Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Ma Ogtahay in Ramos uu Sabab u ahaa Goolkii koowaad uu Ronaldo ka dhaliyay...

(Russia) 18 Juunyo 2018. Goolhayaha xulka Qaranka Spain David de Gea ayaa bandhig aad u liita sameeyay kulankiisii ugu horreeyay Koobka Adduunka ciyaartii ay bar baraha 3-3 la galeen xulka Portugal....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

LA YAAB: Goolkii Xalay looga adkaday Jarmalka oo Dhul Gariir sababay…!!!

(Russia) 18 Maajo 2018. Mexico ayaa ka yaabsatay xulka xafidanaya koobka Adduunka kaddib gool madi ah ay ku mareen kulankoodii furitaanka iyadoo uu goolkuna sababay Dhul gariir ka dhacay magaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 19 Juunyo 2018. Waxaan dib u amba qaadi doonnaa xubinteenii Saakay iyo Wargeysyada oo inoo socon doona inta uu ka xiramayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda insha’alaah. Waxaan si joogta ah idin...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Weli ma dhammaan Sheekadii Nabil Fekir iyo Liverpool…(Maxaa soo kordhay??)

(Europe) 19 Juunyo 2018. Weli ma dhammaan heshiiskii dhibka badnaa ee Nabil Fekir iyo kooxda Liverpool sida uu sheegayo wakiilka wiilka reer France. Rajada uu Fekir ugu dhaqaaqi lahaa Reds ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Grethe Bale waa Laacib Manchester United ah.”.- Ryan Giggs

(Europe) 19 Juunyo 2018. Gareth waa Laacib Manchester United ah sida uu qabo rugcdaagii hore ee kooxdaas iyo Ryan Giggs isla markaana ah macallinka dhawaan galka ah ee xulka Wels. Bale ayaa liiska...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dybala oo iska dhex arkay Messi, si uu uga aargutana wuxuu qaadi doonaa...

(Russia) 19 Juunyo 2018. Paulo Dybala ayaa lagu waramayaa inuu iska dhex arkay kabtanka xulka Argentina ee Lionel Messi kaa oo uu dartiis boos uga heli la’ yahay xulka Qaranka. Messi ayaa Barcelona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Ateletico Madrid oo dhammeystirtay Saxiixa Thomas Lemar isla markaana...

(Europe) 19 Juunyo 2018. Ateletico Madrid ayaa ugu dambeyn Heshiis Shan sano ah ka saxiixatay xiddigooda Antoine Griezmann iyagoona sidoo kale dhammeystiray saxiixa laacibka Monaco ee Thomas Lemar....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cavani oo Sheegay Sababta uu Maxamed Saalax uga badeshay Maaliyada isagoon...

(Russia) 19 Maajo 2018. Dhaliyaha xulka Uruguay Edinson Cavani ayaa daaha ka rogay sababta dhabta ah uu maaliyada ugu badashay xiddiga xulka Masar Maxamed Saalax kulankoodii furitaanka Koobka Adduunka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 20 Juunyo 2018. Waxaan dib u amba qaadi doonnaa xubinteenii Saakay iyo Wargeysyada oo inoo socon doona inta uu ka xiramayo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda insha’alaah. Waxaan si joogta ah idin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Neymar oo Walaaca ku sii kordhiyay Brazil iyo Taageerayaasheeda

(Russia) 20 Juunyo 2018. Neymar ayaa walaaca ku sii badiyay Brazil iyo Taageerayaasheeda kaddib markii uu shalay tababarka isaga baxay 10-daqiiqo uun kaddib. Laacibka ugu qaalisan kubbada cagta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Karim Bezema oo Real Madrid la damacsan Khiyaano uu ku Dhabar jabinayo…(Maxaa...

(Europe) 20 Juunyo 2018. War wayn oo ka imaanaya dalka Spain ayaa tibaaxaya in Karim Bezema uu dhabar jab wayn la damacsan yahay kooxda Real Madrid sababo la xiriira Neymar dartii. Xiddiga reer France...

View Article

Dani Alves Malaha waxaa u fiicneyd inuu Heesaha qaado intii uu Ciyaaraha ku...

(Europe) 20 Juunyo 2018. Dani Alves ayaa nasiib u yeelan waayay inuu ka soo muuqdo Koobka Adduunka kaddib dhaawac daran oo soo gaaray intii uu u ciyaarayay PSG. Balse laacibka ayaa ka soo muuqday hees...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO: Sawirradii ugu Fiicnaa ee laga qabto Ronaldo kulankii ay dhawaan ka...

(Russia) 20 Juunyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa guul muhiim ah ku hogaamiyay xulkiisa Portugal ciyaartii dhawaan idlaatay kaddib markii uu dhaliyay goolka qura ay ku mareen Morocco. Goolka ayaa uga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Xalay ka qaldanaa Messi??…(Xitaa kulanka ma Bilaaban markii uu….)+SAWIRRO

(Russia) 22 Juunyo 2018. Waxaa shaki ku jirin in Lionel Messi uu eed wayn ku leeyahay guul daradii xanuunka badneyd uu xalay Xulkiisa Aregentina kala kulmay Croatia oo 3-0 ku martay taa oo ceel dheer...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bani’aadamku wuxuu leeyahay 2-Sabab laakiin N’Golo Kante wuxuu leeyahay...

(Russia) 22 Juunyo 2018. N’Golo Kante ayaa wacdaro kala dhigay ciyaartii xalay uu xulka Fransiiska gool madiga ah uga adkaaday xulka Peru. Gool uu qeybta hore u dhaliyay Kylian Mbappe ayaa ku filnaaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Labada Wiil ee ka Wayn Pogba oo ka Carooday Walaalkooda ka Yar ciyaartii...

(Russia) 30 Juunyo 2018. France ayaa isa soo taagtay wareega sideed dhammaadka Koobka Adduunka kaddib markii ay 4-3 uga adkaadeen xulka Argentina. Antoine Griezmann ayaa gool u badelay rigoore lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi oo Isbadel wayn lagu arkay kulankii Shalay ee Argentina vs France,...

(Russia) 01 Luulyo 2018. Sida caadiga ah indhaha Caalamka ayaa hayay Lionel Messi kulankii shalay ee Argentina looga reebay Koobka Adduunka kaddib markii ay guul darro 4-3 kala kulmeen xulka Qaranka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAGAR: Mbappe ma qaadan doono wax Lacago ah xitaa haddii uu xulka Faransiiska...

(Russia) 01 Luulyo 2018. Kylian Mbappe ayaa ahaa xiddiga garoonka ciyaartii uu xulka Faransiiska 4-3 uga adkaaday Argentina wareega 16-ka Koobka Adduunka. Wuxuu dhaliyay labo gool oo caaqibo leh...

View Article

Di Maria oo Anshax Xumo wayn ku kacay kulankii Argentina looga reebay Koobka...

(Russia) 02 Luulyo 2018. Angel Di Maria ayaa fal anshax xumo oo wayn ku kacay ciyaartii Doraad ee xulka Argentina looga reebay Koobka Adduunka kaddib markii ay guul darro 4-3 kala kulmeen xulka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ma ogtahay inuu FULEEY yahay Saxiixa Cusub ee Liverpool Naby Keita!!!!?????

(England) 01 Luulyo 2018. Saxiixa Cusub ee Liverpool Naby Keita ayaa wareysi uu bixiyay ku qirtay inuu Fuleey yahay. Ma ahan inuu ka cabsanayo cadaadiska kulamada waa wayn ama inuu ka baqanayo...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live