Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“War odayga maxaa sidaan loo yeelay,”. Xiddigaha Barcelona oo bur iyo ukun...

(Catalonia) 06 Maajo 2016. Daafaca reer Brazil ee kooxda Barcelona ayaa maanta ahaa dhibane kaddib markii ay xiddigaha kooxdiisa ugu qubeeyeen bur iyo ukun. Sheekadu ma ahan dagaal ee waa dabaal deg oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho sheekadan kama aqbali doono Man United haddii uu xilka u qabto

(Manchester) 06 Maajo 2016. Tababarihii hore ee Chelsea Jose Mourinho ayaa aad u doonayo inuu qabto xilka Man United xilli ciyaareedka soo socda laakiin waxaa adkaan doonta inuu aqbalo sheekada ay ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldinho oo dib ugu soo laabanaya garoomada….(Goorma?)

(Brazil) 06 Maajo 2016. Goormaa kugu dambeysay macallinka goysmada, laacibkii hore ee xulka qaranka Brazil malaha ma dhawa, Ronaldinho ayaa goor dhow dib ugu soo laabanaya garoomada. Laacibkii hore ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanta oo kale 4-sano ka hor Chelsea ayaa ku guuleysatay Champions...

(London) 19 Maajo 2016. Waxaa la is waydiiyay su’aasha ah aaway xiddigihii Chelsea u gacan galiyay koobkii ugu horreeyay taariikhdeeda ee Champions League oo ay ku guuleysatay maanta oo kale afar sano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Tababarihii hore ee Liverpool Brendan Rodgers oo helay shaqo cusub

(Glasgow) 20 Maajo 2016. Tababarihii hore ee naadiga Liverpool Brendan Rodgers ayaa ugu dambeyn helay shaqo cusub. 43-jirka ayaa shaqo la’aan ahaa tan iyo markii laga eryay Liverpool bishii October...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AQRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee maanta laga qoray suuqa kala iibsiga...

(Europe) 21 Maajo 2016. Aqriste waxaan halkan kugu heynaa oo aan kugu soo ururinay wararkii ugu dambeeyay ee maanta laga qoray suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Ka aqri halka hoose:  Arsenal ayaa u soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mugdi wayn oo soo galay mustaqbalka Memphis Depay ee kooxa Man United kaddib...

(Manchester) 21 Maajo 2016. Waxaa shaki wayn soo galay mustaqbalka Depay ee kooxda Man United kaddib markii laga saaray shaxda kooxdiisa ee finalka FA Cup ay maanta ku wajihi doonaan Crystal Palace....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma aragtay sida laga dhigay BASKII Man United oo ay bur-buriyeen...

(Manchester) 21 Maajo 2016. Man United ayaa caawa fiidkii final ka FA Cup la ciyaari doonta kooxda Crystal Palace, laakiin ka hor ciyaarta waxay helaysaa aqbaar fiican oo ku aadan baska lagu daabul...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa ma dhammaato dooda ku aadan midkee xariifsan Ronaldo iyo Messi…(David...

(England) 21 Maajo 2016. Waa ma dhammaato dooda ku aadan yaa laacibsan Cristiano Ronaldo iyo Lionel Messi. Waxaa markan doorkiisa ka qaatay oo ka hadlay sheekadan laacibkii hore ee xulka England David...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo wada hadalo hordhac ah la furtay goolhayaha koowaad ee Inter Milan

(London) 21 Maajo 2016. Sida ay sheegeyso jariiradda Gazzetta dello Sport in agaasimaha Inter Milan Piero Ausilio uu u duulay magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska si uu uga soo hadlo suuro...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maanta laguma xasuusan doono oo kaliya inuu ciyaaraha ka fariisanayo Diego...

(Argentina) 21 Maajo 2016. Waxaa maanta ciyaaraha ka fariisanaya weeraryahankii hore ee Inter Milan Diego Milito laakiin intaa oo kaliya laguma xusuusan doono 21-ka May 2016. Waxaa kaloo maanta oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa kuma saxiixa cusub ee Arsenal Granit Xhaka?…(Halkan ka aqriso wax kasta...

(London) 21 Maajo 2016. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga Borussia Monchengladbach Granit Xhaka ayaa ku dhawaad 30-milyan ugu soo dhaqaaqay kooxda Arsenal kaddib afar sano uu ka soo ciyaarayay horyaalka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saxiixa cusub ee Arsenal Granit Xhaka oo dhaxli doona Lambarka Coquelin,...

(London) 21 Maajo 2016. Goor dhow ayay ahayd markii la faafiyay sawirrada Granit Xhaka oo xiran maaliyadda cusub ee kooxda Arsenal xilli ay Gunners weli aysan shaacin saxiixeeda cusub iyo waliba...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

AQRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee maanta laga qoray suuqa kala iibsiga...

(Europe) 24 Maajo 2016. Aqriste waxaan halkan kugu heynaa oo aan kugu soo ururinay wararkii ugu dambeeyay ee maanta laga qoray suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Ka aqri halka hoose: Van gaal wuxuu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo durba niyada u qaboojiyay taageerayaasha Real Madrid...

(Madrid) 24 Maajo 2016. Cristiano Ronaldo ayaa niyada u dajiyay taageerayaashii walaacsanaa ee Real Madrid kaddib markii uu dhaawac ka soo gaaray tababarka maanta ee kooxda, xilli uu kooxda ku soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goorma ayay Man United la soo saxiixaneysaa Jose Mourinho, Goorma ayayse soo...

(Manchester) 24 Maajo 2016. Jose Mourinho ayaa la sawiray isagoo ka soo baxay gurigiisa London saakay. Man United ayaa shalay xaqiijisay inay kooxda ka ceyrisay Louis van Gaal kaddib markii uu sideed...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Giggis oo markii ugu horreysay la arkay tan iyo sidii loo ceyriyay Van...

(Manchester) 24 Maajo 2016. Tababare ku xigeenka Man United Ryan Giggs ayaa markii ugu horreysay la sawiray tan iyo sidii xilka shalay looga qaaday Van Gaal. Giggs ayaa la arkayay isagoo orod ku galaya...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

UEFA oo ganaax lagaceed dul dhigtay Man United iyo Liverpool…(Kooxda Jurgen...

(Europe) 24 Maajo 2016. Kooxaha Man United iyo Liverpool ayaa lagu ganaaxay midkiiba lacago dhan 40,000 oo euro kadib taageerayaashooda oo wax sharci darro ku qeylinayay kulamadoodii Europe League ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garoonka Arsenal ee Emirates oo si deg deg ah dadkii looga daad...

(London) 24 Maajo 2016. Gegida kooxda Arsenal Emirates ayaa si deg deg ah looga daad gureeyay dadkii ku jiray kaddib markii ay soo baxday cabsi ah inuu dab ka kacay garoonka. Ku dhawaad 1,500 oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Liverpool oo dhameystirtay heshiiska Loris Karius

(England) 24 Maajo 2016. Liverppol ayaa xaqiijisay 4.7-milyan oo bound ay kula soo saxiixatay goolhaye Loris Karius. Da’yarka reer Germany ee shabaqa u ilaalin jiray kooxda Mainz ayaa qallinka ku...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live