“Weligeey ma arag ciyaaryahan ka suxuleys badan Marouane Fellaini”
(Manchester) 18 Maarso 2016. Laacibka jooga dheer ee kooxda Man United Marouane Fellaini ayaa markale suxul la dhacay mid ka mid ah xiddigaha Liverpool kulankii xalay ee Europe League ee ku idlaaday...
View ArticleMUUQAAL+SAWIRRO: Xiddigo uu hogaaminayo Cristiano Ronaldo oo la kulmay...
(Madrid) 18 Maarso 2016. Qaar ka mid ah laacibiinta Real Madrid oo uu hogaaminayo Cristiano Ronaldo ayaa la kulmay 5-jirka reer Falastiin Ahmed Dawabsha ee reerkiisa ku waayay weerar bambaano ay...
View ArticleHalyeyga AS Roma Daniele de Rossi oo bilada ugu qaalisan kubbada cagta la...
(Roma) 18 Maarso 2016. Xiddiga qadka dhexe ee xulka Talyaaniga iyo kooxda Roma Daniele de Rossi ayaa biladiisa koobkii adduunka 2006 uu ku guuleystay xulkiisa Azzurri uga soo tagay naxashka 92-jirka...
View Article“Haddii aan nalaga dhalin lahayn goolkaas waxaa laga yaabay in….” Van Gaal oo...
(Manchester) 18 Maarso 2016. Louis van Gaal ayaa sheegay inay tahay mid aad u niyad jab leh inaad ka soo harto Europe League waliba aad ku soo harto gacanta koox aad coltantaan, laakiin wuxuu sheegay...
View Article“Ma doonayo in la igu aadiyo kooxdan isku aadka maanta la sameynayo.”. Jurgen...
(England) 18 Maarso 2016. Liverpool ayaa u soo baxday wareega 8-da Europe League kaddib markii ay isku cel celis labada lug 3-1 uga taqalustay kooxda Man United. Naadiga ku ciyaarta Anfield ayaa ah...
View ArticleMaxay u baahan tahay Arsenal si ay xal ugu hesho dhibaatooyinka heysta!???
(London) 18 Maarso 2016. Arsenal ayaa isaga soo hartay FA iyo Champions League oo waxaa u harsan oo qura Premier League oo dhibco badan looga hogaaminayo. Guul darradii 3-1 ay Gunners kala kulmeen...
View ArticleEEG SAWIRKA: Xiddigaha Chelsea oo kabtankooda Terry guddoonsiiyay maaliyad ay...
(Lodon) 19Maarso 2016. Shaxda kooxda Blues ayaa guddoonsiisay kabtankooda John Terry maaaliyad ay wada saxiixeen iyagoo ku waynaynaya 700 oo kulan uu u saftay kooxda Chelsea. Kulankii FA Cup ay kooxda...
View Article“Ha noqonin, hana ku dayan midkan.”. Naadiga Anderlech oo tusaale xun...
(Belgium) 19 Maarso 2016. Naadiga Anderlecht ee ku caanka ah soo saarida xiddigo akhlaaq iyo xirfad ahaanba wanaagsan ayaa sawirka Mario Balotelli ku dhajisay darbiyadeeda iyadoo ka dhigeysa Tusaale...
View ArticleMa jiro laacib ka tirsan Real Madrid oo sheekadan kula tartami kara Sergio...
(Madrid) 19 Maarso 2016. Kabtanka Real Madrid Sergio Ramos waa ciyaaryaahankaa ugu qaadashada badan kaarka casaanka kooxdan mana jirto cid kula tartami karta. Daafaca reer Spain ayaa ganaax ku seegi...
View ArticleWadadan oo kaliya ayuu Van Gaal ku bad-baadsan karaa shaqadiisa Man United
(Manchester) 25 Maarso 2016. Warar dhawaan gal ah ayaa daaha ka rogay sida kaliya uu Louis van Gaal ku xafidan karo shaqadiisa Man United ee xilli ciyaareedka soo socda. Red Devils ayaa ceyrin kareysa...
