Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Chelsea oo Hazard ka dhigeysa laacibka ugu mushaarka badan Premier League…(Aqriso 10-ka sare ee horyaalka Ingiriiska)

$
0
0

hz

(London) 27 Sebt 2017. Chelsea ayaa lagu wadaa inay Eden Hazard u soo bandhigto heshiis qaali ah uu usbuuciiba ku qaadanayo adduun dhan 300,000 oo bound taa oo ka dhigeysa laacibka ugu mushaarka badan Premier League.

Xiddiga reer Belgium ayaa ka sara mari doona laacibka ugu qaalisan Ingiriiska ee Paul Pogba kaa oo iminka jeebka ku shubta mushaar dhan usbuuciiba 290,000 oo bound.

 Eden Hazard could become the Premier League's top earner

Hazard ayaa iminkaba yareysan oo wuxuu ka mid yahay xiddigaha ugu mushaarka badan horyaalka Ingiriiska oo wuxuu usbuuciiba qaataa 220,000 balse markuu heshiiska cusub saxiixo ayuu noqon doonaa kan ugu mushaarka badan Premier League.

Haddaba ee EEG 10-ka laacib ee ugu mushaarka badan Premier League:

Gool FM.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 4025

Trending Articles