(Manchester) 17 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay maaliyadeeda koowaad oo ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka cusub ee 2018-19.
Maaliyaddan ay Man United ku dheeli doonto kulamada martida loo yahay ee ay ku ciyaareyso garoonkeeda xilli ciyaareedka cusub ayaa waxaa farsameysay shirkadda qalabka ciyaaraha ee Adidas.
Xiddigaha maaliyadda cusub ee Man United soo bandhigay waxaa ka mid ahaa Pogba, Lukaku, Mata, Matic, Lingrad, goolhaye De Gea iyo kuwo kale.
SAWIRRO:
Gool FM.