(England) 29 Maarso 2018. Xiddigii hore ee Liverpool, Man United iyo Real Madrid Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada la ciyaari doono Usbuucan Premier League.
Chelsea iyo Tottenham ayaa kulan adag wada yeelan doona.
Haddaba Saadaasha kulamada waa wayn ee Owen ayaa sidaan u dhacaya:
Crystal Palace 1-3 Liverpool.
Manchester United 2-1 Swansea.
Everton 1-3 Manchester City
Arsenal 2-0 Stoke City
Chelsea 2-2 Tottenham.
Gool FM.