Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka SEMI-FINAL ka FA Cup, yaase wada ciyaari...
(England) 13 Maarso 2016. Arsenal ayaa dhawaan la marsiiyay dhabihii Chelsea iyadoo laga soo reebay tartanka ugu qadiimsan Ingiriiska ee FA Cup kaddib guul daradii ay kala kulantay kooxda Watford....
View ArticleReal Madrid oo kulan soo aadan ciyaari doonta Pepe iyo Sergio Ramos la’aantood
(Madrid) 14 Maarso 2016. Daafacyada birta ah ee kooxda Real Madrid Pepe iyo Serigo Ramos ayaa ganaax ku seegi doona kulanka soo socda ee horyaalka La Liga ay kooxdoodu Santiago Bernabéu kula ciyaari...
View ArticleLionel Messi oo loo diiwaan galiyay RIKOODH xun!
(Catalonia) 13 Maarso 2016. Haddii aad maqli jirtay uun Lionel Messi oo dhigay rikoodh cusub waxaa markaan loo diiwaan galiyay rikoodh xun kaddib rigooradii uu khasaariyay kulankii ay habeen hore...
View ArticleRASMI: De Canio oo loo magacaabay tababaraha cusub ee naadiga Udinese
(Italy) 15 Maarso 2016. Luigi De Canio ayaa dib ugu soo laabtay naadiga Udinese kaddib 15-sanadood si uu kooxda ugu hogaamiyo usbuucyada ugu dambeeya ee horyaalka Serie A kaddib markii uu kooxda ka...
View ArticleRASMI: Antonio Conte oo ka tagaya xulka Talyaaniga si uu u qabto Chelsea iyo...
(England) 15 Maarso 2016. Tababaraha reer Talyaani Antonio Conte ee lagu wado inuu xilka tababaranimo ee Chelsea ka badelo Guus Hiddink ayaa la xaqiijiyay inuu ka soo tagayo xulka Talyaaniga marka uu...
View ArticleClaudio Marchisio oo ka maqnaan doona Juventus kulanka habeen dambe ee Bayern...
(Torino) 15 Maarso 2016. Claudio Marchisio ayaa lagu wadaa inuu ka maqnaado Juventus kulanka habeen dambe ay la ciyaari doonaan Bayern Munich lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League sababo la...
View Article“Ronaldo waa midka i jecleysiyay kubbada cagta aana ku dayan jiray.”. Paul...
(Torino) 15 Maarso 2016. Xiddiga lambarka buuxa u xirta naadiga Juventus ee Paul Pogba ayaa daaha ka rogay in xiddigaha uu ka daba dhici jiray kuna dayan jiray ay ahaayeen laacibkii hore ee reer Brazil...
View ArticleDEG DEG: Jeenyo oo JUUNI goolal ah jeebka ugu shubtay Muqdisho FC….(Feysal oo...
(Muqdisho) 15 Maarso 2016. Naadiga LL.PP. Jeenyo ayaa goolashii ugu badnaa xilli ciyaareedkaan horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya uga adkaatay kooxda FC Muqdisho ciyaar dhawaan ku soo idlaatay...
View ArticleCL: Atletico Madrid oo si dhib leh ugu soo gudubtay wareega 8-da ee koobka...
(Madrid) 16 Maarso 2016. Kaddib dheel jilbaha looga murxay Atletico Madrid ayaa si dhib leh ugu soo baxday wareega 8-da Champions League kaddib rigoorayaal ay kaga adkaatay kooxda PSV Eindhoven....
View ArticleMaxaa laga yiri dhaawacyadii soo gaaray daafacyada halista ah ee Man City...
(Manchester) 16 Maarso 2016. Man City ayaa xalay u soo gudubtay wareega 8-da Champions League markii ugu horreysay kaddib markii ay ka adkaatay Dynamo Kiev balse nasiib darro waxaa dhaawacyo ka soo...
