Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka SEMI-FINAL ka FA Cup, yaase wada ciyaari doona?

$
0
0

(England) 13 Maarso 2016. Arsenal ayaa dhawaan la marsiiyay dhabihii Chelsea iyadoo laga soo reebay tartanka ugu qadiimsan Ingiriiska ee FA Cup kaddib guul daradii ay  kala kulantay kooxda Watford.

Crystal Palace iyo Everton oo dhagaha ka soo tuntay Chelsea ayaa horey ugu soo baxay semi-final ka tartanka FA Cup waxaana iminka soo wehliyay Watford, Man United iyo West Ham cidda ka soo baxda ayaana buuxin doonta booska afaraad ee wareega afarta.

Haddaba goorma ayaa la sameyn doonaa isku aadka wareega AFARTA ee tartankan.

Waxaa la sameyn doonaa berito oo isniin ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 14-ka Maarso marka ay saacada geeska Afrika tilmaameyso 10:20pm.

FA

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles