Wayn Rooney oo shideeyay naftiisa kaddib markii uu shanta la galay SHABEEL!
(Dubai) 07 Maarso 2016. Kabtanka xulka Ingiriiska iyo kooxda Man United Wayne Rooney ayaa nafsadiisa khatar galiyay isla markaana dhaawac kale isku keeni karay xilli uu iminka dhaawac garoomada uga...
View ArticleGareth Bale waa laacibka ugu qaalisan adduunka wuxuuna u ciyaaraa kooxda ugu...
(Madrid) 07 Maarso 2016. Gareth Bale ayaa shaki la’aan ah laacibka ugu qaalisan kubbada cagta adduunka waxa uuna u ciyaaraa kooxda ugu taajirsan ee Real Madrid laakiin waxaa la iswaydiiyay su’aasha ah...
View ArticleEEG SAWIRKA: Xiddiga maalmahan qabsaday Premier League oo la arkay isagoo...
(England) 09 Maarso 2016. Xiddiga qabsaday maalmahaan horyaalka Premier League Riyad Mahrez ayaa la arkaa inuu ka mid yahay xiddigaha loo saadaalinayo abaal marinta laacibka ugu fiican ee horyaalka...
View ArticleCristiano Ronaldo oo markale AABE noqonaya, laakiin sidee!???
(Madrid) 09 Maarso 2016. Cristiano Ronaldo ayaa lagu wadaa inuu markale aabe noqdo sida ay warinayaan warar cusub oo la helayo. Laacibka reer Portugal ayaa waxaa u jooga wiil yar oo shan jir ah...
View ArticleHORYAALKA SOOMAALIYA: Elman oo majaha ka tuntay Mogadishu FC
(Muqdisho) 09 Maarso 2016. Naadiga Elman ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda sii liiceysa ee fasal ciyaareedkan ku soo biirtay horyaalka heerka koowaad ee Soomaaliya Moggadishu FC kaddib markii ay...
View ArticleXiddigaha Arsenal oo qabsaday shir qarsoodi ah oo xitaa uusan ka warqabin...
(London) 09 Maarso 2016. Theo Walcott ayaa daaha ka rogay in xiddigaha Arsenal ay yeesheen shir ay albaabada u xiran yihiin taa oo looga arrinsaday sidii loo bad-baadin lahaa xilli ciyaareeka Gunners....
View ArticleMaka warqabtaa in daaficii hore ee Arsenal Emmanuel Eboue uu dib ugu soo...
(England) 09 Maarso 2016. Daaficii hore ee kooxda Arsenal Emmanuel Eboue ayaa dib ugu soo laabtay horyaalka Premier League isagoona si rasmi ah ugu biiray kooxda Sunderland. Daafaca Ivory Coasta ayaa...
View ArticleEden Hazard oo si xun uga careysiiyay taageerayaasha Chelsea kaddib markii uu...
(London) 10 Maarso 2016. Eden Hazard oo awalba xilli ciyaareekan oo idil ku jiray qaab ciyaareed liita ayaa misane xalay isku sii diray taageerayaasha Chelsea kulankii Blues looga soo reebay tartanka...
View ArticleEEG SHAXDAN: Koox isku dhaf ah oo laga sameeyay kooxaha cadaawada isku ah ee...
(England) 10 Maarso 2016. Kooxaha ay ka dhaxeyso cadaawada soo jireenka ah ee dhanka kubbada cagta Liverpool iyo Man United ayaa caawa markii ugu horreysay isaga hor imaan doona koobka Europe League...
View ArticleMuuqaalka Eden Hazard oo saakay laga tir-tiray bogga Chelsea kaddib….(Blues...
(London) 10 Maarso 2016. Chelsea ayaa u muuqata ina boggeeda (Website) ka tir-tirtay Eden Hazard kaddib dhacdadii xalay ee ka careysiisay taageerayaasha kooxda uu ku kacay laacibka reer Belgium....
