“Guushan waxay naga caawineysaa inaan helno Kalsooni.”.-Gattuso
(Milano) 01 Okt 2018. AC Milan ayaa saddex kulan oo xiriir ah oo bar baro kaddib guul wayn ka gaartay naadiga Sassuolo oo ay 4-1 uga adkaatay horyaalka Serie A. Tababare Gennaro Gattuso ayaana...
View Article“Tababraheena wuxuu noo sheegay in Messi aan marna la celin karin sidaa...
(London) 01 Okt 2018. Tottenham ayaa Arbcada Wembley kula balansan Barcelona kulankii labaad ee Champions League xilli ciyaareedka cusub iyadoo ay xusid mudan tahay in kulankii furitaanka ay guul darro...
View ArticleChelsea oo Janaayo Macsalameen karta Morata
(England) 01 Okt 2018. Chelsea ayaa laga yaabaa inay Macsalaameyso Dhaliyaheeda Alvaro Morata bisha Janaayo marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. 25-jirka ayaa lagu soo bilaabay afartii...
View ArticleArsene Wenger oo dib ugu soo laabtay Kursiga Tababarka isla markaana ku...
(England) 01 Okt 2018. Tababare Arsene Weger ayaa dib ugu soo laabtay Kursiga Tababarka kaddib sidii uu uga soo tagay Arsenal bishii May 22-sano uu xilka u hayay kaddib. 68-jirka reer France ayaa ka...
View ArticleMUSLIMIINTA Caalamka oo aad ugu Farxay Kalmad Cajiib ah oo ka soo yeertay...
(London) 01 Sab 2018. Eden Hazard ayaa si kal iyo laab ah uga farxiyay Muslimiinta caalamka kaddib markii uu isticmaalay Kalmad Cajiib ah mar uu wareysi siinayay Taageere. Laacibka reer Belgium ayaa...
View ArticleDEG DEG: Kooxda Midnimo oo la soo wareegtay laba xiddig oo ajinabi ah
(Muqdisho) 01 Okt 2018. Kooxda heerka labaad ku soo guulaysatay ee Midnimo ayaa la soo wareegtay laba xiddig oo ajinabi ah kuwaas oo ka soo jeeda dalka Uguanda. Macallinka kooxda Midnimo Axmed...
View Article“War ma inaan DHINTO ayaad dooneysaa!!?.”
(Manchester) 01 Okt 2018. Paul Pogba ayaa dab ku sii shiday dagaalka muuqda ee kala dhexeeya Jose Mourinho mar uu wariye war ka soo doonay kaddib guul daradii 3-1 ee Manchester United ka soo gaartay...
View ArticleMaamulka Gobolka Banaadir oo la wareegay garoonka Minishiibiyo ee degmada...
(Muqdisho) 01 Okt 2018. Waxaa shalay garoonka Minishiibiyo ee degmada Warta nabadda ka dhacay xaflad uu maamulka Gobolka kula wareegay garoonkaas, waxaana kasoo qayb galay Guddoomiyaha Gobolka...
View ArticleSAWIRRO: De Bruyne oo ku soo laabtay Tababarka koowaad ka hor kulanka berito...
(Manchester) 01 Okt 2018. Kevin De Bruyne ayaa dib ugu soo laabtay tababarka koowaad ee Manchester City ka hor kulankooda birto ee Champions League ay la ciyaari doonaan naadiga Hoffenheim. 27 jirka...
View ArticleSheekada Mourinho iyo Pogba oo gaartay heer xitaa…..+SAWIRRO
(Manchester) 01 Okt 2018. Sheekada Jose Mourinho iyo Paul Pogba ayaa barakamaleey isla gaartay oo xitaa waxay marayaan in salaanta la isla hareer maro. Jose ayaa wax ka sheegay bandhiga Pogba kulankii...
View ArticleWaa Kuwee da’yarta Sanadkaan u Sharaxan Abaalmarinta Golden Boy
( Europe ) 02 Okt 2018. Ku guuleystaha koobka adduunka ee Kylian Mbappe ayaa kula biiray afar cayaariyahan oo ka cayaarta horyaalka Premier League xiddigaha da’yarta ee 40-ka musharax ee u tartamaya...
View Article“Messi BANI’AADAM ma ahan.”.
(Europe) 02 Okt 2018. Laacibkii hore ee Barcelona iyo Tottenham iminkana faaqida ciyaaraha ee Gary Lineker ayaa amaaan ugu qubeeyay kabtanka Barca ee Lionel Messi. Camaaliqada reer Spain oo baryahaan...
View ArticleGareth Bale oo soo laabanaya ka hor waqtigii la filayay
(Madrid) 02 Okt 2018. Real Madrid ayaa helaysa aqbaar fiican oo ku aadan dhaawaca Gareth Bale iyadoona la filayo inuu dib ugu soo laabto garoomada ka hor waqtigii la filayay. Laacibka reer Wales ayaa...
View ArticleMOURINHO vs POGBA……(War Cusub oo Saakay soo baxay iyo Sheekada oo gaartay...
(Manchester) 02 Okt 2018. Xaalada Jose Mourinho iyo Paul Pogba ayaa hadba sidii ay meel ugu hooyaneysa iminka gaartay meeshii ugu xumeyd. Warar dhawaan gal ah ayaa tibaaxaya in laacibka reer France uu...
View ArticleRonaldo oo Caawa ka maqan Juventus iyo kooxda oo SHAXDAN ku soo gali karta
(Italy) 02 Okt 2018. Juventus ayaa caawa kulankeedii labaad ee wareega Group yada Champions League la ciyaareysa Young Boys iyadoo uu ka maqan yahay xiddigooda dhawaan galka ah ee Cristiano Ronaldo....
View ArticleMadaxwaynaha FIFA Infantino oo ku soo wajahan Soomaaliya…(Goorma??)
(Muqdisho) 02 Okt 2018. Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa madaxweynaha FIFA Gianni Infantino kula kulmay xarunta FIFA ee magaalada Zurich ee dalka Switzerland....
View ArticleSAFAFKA RASMIGA ah ee Hoffenheim vs Manchester City….(Guardiola iyo Xertiisa...
(Europe) 02 Okt 2018. Manchester United ayaa ciyaareysa kulankeedii labaad ee wareega Group yada Champions League iyadoo marti u ah kooxda Hoffenheim. Pep Guardiola iyo xertiisa ayaa iska jiraya guul...
View ArticleSAWIRRO: Liverpool oo Talyaaniga u duuleysa si ay Napoli ula ciyaarto
(England) 02 Sab 2018. Liverpool ayaa ka duuleysa garoonka John Lennon si ay u gaarto Talyaaniga oo ay kula ciyaareyso kooxda Napoli tartanka Champions League. Kooxda Jurgen Klopp ayaa guul ku furtay...
View ArticleMaxay ka dhigan tahay SADDEXLEYDA uu Dybala Caawa u dhaliyay Juventus...
(Italy) 02 Okt 2018. Juventus oo Ronaldo la’aantiis si sharaf leh uga adkaatay naadiga Young Boys kulankoodii labaad ee wareega Group yada Champions League. Laacibka reer Argentina ee Paulo Dybala ayaa...
View ArticlePogba oo FARIINTAN u reebay Xiddigaha Man United kaddib markii ay Xalay...
(Manchester) 03 Okt 2018. Manchester United ayaa xalay bar baro goolal la’aan mininkeeda kula gashay Valencia kulankoodii labaad ee wareega groupyada Champions League. Bar-baraha kooxda Jose Mourinho...
View Article