View ArticleSAWIRRO: Tababarka Arsenal ka hor kulankooda caawa ee Barcelona…(Kulanku...
(London) 16 Maarso 2016. Arsenal ayaa caawa garoonka Camp Nou kula ciyaari doonta Barcelona lugta labaad ee wareega 16-ka Champions League iyadoo kulankii hore looga soo adkaaday 2-0. Tababare Arsene...
View ArticleFranck Ribery oo ka laabanaya go’aankii uu uga fariistay ciyaaraha caalamiga...
(Munich) 16 Maarso 2016. Xiddiga Bayern Munich Franck Ribery ayaa albaabada u furay ku laabashada xulka Faransiiska balse waa marka ay wada hadlaan tababare Didier Deschamps. 32-jirkan ayaa isaga...
View ArticleSidee Arsenal uga adkaan kartaa caawa Barcelona!?….(Haddii ay raacdo...
(Catalonia) 16 Maarso 2016. Arsenal ayaa mucjiso u baahan si ay caawa ugu soo baxdo wareega 8-da Champions League maadama ay Nou Camp kula ciyaareyso Barcelona oo lugtii hore ee wareega 16-ga...
View ArticleCristiano Ronaldo oo maaro looga waayay safarada uu ku aado dalka Morocco iyo...
(Madrid) 16 Maarso 2016. Xiddiga Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa ka careysiiyay madaxwaynaha Real Madrid kaddib markii uu safar kale u aaday dalka Morocco. Florentino Perez ayaa la sheegayaa inuu...
View ArticleLionel Messi oo walaac ka muujiyay Arsenal ka hor kulankooda caawa…(Muxuu ka...
(Catalonia) 16 Maarso 2016. Xiddiga ugu fiican kubbada cagta adduunka waqti xaadirkan Lionel Messi ayaa ka digay inay isdhigtaan kulanka caawa isagoona ku sheegay Arsenal inay ciyaarto kubbad la mid ah...
View ArticleAQRISO: Bayern Munich iyo Juventus oo siyaabo kala duwan uga hadlay kulankii...
(Europe) 17 Maarso 2016. Gegida Allianz Arena ayaa waxaa xalay ka dhacay ciyaar aad u cajiib ahayd oo jilbaha looga murxay iyadoo ugu dambeyntii waqti dheer kaddib 4-2 looga adkaaday Juventus oo marti...
View ArticleHORYAALKA SOOMAALIYA: Kulankii derbiga woqooyiga Muqdisho oo la isku mari waayay
(Muqdisho) 17 Maarso 2016. Ciyaarta loogu magac daray North Mogadishu Derby ee kooxaha Dekadda iyo Horseed ayaa lagu kala baxay bar-baro 2-2. Qeybtii hore ee ciyaarta waxaa lagu kala nastay 1-0 oo ay...
View ArticleMidkee sahlan inaad ku guuleysato Champions League iyadoo uu kula jiro Lionel...
(Europe) 17 Maarso 2016. Tababarihii hore ee Chelsea, Inter Milan iyo Real Madrid Jose Mourinho ayaa mar uu u waramayay BT Sport la waydiiyay mida sahlan inaad ku guuleysato Champions League iyadoo uu...
View Article9-ciyaaryahan oo ka tagi karta Arsenal iyo warbixinadii ugu dambeeyay ee ka...
(London) 17 Maarso 2016. warsidaha Football Insider ayaa sheegaya in tababare Arsene Wenger laga yaabo inuu waayo 9 ciyaaryahan oo waa wayn marka uu dib u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Wenger...
View ArticleMan United oo macsalaameysay Europe League kaddib bar-baro ay la gashay...
(Manchester) 18 Maarso 2016. Man United ayaa laga soo cirib tiray koobkii ugu dambeeyay kaddib markii ay bar-baro 1-1 la gashay kooxda Liverpool. Anthony Martial ayaa u dhaliyay rigoore kaddib markii...
View Article