Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

CL: Atletico Madrid oo si dhib leh ugu soo gudubtay wareega 8-da ee koobka dhaga waynaha

$
0
0

rigoree

(Madrid) 16 Maarso 2016. Kaddib dheel jilbaha looga murxay Atletico Madrid ayaa si dhib leh ugu soo baxday wareega 8-da Champions League kaddib rigoorayaal ay kaga adkaatay kooxda PSV Eindhoven.

Lugtii hore ee labadan kooxood ayaa lagu kala baxay 0-0, natiijo midaa la mid ah ayayna ku dhamaatay lugtii labaad xitaa waqtigii dheeriga ee lagu daray.

Balse rigoorooyin si daran dooris ah la isugu jawaabay kaddib ayay Atletico guusha ku heshay 8 iyo 7.

Rigoorayaasha ayaa sidan loo kala tuurtay:

rigore

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles