Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo u diiday xiddigaha ajaanibta in ay...

(Muqdisho) 12 Luulyo 2018. Qoraal ka soo baxay xiriirka kubadda cagta Soomaaliya ayaa tartan muhiim ah loogu joojiyay xiddigaha ajaanibta ee ka ciyaara dalkeena. Dhamaadka toddobaadka ina soo aadan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN CAJIIB AH: Real Madrid, Ronaldo iyo Juventus dhammaan way wada...

(Europe) 12 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa Sagaal sano uu ku sugnaa Bernbue kaddib ugu dambeyn u dhaqaaqay kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga. Juan Ignacio Garcia-Ochoa ee wax ku qora jariiradda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juan Cuadrado oo Cristiano Ronaldo siiyey lambarka 7-aad ee uu u xiran jiray...

(Turin) 12 Luulyo 2018. Ciyaaryahanka kooxda kubadda cagta Juventus ee Juan Cuadrado ayaa ogolaaday inuu lambarkii 7-aad oo uu kooxdaas u wadan jiray siiyo saxiixa cusub ee naadiga reer Talyaani...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxda Man United oo horumar ka sameysay wadahadalladii ay ku doonaysay mid...

(Manchester) 12 Luulyo 2018. Sida wararku ay sheegayaan Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa la soo warinayaa inay horumar ka sameysay wadahadalladii ay kula jirtay naadiga Real Madrid si ay uga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wakiilka Cristiano Ronaldo oo xaqiijiyey kooxda uu xiddigan kubadda cagta...

(Madrid) 12 Luulyo 2018. Wakiilka Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahanka uu wakiilka u yahay uu kubadda cagta ka fariisan doono kaddib marka uu waqtigiisa ugu dambeeya ku qaato...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo dalabkii labaad oo qaali ah ka gudbisay xiddiga kooxda Chelsea...

(Barcelona) 12 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay dalabkii labaad oo qaali ah, kaasoo ku kacaya 60 milyan oo gini ka gudbisay Weeraryahanka naadiga Chelsea ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Markaan joojiyo Ciyaaraha inta Maqaayad Fariisto ayaan…”. Marcelo oo Fariin...

(Europe) 12 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la xaqiijiyay inuu xagaaga soo socda xiran doono maaliyada kooxda Juventus kaddib markii lagula wareegay adduun dhan 112 milyan oo euro. Goor dhow ayaa...

View Article

WAR CUSUB: Marcelo oo Cristiano Ronaldo kula biiri kara kooxda Juventus!!

(Turin) 12 Luulyo 2018. Sida wararku ay sheegayaan Marcelo ayaa saaxiibkiis Cristiano Ronaldo kula biiri kara naadiga Juventus ee Waddanka Talyaaniga. Ronaldo ayaa horraantii todobaadkan si rasmi ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

YAABKA ADDUUNKA: Lamaane 14-sano is qabay oo Messi iyo Ronaldo dartood isku...

(Europe) 12 Luulyo 2018. Waa mid ka mid ah dhacdooyinka ugu yaabka badan kubbada cagta adduunka. Lamaane muddo is qabay ayaa Messi iyo Ronaldo dartood u kala tagay. Nin u dhashay dalka Ruushka ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xiddiga Kooxda Chelsea Eden Hazard oo heshiis la gaaray koox weyn oo ka...

(London) 13 Luulyo 2018. Weeraryahanka kooxda kubadda cagta Chelsea ee Eden Hazard ayaa la soo warinayaa inuu heshiis la gaaray naadiga Barcelona ee dalka Spain. 27-sano jirkaan ayaa heshiiskiisa uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WARBIXIN: Macallin Unai Emery oo shan Kabtan u magacaabaya Kooxda Arsenal

(London) 13 Luulyo 2018. Macallinka cusub ee kooxda Arsenal Unai Emery ayaa shaaca ka qaaday inuu qorshaynayo inuu shan kabtan u magacaabo shaqadiisa xilli ciyaareedkan 2018-19. Kabtankii hore ee...

View Article

DEG DEG: Kooxda Juventus oo shaacisay xilliga rasmiga ah oo ay soo...

(Turin) 13 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Juventus ee Waddanka Talyaaniga ayaa xaqiijisay xilliga rasmiga ah oo ay saxaafadda u soo bandhigi doonto saxiixeeda cusub ee Cristiano Ronaldo. Juventus...

View Article

Xilliga la sameynayo isku aadka Horyaalka Talyaaniga oo la shaaciyey… (Waa...

(Rome) 13 Luulyo 2018. Waxaa la shaaciyay xilliga la sameyn doono isku aadka Horyaalka Serie A-da Talyaaniga ee xilli ciyaareedka 2018-19, waxaana loo gartay in lagu dhawaaqo oo la sameeyo maalinta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Kooxda Liverpool oo dhammaystirtay saxiixa Xherdan Shaqiri… (Lambarkee...

(Liverpool) 13 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa dhammaystirtay saxiixa Xherdan Shaqiri kaasoo ay kala soo wareegeen Stoke City, waxaana uu u saxiixay heshiis waqti dheer ah. Reds ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma Maqashay Nasiib Xumada qabsatay Weeraryahanka Croatia?…(48-saacadood...

(Russia) 14 Luulyo 2018. Xulka Croatia ayaa markii ugu horreysay Taariikhda isa soo taagay Final ka Koobka Adduunka iyagoo 48 saacadood kaddib la ciyaari doona Faransiiska, balse waxay Nasiib xumo tii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa Sigaaryo Cab soo ahaan jiray Fuundi iyo….(Wax ka baro Tababaraha Cusub ee...

(London) 14 Luulyo 2018. Chelsea ayaa shalay shaqada ka ceyrisay Antonio Conte iyadoona iminka si rasmi ah ugu dhawaaqday in Maurizio Sarri uu yahay tababarahooda Cusub. Macallinkii Napoli ayaa Blues...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo Kansalay Fasaxa uu Siin lahaa Cayaariyahanda ka Qeyb Gashay...

( Manchester ) 15 Luulyo 2018. Macalinka Manchester united Jose Mourinho ayaa fasax dheeraad ah siin doonin xiddigaha ka qeyb gashay koobka adduunka. Todoba cayaariyahan oo kamida kooxda united ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luka Modric oo Caawa Fiidkii Gacantiisa kor ugu qaadi kara Koobka Adduunka,...

(Russia) 15 Luulyo 2018. Luka Modric ayaa Maanta Koobka Adduunka u gacan galin kara xulkiisa Croatia haddii ay ka adkaadaan Faransiiska waxaana suuro gal ah in sanadkan la guddoonsiiyo abaal marinta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bartilmaameedka Arsenal ee Andre Gomes oo Laga reebay Safka Barcelona ee...

( Catalan ) 15 Luulyo 2018. Arsenal ayaa qaab sahlan kula wareegi karta laacibka Andre Gomes kadib markii laga reebay safarka kulamada fasaxa kooxda Bracelona sida ay wararku sheegayaan. Xiddigaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwanaha Faransiiska oo si Shaqsi ahaaneed u Casuumay labo Laacib oo ka...

(Russia) 15 Luulyo 2018. Xulka Faransiiska ayaa caawa fiidkii Finalka Koobka Adduunka la ciyaari doona xulka Croatia. Madaxwanaha France Emmanuel Macron ayaa Casuumaad gaar ah u fidiyay labo ka mid ah...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live