View Article“War yaa ii sheegi kara sababta midkan loogu soo daray xulka Ingiriiska.”.
(England) 25 Maarso 2016. Rugcadaagii kooxda Liverpool Robbie Fowler ayay ka dagi la’dahay oo fahmi la’ sababta Theo Walcott loogaga yeeray xulka Ingiriiska. Weeraryahanka kooxda Arsenal ayaa u muuqda...
View ArticleDa’yarka Man United Anthony Martial oo bar-bareeyay rikoodhkii Cristiano Ronaldo
(Manchester) 25 Maarso 2016. Xiddiga reer France Anthony Martial ayaa goolal ka dhaliyay shan tartan oo kala duwan kaddib goolkii uu ka dhaliyay Liverpool lugtii labaad ee Europe League ee ka dhacay...
View ArticleMan United oo maal badan ku dooneysa weeraryahan da’a ah, Arsenal oo aad ugu...
(Europe) 25 Maarso 2016. Goolfm.net ayaa kuu soo koobeysa wararkii ugu dambeeyay uguna waa waynaa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda. Naadiga Man United ayaa la warinayaa in dalab lacago badan ku dooneyso...
View ArticleXiddig ka ciyaara Premier League oo 10-maalmood gudahood ka bad-baaday saddex...
(England) 25 Maarso 2016. Daafac ka ciyaara horyaalka Ingiriiska ayaa ka bad-baaday qaraxyo ka kala dhacay Ankara, Itanbul iyo Brussels 10-maalmood gudaheed. Daafaca reer Belgium ee kooxda Man City ee...
View ArticleISREEB-REEBKA KOOBKA ADDUUNKA: Neyma iyo Suarez midkee ku guuleystay...
(Brazil) 26 Maarso 2016. Xulalka Brazil iyo Uruguay ayaa fooda isku daray kulan aad u kulul oo qeyb ka ahaa isreeb-reebka koobka adduunka oo aay ku kala bexeen bar-baro 2-2. Kulanka waxaa xiiso gooni...
View Article“Waan ku farxi doonaa haddii aan la kulmo madaxwaynaha Mareykanka Barack...
(Argentina) 26 Maarso 2016. Kabtanka xulka Argentina Lionel Messi ayaa daaha ka rogay inuu aad ugu farxi doono inuu la kulmo qoyska madaxwaynaha Mareykanka Barack Obama. Intii lagu guda jiray...
View ArticleGaroonka Ajax oo loogu magac darayo halyaygii geeriyooday ee Johan Cruyff iyo...
(Europe) 26 Maarso 2016. Xiriirka kubbada cagta dalka Holland ayaa ka dhawaajiyay in garoonka uu ku ciyaaro xulkooda iyo kooxda Ajax ee Amsterdam Arena loo bixin doono ‘Johan Cruyff Arena’ kaddib...
View ArticleSAWIRRO: Madaxwaynaha cusub ee xiriirka kubbada cagta adduunka FIFA oo gaaray...
(Jabuuti) 26 Maarso 2016. Madaxwaynaha xiriirka kubbada cagta adduunka FIFA Mr. Gianni Infantino ayaa booqasho ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Djibouti iyadoo uu sheegay in dalka u baahan yahay...
View ArticleKoox laga sameeyay xiddigaha si isku mid ah ugu ciyaari kara labada...
(Europe) 26 Maarso 2016. Sidaa uma badna xiddigaha si isku mid ah ugu wada ciyaari kara kubbada cagta sidaa darteed Mirror ayaa kuu soo xushay koox ay ka sameysay xiddigaha ugu fican ee ku ciyaara...
View Article“Inaad Barcelona ku garaacdo El Clasico ayaa ka dareen fiican inaad qaado...
(Madrid) 02 Abriil 2016. Laacibkii hore ee Real Madrid Xabi Alonso ayaa aaminsan inaad Barcelona ku garaacdo Camp Nou ay xitaa ka dareen fiican tahay inaad horyaalka La Ligaha kula guuleysato Real...
View Article