Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kooxaha ugu waa wayn Premier League oo ay dhagaha u taagan yihiin…(Real...

(Madrid) 08 Abriil 2016. Camaaliqada La Liga ee Real Madrid ayaa u dul qaadaneysa xilli ciyaareed liita iyadoo kooxda Zidane ay iminka ku jirto kaalinta saddexaad ee horyaalka Spain isla markaana hal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roberto Mancini miyuu xilka Arsenal ka badelayaa Arsene Wenger?…(Isagaa ka...

(Milano) 08 Abriil 2016. Tababaraha ku gaamuray Arsenal ee Arsene Wenger ayaa dhaleeceymo xoogan kala kulmayay taageerayaasha Gunners sababo la xiriira labac labacleyntooda tartanka Premier League....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Vardy ma ahan ciyaaryahan ee waa FARAS, Kante isna waxaadba moodaa inuu...

(England) 08 Abriil 2016.  Tababaraha hogaamiyayaasha Premier League ee Claudio Ranieri ayaa ku tilmaamay dhaliyihiisa Jamie Vardy Faras cajiib ah halka sidoo kale uu wax ka yiri xiddigiisa sida...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORYAALKA SOOMAALIYA: Banaadir oo lugteeda isaga reebtay Jeenyo ciyaar aan...

(Muqdisho) 08 Abriil 2016. Naadiga Banaadir ayaa hogaanka sii dheereysatay isla markaana iska reebtay kooxdii ku soo xigtay ee LL.PP. Jeenyo kaddib markii ay kaga adkaatay 3-2 ciyaar ku dhex martay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoyda iyo shaqaalaha Man United oo hoos loo dhigayo mushaaraadkooda iyo...

(Manchester) 09 Abriil 2016. Xiddigaha Man united ayaa lagu qasbi doonaa in mushaarkooda la dhimo haddii ay u soo bixi waayaan tartanka xiisaha badan ee Champions League sida ay sheegayaan warar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SHEEKO CUSUB: Luis van Gaal ayaa qabad ku noqon doona in Zlatan Ibrahimovic...

(Paris) 09 Abriil 2016. Joog dheere Zlatan Ibrahimovic ayaan qabin wax dareen ah uu ugu soo biirayo Man United haddii uu xilka tababaranimo sii hayo Louis van Gaal xilli ciyaareedka soo socda sida ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar ma ciyaarsiin kartaan iyo waan ciyaarsiineynaa….(Barcelona iyo Brazil...

(Catalonia) 09 Abriil 2016. Barcelona ayaanan u ogolaan doonin Neymar inuu xulkiisa Brazil u ciyaaro tartanka Copa America. Warqad ay u direen maamulka xulka Samba ayay kooxda Catalonia ku yiraahdeen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United kama soo qeyb gali doonto Champions League xitaa haddii ay ku...

(Manchester) 09 Abriil 2016. Man United ayaa hal dhibic oo qura u jirta kaalinta afaraad ee Premier League laakiin nasiib darro xitaa haddii ay ku dhameysato afarta sare uma soo bixi doonto Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

EEG SAWIRKA: Ma GOOL sax ah ayaa laga diiday West Ham ciyaartii waalida ee...

(London) 09 Abriil 2016.  Ciyaar waali ahayd oo dhawaan dhex martay kooxaha London ee West Ham iyo Arsenal oo ku idlaatay 3-3 ayaa waxaa kooxda martida loo ahaa laga diiday gool kaa oo go’aami karay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Imise kulan ayay u bahan tahay Leicester City si loogu caleemo saaro Premier...

(England) 09 Abriil 2016. Naadiga sida lama filaanka ah u heysa horyaalka Premier League ee Leicester City ayaa u baahan iminka afar kulan oo qura si ay ugu guuleysato horyaalka Ingiriiska. Sanad uun...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waa inaad keentaa weeraryahankan si uu weerarka igala ciyaaro.”. Sanchez oo...

(London) 09 Abriil 2016. Naadiga Arsenal ayaa u muuqata inay u baahan tahay weeraryahan tayo leh kaddib xilli ciyaareed kale oo niyad jab leh oo ku dhammaan kara koobab la’aan. Iyadoo shaki laga qabo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Horey waxaa 10-gool uga dhaliyay xulka Spain iminkana wuxuu iska...

(Tahiti) 09 Abriil 2016. Goolhayaha xulka Tahiti Mickael Roche ayaa qabsaday dareenka Internet-ka kaddib markii uu iska dhaliyay Otareeto aan caqli gal ahayn. 33-jirka ayaa sabab aan la fahmi karin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxay ahayd in garoonkaba laga saaro inta uusan saddexleyda naga dhalin.”....

(London) 09 Abriil 2016. Tababare Arsene Wenger ayaa sheegaya in Andy Carroll ay ahayd in kaarka cas loo taago inta uusan saddexleyda ka dhalin kulankii dhawaan ay bar-barha 3-3 la galeen West Ham....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waa maxay sababtii keydka loogu cabay goolhaye Petr Cech  loona safay David...

(London) 09 Abriil 2016. Taageerayaasha Arsenal ayaa aad uga carreysan sababtii kursiga keydka loo fariisiyay Petr Cech loona safay David Ospina, laakiin Arsene Wenger ayaa ka hadlay isla markaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Van Gaal iyo kal kaaliyayaashiisa waxay ciyaartoyda ula dhaqmaan sida...

(Istanbul) 10 Abriil 2016. Laacibkii hore ee Man United Nani ayaa dhaleeceeyay habka uu wax u maamulo Louis van Gaal, isagoona sheegay in macallinka reer Holland uu ciyaartoyda ula dhaqmo sida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Arbeloa ayaan ka ballan qaaday inaan garaaci doono Barcelona,”. Granero

(Spain) 10 Abriil 2016. Xiddiga qadka dhexe ee naadiga Real Sociedad Esteban Granero ayaa sheeganaya in saaxiibkii hore ay ka wada tirsanaan jireen Real Madrid ee Alvaro Arbeloa uu ka ballan qaaday...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea waa inay hoos u dhigtaa qiimaha ay ku dooneyso Eden Hazard

(Lodon) 10 Abriil 2016. Haddii ay Chelsea dhab ka tahay inay iska iibiyaan Eden Hazard waa inay hoos u dhigaan qiimaha 80-milyan oo bound oo ay ku doonayaan. 25-jirka reer Belgium ayaa qaadanaya xilli...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

EPL: Leicester City oo markale guul gaartay iyadoo shabaqeeda la...

(England) 10 Abriil 2016. Leicester City ayaa sida caadada ahaydba markale adkaatay iyadoo aan shabaqeeda la taaban 2-0 ciyaar ay la yeelatay Sunderland oo ka carareysa inay hoos ugu dhacdo heerka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Kulanka Tattenham iyo Man United oo daqiiqado dib loo dhigay….(Sidee...

(London) 10 Abriil 2016.  Kulanka Manchester United iyo Tottenham oo ahayd inuu soo galo iminka 6:00 fiidnimo ayaa dib loo dhigay sababo la xiriira hakad ama xayiraad ku timid isku socodka baskii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha cusub ee Chelsea Antonio Conte oo damacsan qorshahan!

(Madrid) 11 Abriil 2016. Tababaraha cusub ee Chelsea Antonio Conte ayaa doonaya inuu xilli ciyaareedka soo socda kooxdiisa ku soo biiriyo kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos isagoona ku faraxsan inuu...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live