(Catalonia) 06 Maajo 2016. Daafaca reer Brazil ee kooxda Barcelona ayaa maanta ahaa dhibane kaddib markii ay xiddigaha kooxdiisa ugu qubeeyeen bur iyo ukun.
Sheekadu ma ahan dagaal ee waa dabaal deg oo waxay maanta ku beegan tahay dhalashda Alves oo 33-jirsaday, waana dhaqanka kooxda cusub ee Barca.
Bishii October ayaa waxaa sidan oo kale lagu sameeyay daafaca reer Brazil ee Adriano oo Alves ayaana qeyb ka ahaa dadka burka iyo ukunta ugu qubeeyay isna maanta ayuu shabaqa ku soo dhacay.
SAWIRRO:
Gool FM.