Matic oo ka sheekeeyay Sirta ka dambeysa sida dhaqsida leh uu ula qabsaday...
(Manchester) 29 Agoosto 2017. Nemanja Matic ayaa durba wacdaro la wada jecleystay ka dhigaya kooxdiisa cusub ee Manchester United isagoona ka hadlay sirta ka dambeysa inuu durba la qabsado kooxda Jose...
View ArticleChelsea oo wada hadalo la furtay Mahrez iyo laacibka oo af cad ku sheegay inuu….
(London) 29 Agoosto 2017. Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa la sheegayaa inuu wada hadalo la yeeshay Riyad Mahrez ka hor inta uusan ka gudbin dalab dhan 46.5 milyan oo bound. Mahrez ayaa isagu af...
View ArticleLambarkee ayuu Kylian Mbappe u xiran doonaa PSG???
(Paris) 29 Agoosto 2017. Mbappe ayaa saakay PSG tijaabada caafimaad ugu maray xerada tababarka xulka Faransiiska. Waxaa lagu wadaa inuu ugu biiro hal sano oo heshiis amaah ah ka hor inta uusan 166...
View ArticleMUUQAAL+SAWIRRO: Monaco oo dhabarka ka jabisay Juve iyo Milan
(Europe) 30 Agoosto 2017. Xiddiga ay sida wayn u bartilmaameedsanayeen camaaliqada Serie A ee Juventus iyo Milan Keita Balde ayaa si Rasmi ah ugu biiray kooxda Monaco ee ka dhisan Faransiiska....
View ArticleHalkee mareysaa Sheekada Coutinho iyo Barcelona???
(Europe) 30 Agoosto 2017. Sheekada Coutinho iyo Barcelona ayaa weli meel u dhicin xilli uu suuqa ka harsan yahay uun maanta iyo berito. Laakiin warar dhawaan gal ah ayaa tibaaxaya in Barcelona ay weli...
View ArticleMario Mandzukic oo ku guuleystay goolka sanadka…(DAAWO)
(Europe) 30 Agoosto 2017. Goolkii Final ka Champions League uu Mario Mandzukic ka dhaliyay Real Madrid oo loo doortay goolka sanadka ee Yurub sida lagu daabacay bogga UEFA. Finalkii ka dhacay Cardiff...
View ArticleDukaanka Arsenal oo la jabsaday iyo alaabo badan oo la xaday….+SAWIRRO
(London) 30 Agoosto 2017. Waxaa la jabsaday Dukaanka kooxda Arsenal iyadoona laga xaday alaabo badan. Habeenkii Talaadada ayaa la jabsaday waxaana la wariyay in burcadii geystay dhaca ay ku baxsadeen...
View ArticleChelsea oo Maanta ku dhawaaqi karta saxiixeedii 5-aad ee Xagaagan…(Waa kee?)
(London) 30 Agoosto 2017. Chelsea ayaa qarka u saaran inay saacadaha soo socda ku dhawaaqdo saxiixeedii shanaad ee suuqa kala iibsiga xagaagan. Waxay ku dhow yihiin inay la soo wareegaan dhaliyaha...
View ArticleEEG: Sida ay u muuqaneyso Shaxda PSG marka lagu daro Mbappe
(Paris) 30 Agoosto 2017. Malaha PSG waxay markaan heysataa shaxda ugu adag Yurub kaddib markii la sheegay inay heshiis amaah ah kula soo wareetay Mbappe kaa oo ay xagaaga soo socda ku iibsan doonto...
View ArticleSAWIRRO: Tababarayaasha ugu muruqa wayn Yurub oo kulmay
(Europe) 30 Agoosto 2017. Qaar ka mid ah tababarayaasha ugu muruqa wayn kubbada cagta Yurub ayaa ku kulmay shirka sanadlaha ee UEFA. Jose Mourinho ayaa la kulmay tababarayaashii hore ee Manchester...
