AQRISO: Goortii ugu horreysay ay safteen kulanka El Clasico xiddigaha ugu waa...
(Spain) 02 Abriil 2016. Waxaa si xiiso iyo xamaasad leh loo wada sugayaa kulanka ugu wayn kubbada cagta adduunka ee El Clasico, inkastoo ay Barca dhibco badan ka horreyso Real Madrid misane weli...
View ArticleQiimaha lagu iibsan karo maaliyada Pato ee Chelsea oo si wayn hoos loogu dhigay!
(London) 02 Abriil 2016. Alexandre Pato ayaa heshiis amaah ah ugu soo biiray Chelsea bishii Janaayo laakiin weli hal kulan xitaa uma safan kooxda. Tababare Guus Hiddink ayaa marar badan ka fogaaday...
View ArticleMa mudan yahay in sidan la yeelo Cristiano Ronaldo ka hor kulanka caawa ee El...
(Spain) 02 Abriil 2016. Waa sax in Real Madrid ay ka jajaban tahay La Liga inkastoo ay nooshahay dhanka Champions League laakiin dhaliyahooda Cristiano Ronaldo oo hogaaminaya gool dhalinta La Liga iyo...
View ArticleChelsea oo si xun u jiiday Aston Villa…(Pato oo durba is-baray taageerayaasha...
(London) 02 Abriil 2016. Chelsea oo marti ah ayaa 4-0 ku xaaqday Aston Villa kulan ka tirsanaa Premier League. Qeybtii hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 2-0 da’yarka Blues Ruben Loftus-Cheek ayaa...
View Article“Waxay ahayd inuu nagu soo biiro 5-sano ka hor, maxaa u yaala Falcao.”. iyo...
(London) 02 Abriil 2016. Alexandre Pato ayaa gool iyo guul la soo hoyday kulankiisii ugu horreeyay uu u safto naadiga Chelsea oo uu amaahda ugu joogo kaddib ciyaartii dhaweyd ay Blues afarta gool ku...
View ArticleEPL: Man City oo maraqa ka cabtay AFC Bournemouth….(Kevin De Bruyne oo...
(England) 02 Abriil 2016. Man City oo marti ahayd ayaa miirka ka ceshatay Bournemouth oo ay kaga adkaatay 4-0. qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 3-0 oo waxaa daqiiqadii 7-aad goolka ugu daah furay...
View ArticleYaa guulo badan Barcelona iyo Real Madrid kulamada El Clasico ee dhaca bishan...
(Catalonia) 02 Abriil 2016. Saacado yar ayaa ka harsan kulanka la wada sugayo kulanka ugu shidan kubbada cagta adduunka ee El Clasico oo ay ku dagaalamaan Barcelona iyo Real Madrid. Camp Nou ayaa...
View ArticleTababare Guus Hiddink oo daaha ka rogay sababta uu ilaa waqtigan u safi...
(London) 02 Maarso 2016. Alexandre Pato ayaa labo bilood kaddib markii ugu horreysay fursasd u helay inuu kulankiisii ugu horreeyay u safto Chelsea isagoona gool ku daah furtay ciyaar ay dhawaan Blues...
View ArticleReal Madrid ma u qalantay guushii ay xalay ka gaartay Barcelona?….(Gerard...
(Catalonia) 03 Abriil 2016. Daafaca Barcelona Pique ayaa ku dhaqsaday inuu ammaano bandhigii Real Madrid kaddib markii ay 2-1 uga adkaadeen kooxdiisa ciyaartii xalay ka dhacday Camp Nou, wuxuuna...
View ArticleJose Mourinho oo daaha laga rogay sababta ay Man United weli u shaacin...
(Manchester) 03 Abriil 2016. Jose Mourinho ayaa shaqo la’aan ah tan iyo sidii looga soo ceyriyay kooxda Chelsea bishii December. Macallinka reer Portugal ayaa aad u doonaya inuu dib ugu soo laabto...
