Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Diego Costa oo ku biiray Atletico Madrid…(Goorma ayuu ciyaarayaa...

(Madrid) 27 Sebt 2017. Diego Costa ayaa ugu dambeyn si Rasmi ah ugu biiray kooxdiisii hore ee Atletico Madrid sida ay kooxda reer Spain ku shaacisay barteeda Twitterka. Dhaliyaha reer Spain ayaa u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

 “Waxay u muuqataa sida in la iga doonayo inaan kulan kasta is muujiyo.”....

(Europe) 27 Sebt 2017. Cristiano Ronaldo ayaa labo gool dhaliyay xalay guul muhiim u ahayd Real Madrid ay ku soo gaartay garoonka ay baryihii dambe ku badin waayeen ee Signal Iduna Park ee kooxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Jaceylka aan u qabo Harry Kane waxaa xitaa ka Maseeray XAASKEYGA!!!.”.

(London) 27 Sebt 2017. Harry Kane ayaa xalay saddexleey u dhaliyay kooxda Tottenham kulan ay 3-0 ku mareen kooxda Apoel Nicosia. Bidix, Midig iyo Madax ayuu ku kala dhaliyay, tababare Mauricio...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo xalay si qurux badan ugu dabaal degay kulankiisii 400-aad ee Real...

(Europe) 27 Sebt 2017. Kooxda Zidane ayaa guusheedii ugu horreysay ku soo gaartay garoonka kooxda Dortmund tartanka Champions League kaddib markii ay 3-1 xalay uga adkaadeen. Cristiano Ronaldo ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo Hazard ka dhigeysa laacibka ugu mushaarka badan Premier...

(London) 27 Sebt 2017. Chelsea ayaa lagu wadaa inay Eden Hazard u soo bandhigto heshiis qaali ah uu usbuuciiba ku qaadanayo adduun dhan 300,000 oo bound taa oo ka dhigeysa laacibka ugu mushaarka badan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR ILEEN TANOO KALE: Laacib xalay garoonka looga saaray QEYLADA...

(Istanbul) 27 Sebt 2017.  Weeraryahanka naadiga RB Leipzig ee dalka Jarmalka Timo Werner ayaa xalay Dhacdo Yaab leh ka dhigay tartanka Champions League oo aan  horey looga arag. Dhaliyaha reer Jarmal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Conte oo caawa la kulmaya Costa markii ugu horreysay tan iyo Fariintii uu u...

(Europe) 27 Sebt 2017. Antonio Conte ayaa caawa waji ka waji ula kulmi doona Diego Costa markii ugu horreysay tan iyo markii uu u diray fariinta uu ugu sheegayo inuusan ku jirin qorshihiisa xilli...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Chelsea way naga fiicnaayeen guushana way u qalmeen.”.

(Madrid) 28 Sebt 2017. Diego Simeone ayaa aaminsan in Chelsea ay ka wacneyd kooxdiisa Atletico Madrid ciyaartii xalay ee looga adkaaday 2-1. Blues ayaa ka soo laabatay 1-0 oo lagu hogaaminayay kaddib...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageere Garoonka u soo galay xalay si uu u Dhunkado/Shumiyo Lugta Bidix ee...

(Lisbon) 28 Sebt 2017. Taageere Geesi ah ayaa xalay soo galay garoonka ciyaartii ka dhacday dalka Portugal ee u dhexeysay Barcelona iyo Sporting Lisbon kulan ay kooxda reer Spain ku adkaatay gool caato...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Isoo waca marka uu kulanku u baahan yahay guul daqiiqada 94-aad.”.

(Europe) 28 Sebt 2017. Michy Batshuayi ayaa sawir iyo hadalo yaab leh soo dhigay boggiisa Twitter ka kaddib guushii soo daahday uu xalay ku hogaamiyay Chelsea ciyaartii ay 2-1 uga adkaadeen Atletico...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa Caajisloow hoos u dhigaya kooxdiisa.”. Roy Keane oo si xun u weeraray...

(England) 28 Sebt 2017. Kabtankii hore iyo qadka dhexe Man United Roy Keane ayaa si kal iyo laab ah u dhaleeceeyay daafaca kooxda Chelsea kaddib rigooradii uu xalay ku keenay Chelsea ciyaartii ay ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sababta Carlo Ancelotti looga ceyriyay Bayern Munich oo daaha laga rogay

(Munich) 29 Sebt 2017. Madaxwaynaha kooxda Bayern Munich Uli Hoeness ayaa shaaca ka qaaday sababta keentay inay xilka ka xayuubiyaan tababare Carlo Ancelotti. 5- ciyaartooy oo caan ah oo uu Cadow ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sergio Aguero oo SHIL halis ah ku galay dalka Holland…(Waa sidee xaalkiisa?)

(Holland) 29 Sebt 2017. Sida ay sheegayaan warar dhawaan gal ah Sergio Aguero ayaa shil aad u halis ah ku galay dalka Holland. Baabuurkii (Taxi) waday dhaliyaha Manchester City ayaa la warinayaa inuu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Michael Owen oo saadaaliyay kulamada Premier League…(Muxuu ka yiri Chelsea vs...

(England) 29 Sebt 2017. Rugcadaagii Liverpool iyo Man United Michael Owen ayaa saadaal ka bixiyay kulamada Premier League oo la ciyaari doono sabtida iyo Axada oo uu ku jiro kulanka la wada sugayo ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester City oo Warbixin ka soo saartay dhaawaca Aguero ka soo gaaray...

(Manchester) 29 Sebt 2017. Man City ayaa warbixin ka soo saartay shilkii uu ku dhacay Aguero mar uu joogay dalka Holland. Dhaliyaha reer Argentina ayaa soo daawanayay riwaayad uu qabanayay heesaa reer...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Serigo Aguero oo ka hadlay Shilkii uu galay isagoo ISBITAL ku jira

(Amsterdam) 29 Sebt 2017. Sergio Aguero ayaa khamiistii shil halis ah ku galay dalka Holland gaar ahaan magaalada Amsterdam mar uu halkaa u tagay si uu u soo dhaawado Riwaayad uu jilayay heesaa u...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHAX isku dhaf ah oo laga sameeyay Chelsea iyo Man City ka hor kulankooda berito

(England) 29 Sebt 2017. Chelsea iyo Man City ayaa isugu biro tumanaya kulan xiiso leh oo ka tirsan Premier League oo berito Stamford Bridge ku dhex mari doona. Kooxda Pep Guardiola ayaa waxaa dhaawac...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan iska badeli doonaa, ma aqaano sababta uu aabehey iigu bixiyay.”. Laacib...

(Peru) 29 Sebt 2017. Laacib da’yar oo u dhashay dalka Peru oo lagu magacaabo Osama Vinladen ayaa rajeynaya inuu kulankiisii ugu horreeyay u safto xulkiisa marka uu koobka dhalin yarada 15 jirada ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Xaaskeyga waxay rabtay inay Guriga iga ceyriso.”. Alvaro Morata

(London) 29 Sebt 2017. Alvaro Morata ayaa ka sheekeeyay wixii kala qabsaday isaga iyo xaaskiisa bilowga markii uu ku soo biiray Chelsea. Dhaliyaha reer Spain ayaa shaaca ka qaaday in xaaskiisa ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Guardiola iyo Conte oo ka hadlay shilkii uu ku dhacay Aguero ka hor...

(England) 30 Sebt 2017. Sergio Aguero ayaa shil halis ah galay khamiistii mar uu ku sugnaa dalka Holland halkaa uu u tagay inuu soo daawado heeso uu qaadayay fanaan reer Colombia ah. Waxaa iminka dib...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live