(Russia) 16 Luulyo 2018. Koobka Adduunka 2018 ee dahabka ka sameysay ayaa la keenay garoonka Luzhniki ka hor kulanka Final-ka oo daqiiqado yar kaddib bilaaban doona kaasoo dhex mari doona xulalka France iyo Croatia.
Garoonka marti galinaya Final-ka koobka adduunka ee Luzhniki oo si qurux badan loo diyaariyay ka hor ciyaarta ayaa la soo gaarsiiyey Koobka Adduunka 2018.
Koobka Adduunka oo si aad ah loo ilaalinayo maadaama uu Koobkan ka sameysan yahay dahab qaali ah ayaa la soo dhigay garoonka ciyaarta marti gelinaya ee Luzhniki.
SAWIRRO:
The Trophy has arrived at Moscow’s Luzhniki Stadium… #WorldCupFinal pic.twitter.com/2ubabJaBFy
— FIFA World Cup (@FIFAWorldCup) July 15, 2018
Gool FM.