View ArticleMohamed Elneny waxaa malaha loo dhalayba inuu u ciyaaro Arsenal….(Bal arag...
(London) 03 Abriil 2016. Shaki badan ayaa jiray iyo dood laga qabay in Mohamed Elneny uu ku haboonaa inay Arsenal la soo waareegto balse waxayba iminka u muuqataa in laacibka loo dhalayba inuu u...
View ArticleSabab yaab leh oo Adnan Januzaj looga reebay shaxda Man United ee caawa...
(Manchester) 03 Abriil 2016. Tababaraha go’aanka adag ee Louis van Gaal ayaa shaxdiisa safka hore ka saaray Adnan Januzaj kaddib fal ka careysiiyay uu sameeyay laacibka isagoo u ciyaaraya 21-jirada Man...
View ArticleEPL: Leicester City oo dheereysatay hogaanka Premier League…+SAWIRRO
(Leicester) 03 Maarso 2016. Naadiga la joojin la’yahay ee Leicester City ayaa gool madi ah ku martay kooxda Southampton oo marti ugu ahayd garoonkooda King Power. Goolka qura ay ku adkaatay kooxdan...
View ArticleSERIE A: Napoli oo nabar la gaarsiiyay, Milan oo maraqa laga cabay iyo Roma...
(Italy) 03 Abriil 2016. Naadiga Udinese ayaa jug wayn gaarsiisay Napoli iyadoona ka reebtay kooxda Juventus oo ay daba eryaneysay kaddib markii ay ku suul daartay 3-1. Goolka qura ay la timid Napoli...
View ArticleLabo qof oo kaliya ayaa sidan uga horreysay Zidane kaddib guushii uu xalay ka...
(Madrid) 03 Abriil 2016. Zinedine Zidane ayaa baal dahabi ah iska diiwaan galiyay kaddib guushii uu xalay Camp Nou uga soo gaaray Barcelona kulankisii ugu horreeyay ee El Clasico isagoo tababare ah....
View ArticleEPL: Man United oo midh gool ah ku martay Everton xilli uu Anthony Martial u...
(Manchester) 03 Abriil 2016. Man United ayaa gool madi ah kaga adkaatay Everton kulan ay ku marti galisay garoonkeeda Old Trafford. Garoonka Masraxa Riyada ayaa waxaa sidoo kale maanta ka jiray...
View ArticleMuxuu ku soo idlaaday kulankii galabta ee Ethiopia iyo xulka qarankeena...
(Ethiopia) 03 Abriil 2016. Ciyaar aad u xiiso badnayd isla markaana lahayd dha-dhan gaar ah ayaa waxay galabta dhex martay xulkeena Soomaaliya ee 20-jirada iyo xulka dalka aan dariska nahay ee...
View ArticleJose Mourinho oo dalab yaab leh kala kulmaya dalka ay dagaalada ka socdaan ee...
(Syria) 03 Abriil 2016. Macallinkii hore ee Chelsea Jose Mouirnho ayaa loo soo bandhigay inuu dib ugu soo laabto shaqada tababaranimo waxaase la arkaa dalabka loo soo gudbiyay inuusan ahayn kii uu...
View ArticleCosta oo la qal-qaalinayo, Goolahaye Courtois oo albaabka loo tilmaami doono...
(London) 05 Abriil 2016. Antonio Conte ayaa wada hadalo la yeelan doona Diego Costa ka hor inta uusan dhammaan xilli ciyaareedka si uu uga dhaadhico inuu kooxda la sii joogo. Laakiin Chelsea ayaa...
View Article“Cristiano Ronaldo wuxuu ugu fiican yahay dadka ku nool adduunkan, laakiin...
(Spain) 05 Abriil 2016. Daafaca Barcelona Gerard Pique ayaa sheegay in Cristiano Ronaldo uu yahay kan ugu fiican aadanaha amaba adduunka aan ku nool nahay, balse uu markastaa ka dambeyn doono Lionel...
View Article