(Europe) 02 Okt 2018. Manchester United ayaa ciyaareysa kulankeedii labaad ee wareega Group yada Champions League iyadoo marti u ah kooxda Hoffenheim.
Pep Guardiola iyo xertiisa ayaa iska jiraya guul daro labaad maadaama ay Champions League kal ciayareedkan ku furteen guul daro.
EEG SHAXDA LABADA DHINAC:
Manchester City: Ederson, Walker, Kompany, Otamendi, Laporte, Fernandinho, Sane, Gundogan, D.Silva, Sterling, Aguero
Hoffenheim: Baumann, Posch, Hoogma, Akpoguma, Brenet, Kaderabek, Demirbay, Belfodil, Joelinton, Szalai, Grillitsch
Gool FM.