View ArticleTababarihii dhawaan laga soo ceyriyay Real Madrid ee Rafael Benitez oo durbo...
(England) 10 Maarso 2016. Tababarihii dhawaan laga soo ceyriyay kooxda Real Madrid Rafael Benitez ayaa dib ugu soo laabanaya Premier Legue kaddib markii la sheegay inuu heshiis saddex sano ah la gaaray...
View Article“Totti wuxuu soo galay qolkeena dhar badalashada si uu ii waydiisto...
(Madrid) 10 Maarso 2016. Kabtanka kooxda Real Madrid Sergio Ramos ayaa daaha ka rogay in rugcadaaga reer Talyaani ee kooxda AS Roma Francesco Totti uu soo galay qolka dher badelashada Real Madrid si...
View ArticleJuventus oo la joojin la’yahay….(Marwada Duqda ah oo rikoodh cusub u dhigtay...
(Torino) 12 Maarso 2016. Naadiga lagu naaneyso Marwada Duqda ah ee Juventus ayaa la joojin la’yahay kaddib guushii xalay iyadoo 6-dhibcood ku heysa iminka horyaalka Serie A isla markaana rikoodh cusub...
View ArticleMuddada uu garoomada ka maqnaan doono Aaron Ramsey oo la shaaciyay
(London) 12 Maarso 2016. Tababare Arsene Wenger ayaa xaqiijiyay in Aaron Romey uu garoomada ka maqnaan doono 4- usbuuc kaddib dhaawicii muruqa ee soo gaaray. Xiddiga qadka dhexe ee xulka Wales ayaa ka...
View Article“Wuxuu u muuqday sida canug 10-jir ah.”. Paul Scholes oo si xun u bahdilay...
(Manchester) 12 Maarso 2016. Rugcadaagii hore ee Man United Paul Scholes ayaa si xun u mucaaraday go’aankii tababare Louis van Gaal uu kabtanimada ugu dhiibay Juan Mata kulankii ay guul darada kala...
View ArticleEEG SHAXDAN: Koox isku dhaf ah oo laga sameeyay Everton iyo Chelsea ka hor...
(England) 12 Maarso 2016. Waxaa caawa marka ay saacada geeska Africa tilmaameyso 8:30pm fooda is dari doona kooxaha Everton iyo Chelsea kulan ka dhici doona gegida Goodison Park oo qeyb ka ah wareega...
View ArticleQISO XANUUN BADAN: “Haddii aan dhageysan lahaa talada aabahey waxaan saacaan...
(England) 12 Maarso 2016. Haddii uu weeraryahanka Everton Oumar Niasse dhageysan lahaa talada aabihiis wuxuu saacan ahaan lahaa darawal kaxeeya basaska dalka Senegal mana u suuro gali lahayn inuu caawa...
View Article“Arsena waa ay ku guuleysan kartaa Premier League iyo xitaa Champions League.”.
(London) 12 Maarso 2016. Tababaraha Arsenal Arsene Wenger ayaa ka dhawaajiyay inaysan ku filnayn oo kaliya FA Cup balse ay doonayaan kuna dagaalamayaan Premier League iyo Champions League. Gunners...
View Article“Maya, ima uu qaniinin Costa.”. Gareth Barry
(England) 13 Maarso 2016. Xiddiga reer England ee kooxda Everton Gareth Barry ayaa dafiray wararka sheegaya inuu qaniinyo kala kulmay weeraryahanka dabeecada kulul ee kooxda Chelsea ciyaartii xalay...
View ArticleTababaraha Chelsea Guus Hiddink oo mar-marsiiyo yaab leh la yimid kaddib...
(London) 12 Maarso 2016. Tababaraha ku meel gaarka ee kooxda Chelsea Guus Hiddink ayaa cambaareen dusha uga tuuray saraakiisha FA ga iyo sida ay jadalka u sameeyaan isagoona qaba in ciyaartoyda Chelsea...
View Article