Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Ronaldo oo Qoraxeysi u soo bixiyay Saddexdiisa caruur ee yar yar

(Europe) 28 Maarso 2018. Cristiano Ronaldo ayaa waqti qaali ah la qaatay reerkiisa kaddib labo kulan oo saaxiibtinimo uu u saftay xulkiisa Portugal. Xiddiga Real Madrid ayaa labo gool oo soo daahay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Inter Milan oo qarka u saaran inay SADDEXDAN soo wada xero galiso

(Italy) 28 Maarso 2018. Inter Milan ayaa aad ugu dhow inay hal mar soo wada xiro galiso Martinez, De Vrij iyo Asamoah. Camaaliqada reer Talyaani ayaa lagu wadaa inay Messi-ga cusub Lautaro Martinez...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DHACDO YAAB LEH: Carlos Teves oo Xabsi Dhaxdiisa ku dhaawacmay!!!!!

(Argentina) 28 Maarso 2018. Dhaliyihii hore ee labada Manchester iyo Juventus Carlos Tevez ayaa ku dhaawacmay Xabsi kaddib markii uu kubbad la ciyaaray Maxaabiis. Weeraryahanka reer Argentina oo...

View Article

“Dhaawaca Messi Muhiim ma ahan.”.

(Spain) 28 Maarso 2018. Inkastuu Lionel Messi seegay labadii kulan uu ciyaaray xulkiisa Argentina misane tababaraha Barcelona Ernesto Valverde, ayaa hoos u dhigay inay jiraan wax dhaawac halis ah haba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacib u dhashay Saudi Arabia oo tababarka la bilaabaya Manchester United

(Europe) 29 Maarso 2018. Mohammad Al-Sahlawi oo weerarka kaga ciyaara xulka Sucuudiga ayaa tababarka la bilaabi doona Manchester United si uu isugu diyaariyo koobka adduunka. 31-jirk ee iminka u safta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo aad u Amakaagay markii uu ogaaday in Ousmane Dembele

(Spain) 29 Maarso 2018. Lionel Messi ayaa la warinayaa inuu aad ula amakaagay markii uu ogaaday in Ousmane Dembele uu ka fikirayo inuu xagaaga si lama filaan ah ugu dhaqaaqo Arsenal. Gunners ayaa u soo...

View Article

Michael Owen oo Saadaaliyay kulamada Premier League ee usbuucan…(Muxuu ku...

(England) 29 Maarso 2018. Xiddigii hore ee Liverpool, Man United iyo Real Madrid Michael Owen ayaa saadaaliyay kulamada la ciyaari doono Usbuucan Premier League. Chelsea iyo Tottenham ayaa kulan adag...

View Article

“Mancheter United way tabi doontaa Zlatan Ibrahimovic.”.- Phil Jones

(England) 29 Maarso 2018. Daafaca Manchester United Phil Jones ayaa aaminsan in Manchester United ay tabi doonto Zlatan Ibrahimovic. Joog dheeraha reer Sweden ayaa ku biiray naadiga Los Angeles Galaxy,...

View Article


Roberto Carlos oo niyada ka dilay Neymar!!

(Europe) 29 Maarso 2018. Neymar ayaa loo arkaa laacibka saddexaad ee waqti xaadirkan ugu fiican kubbada cagta adduunka kaddib Messi iyo Ronaldo. Rugadaaaga reer Brazil iyo kooxda Real Madrid Roberto...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo loogu baaqay Icardi

(Italy) 29 Maarso 2018. Agaasimihii hore ee Real Madrid Predrag Mijatovic ayaa ugu baaqay camaaliqada Spain inay la soo saxiixdaan dhaliyaha Inter Milan Mauro Icardi. Los Blancos ayaa la filayaa inay...

View Article

Juventus oo ku kalsoon inay Man United kala soo wareegi karaan…..

(Italy) 29 Maarso 2018. Juventus ayaa la warinayaa inay aad ugu sii kalsoonaaneyso inay dhammaadka kal ciyaareedka Manchester United kala soo wareegi karto Anthony Martial. Mustaqbalka wiilka reer...

View Article

Eden Hazard oo ay ka go’an tahay inuu..

(Europe) 29 Maarso 2018. Eden Hazard ayaa waqti dheer bartilmaameed u ah Real Madrid. Wiilka reer Belgium ayaa kal ciayareedkii tagay la saadaaliyay inuu ka tagi doono Blues isla markaana ku biiri...

View Article

David De Gea oo doonaya inuu Markiisii ugu horreeyay ku guuleysto…..

(Manchester) 29 Maarso 2018. Goolhayaha Manchester United David de Gea ayaa doonaya inuu markiisii ugu horreeyay ku guuleysto abaal marinta Gacmo gashiga dahabka ah ‘Golden Glove’ ee goolhayaha ugu...

View Article


“Cristiano Ronaldo waa CAQLILOOW.”.

(Europe) 29 Maarso 2018. Haddii aad ogeyd in Cristiano Ronaldo uu Shan jeer ku guuleystay Ballon d’Or waxaa u dheer inuu caqli badan yahay sida uu qabo goolhayahe Buffon. Labada xiddig ayaa isku qaban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Markii hore wuxuu yiri Messi ayaa Laacibsan, Balse markii uu Indhaha u Shitay...

(Madrid) 30 Maarso 2018. Xaddiga qadka dhexe ee Real Madrid Federico Valverde ayaa mar dhawaan la waydiiyay kan fiican Messi iyo Ronaldo doortay xiddiga reer Argentina. Laakiin sida uu warinayo...

View Article


HORDHAC: Horseed Vs Banadir Sports Club…(Kulan wayn)

(Muqdisho) 30 Maarso 2018. Kooxaha Banadir Sports Club iyo Horseed ayaa galabta ku ballansan garoonka Banadir ee Degmada Cabdicasiis kullan ka tirsan horyaalka Somali Premier League. Ciyaartan ayaa ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shiikh Maxamed Cariif oo u DUCEEYAY Maxamed Saalax…(Aqri Ducada)

(England) 30 Maarso 2018. Muslimiinta dhan ayaa la dhacsan oo ku faraxsan bandhiga wiilka reer Masar ee Maxamed Saalax. Maxamed ayaa noqday laacibkii ugu horreeyay taariikhda Liverpool ee xilli...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Zlatan Ibrahimovic oo si wayn loogu soo dhaweeyay Los Angeles

(LA) 30 Maarso 2018. Zlatan Ibrahimovic ayaa ka dagay Los Angeles iyadoo ay halkaa ku soo dhaweeyaan taageerayaal fara badan. Joog dheeraha u soo ciyaaray kooxo badan oo magac wayn ku leh Yurub ayaa...

View Article

Benaadir oo guul daradii ugu horreysay Biday Horseed Somalia Premier League.

(Muqdisho) 30 Maarso 2018. Benaadir ayaa galabta biday Horseed guul daradii ugu horreysay horyaalka Somalia Premier League ee xilli ciyaareedkan kaddib markii ay 3-2 ku martay. Horseed oo wax ka qaban...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

QORMADA JIMCAHA: Labo Laacib oo CAAN ka ah kubbada cagta oo Ka baxay DIINTA...

(Europe) 30 Maarso 2018. Qormooyinkeenii hore ee Maalinka Jimcaha haddaan ku soo qaadanay ciyaartooy soo islaamtay, waxaan Maanta qodobkeena ku soo qaadan doonnaa Labo Laacib oo aad looga yaqaano...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live