Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Ronaldo oo Caawa ka maqan Juventus iyo kooxda oo SHAXDAN ku soo gali karta

$
0
0

(Italy) 02 Okt 2018. Juventus ayaa caawa kulankeedii labaad ee wareega Group yada Champions League la ciyaareysa Young Boys iyadoo uu ka maqan yahay xiddigooda dhawaan galka ah ee Cristiano Ronaldo.

Laacibkii hore ee Real Madrid ayaa Roose qaatay kulankiisii ugu horreeyay ee Tartamada Yurub uu ku matalo Juve kaddib markii uu tinta ka jiiday xiddiga ka tirsanaa Valencia.

Nasiib wanaag Ronaldo ayaa ka bad baaday ganaax waqti dheer maadaama si toos ah loo siiyay Kaarka Cas, wuxuuna maqnaan doonaa uun kulanka caawa ay kooxdiisu la dheeli doonto Young Boys.

Haddaba warsidaha Goal ayaa soo saaray dhowr Shax ay Camaaliqada reer Talyaani garoonka ku soo gali karto kulanka caawa Ronaldo la’aantiis.

EEG:

1

Juve without Ronaldo and Chiellini 1

2

Juve without Ronaldo and Chiellini 2

3

Juve without Ronaldo and Chiellini 3

Gool FM.      


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles