waddanka Ruushka, waxaana ku guuleystay xulka qaranka France. Intii lagu guda jiray dhacdada ugu weyn kubadda cagta...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live