View Article“Anigu kama cabsanayo Drinkwater.” . Tiemoue Bakayoko
(London) 30 Agoosto 2017. Tiemoue Bakayoko ayaa sheegay inuusan booskiisa uga cabsaneyn Danny Drinkwater oo la filayo inuu ku soo biiro Chelsea. Blues ayaa la aaminsan yahay inay 30 milyan oo bound...
View ArticleChamberlain oo lagu wado inuu Caawa caafimaadka u maro Liverpool iyo Lambarka...
(England) 30 Agoosto 2017. Alex Oxlade-Chamberlain ayaa qarka u saaran inuu ku biiro Liverpool kaddib markii ay Reds iyo Arsenal ku heshiyeen qiimo dhan 40 milyan oo bound. Gunners ayaa heshiis la...
View ArticleLiverpool way ka maarantaa Coutinho…(Bal Arag SHAXDAN cajiibka ah)
(Europe) 30 Agoosto 2017. Arsenal iyo Liverpool ayaa ku heshiiyay Chamberlain laacibka ayaana lagu wadaa inuu caawa tijaabada caafimaad maro. Sidoo kale Liverpool ayaa aad loogu badinayaa inay la soo...
View ArticleRASMI: Bojan Krkić oo ka tagay Premier League dibna ugu laabtay La Liga
(Europe) 31 Agoosto 2017. Bojan Krkić ayaa isaga tagay kooxda Stoke City isla markaana ku biiray naadiga Alaves ee ka dhisan horyaalka La Liga ee dalka Spain. laacibkii hore ee Barcelona ayaa doonaya...
View ArticleCoutinho iyo Sanchez oo sii joogi kara Premier League
(Europe) 31 Agoosto 2017. Labada saxiix ee ugu waynaa ee la filayay inay caawa ka dhacaan suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa u muuqda kuwa aan dhici doonin isla markaana ay Sanchez iyo Coutinho la...
View ArticleWOOOOOOW: Ronaldo oo Labaaleey dhaliyay…+MUUQAAL
(Europe) 31 Agoosto 2017. Cristiano Ronaldo ayaa dhaliyay gool aan inaba caadi ahayn ciyaarta iminka dhex mareysa xulka qaranka Portugal iyo Faroe Islands is reeb reebka koobka adduunka. Kabtanka...
View ArticleChelsea oo Jab kale kala kulantay suuqa
(London) 31 Agoosto 2017. Chelsea ayaa jabkii labaad kala kulmeysa suuqa kala iibsiga ciyaartoyda kaddib markii laga dul qaaday Alex Oxlade-Chamberlain. Arsenal iyo Blues ayaa ku heshiiyay qiimaha...
View ArticleDAAWO: Xiddiga ay ku dagaalamayaan Arsenal iyo Liverpool Lemar oo GOOL...
(Paris) 31 Agoosto 2017. Bartilmaameedka sare ee kooxaha Arsenal iyo Liverpool Thomas Lemar ayaa gool qurux badan u dhaliyay xulka Faransiiska ciyaarta ay iminka la yeelanayaan Holland isreeb reebka...
View ArticleCristiano Ronaldo oo TAARIIKH Cusub u dhigay Yurub
(Europe) 31 Agoosto 2017. Ronaldo ayaa taariikh cusub oo hor leh u dhigay Yurub kaddib saddexleydii uu ka dhaliyay xulka Faroe Islands ciyaar ka tirsanayd isreeb reebka koobka adduunka ay kaga...
View ArticleMarkii hore Chamberlain misane Llorente iminkana Ross Barkley…(Halkee laga...
(London) 31 Agoosto 2017. Chelsea ayaa mashaqo ka heysataa suuqa kala iisbiga ciyaartoyda iyadoo misane ay soo gaartay jab kale oo xoogan. Arsenal iyo Chelsea ayaa ku heshiiyay saxiixa Chamberlain...
View Article