Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Kaddib dhaawacii iga soo gaaray qaraxii BASKA waxaan mooday inaan mar dambe...

(Dortmund) 29 Maajo 2017. Marc Bartra ayaa daaha ka rogay inuu u cabsaday waayihiisa ciyaareedka kaddib qaraxii lala beegsaday baskii siday ciyaartoyda Borussia Dortmund ka hor kulankii Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Real Madrid ma ahan Cristiano Ronaldo oo kaliya.”. Alex Sandro

(Torino) 30 Maajo 2017. Daafaca kooxda Juventus Alex Sandro ayaa kooxdiisa uga digay khatarta ay leeyihiin dhammaan ciyaartoyda Real Madrid isagoona si gaar ah u ammaanay Cristiano Ronaldo. Juventus...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolhayaha labaad ee Chelsea oo usbuucan caafimaadka u maraya kooxda….

(London) 30 Maajo 2017. Goolhayaha Chelsea  Asmir Begovic ayaa lagu wadaa inuu usbuucan caafimaadka u maro kooxda Bournemouth ee ka ciyaarta Premier League. Bournemouth ayaa dooneysay inay goolhayaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Arsene Wenger iyo Arsenal oo heshiiyay

(London) 30 Maajo 2017. Tababare Arsene Wenger ayaa Arsenal la gaaray heshiis labo sano ah uu ku sii joogayo gegada Emirates Stadium. Macallinka reer France ayaa wada hadalo xasaasi ah kula jiray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goorma ayaa la soo saarayaa isku aadka Premier League ee kal ciyaareedka...

(England) 30 Maajo 2017. Premier League ayaa goor dhow uun dhammaaday iyadoo ay ku guuleysatay kooxda uu hor koco tababare Antonio Conte ee Chelsea. Haddaba goorma ayaa la soo saari doonaa isku aadka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo galabta dhammeystireysa saxiix labaad oo aad u shidan kaddib...

(Manchester) 30 Maajo 2017. Kooxda Pep Guardiola ayaa ku jirta is hubeyn xoogan iyadoo ay dhawaan Monaco kala soo wareegtay Bernardo Silva waxaana saacadaha yar ee na soo aadan lagu wadaa inay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ka bogo wax kasta oo uu Zidane uga hadlay shirkiisa jaraa’id….(Bale iyo Isco...

(Madrid) 30 Maajo 2017. Tababare Zinedine Zidane ayaa mowduucyo kala duwan uga hadlay Maalinta saxaafadda ee Real Madrid ee maanta lagu qabtay xeradeeda tababarka ee Valdebebas. Zidane oo ka hadlay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO XUL AH: Bal arag Hotel ka ay dagi doonaan Real Madrid Final ka...

(Cardiff) 30 Maajo 2017. Real Madrid ayaa magaalada Cardiff oo ay ku ciyaari doonta final ka Champions League ka degi doonta hotel habeenkii lagu jiifto 69 oo bound. Wuxuu ku yaalaa Hotelka meel ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaan rajeynayaa inuu Ramos 90-ka gool naga dhalin.”.

(Torino) 31 Maajo 2017. Dhaliyaha Juventus Gonzalo Higuain ayaa sheegay inuu rajeynayo in saaxiibkii Sergio Ramos ay ka madoobaato marka ay sabtida isku wajihi doonaan finalka Champions League isla...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo filanaya MATAANO

(Madrid) 31 Maajo 2017. Akhbaarta ku aadan inay uur leedahay Cristiano Ronaldo saaxiibtiisa ee Georgina Rodriguez ayaa iminka lagu kalsoonaan karayaa iyadoo ay soo baxeen warar hor leh oo tibaaxaya in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo ka fikiri doonta inay iska iibiso Neymar hadduu badeli waayo...

(Catalonia) 31 Maajo 2017. Warar ka imaanaya dalka Spain ayaa sheegaya in Barcelona ay ka fikiri doonto inay suuqa soo dhigto xiddigeeda Neymar haddii uu badeli waayo dabeecadihiisa iyo club yada uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kaddib markii uu macsalaameeyay AS Roma, Totti oo waayihiisa ciyaareed ka sii...

(Roma) 31 Maajo 2017. Muddo dheer uu ku sugnaa kooxda Roma Totti ayaa si wayn loo macsalaameeyay kulankii ugu dambeeyay ay kooxdiisu ciyaarto horyaalka Talyaaniga kal ciyaareedkan. Inkastuu rugcadaagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha Juventus Allegri oo dhaawac soo gaaray ka hor finalka Champions...

(Torino) 31 Maajo 2017. Tababaraha kooxda Juventus Massimiliano Allegri ayaa dhaawac soo gaaray intii lagu guda jiray kulan samafal ah oo uu ka garab ciyaarayay xiddigo sida Alessandro Del Piero iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo noqotay kooxda ugu qaalisan kubbada cagta iyadoo ay jirto inay...

(Europe) 31 Maajo 2017. Manchester United ayaa noqotay naadigii ugu horreeyay ebid ee ku kaca qiimo dhan 3billion euros oo u dhiganta (2.7billion oo bound) marka la eego qiimaha ganacsiga. Qiimaha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Petr Cech oo ku guuleystay Golden Ball

AFP_AC5QQ (Czech) 31 Maajo 2017. Goolhaye Petr Cech ayaa ku guuleystay Czech Republic Golden Bal  laacibka sanadka dalka Czech ee kal ciyaareedka 2016-17. Waa markii 11 aad waayihiisa ciyaareed uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Offside ma ahayn goolkii aan Champions League uga qaadnay Juventus.”.

(Madrid) 31 Maajo 2017. Sagaal iyo toban sano ayaa ka soo wareegatay laakiin xusuusta Predrag Mijatovic ee goolkii guusha uu ka dhaliyay Juventus aad ayay ugu cadahay. Kubbad uu soo laaday Roberto...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

100 ka ciyaartooy ee ugu caansan adduunka oo la soo saaray…..(Ronaldo oo...

(World) 31 Maajo 2017. ESPN ayaa soo saartay 100 laacib ee ugu caansan ciyaaraha nuucyadiisa kala duwan waxaana hogaanka u haya xiddiga Real Madrid ee Cristiano Ronaldo. LeBron James ee ciyaara...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO: Man City oo soo bandhigtay maaliyadda ay gurigeeda ku ciyaari doonto...

(Manchester) 31 Maajo 2017. Naadiga Man Ciy ayaa soo bandhigtay maaliyada ay kal ciyaareedka cusub ku ciyaari doonto garoonkeeda. Maaliyada cusub ee kooxda ka ciyaarta Etihad Stadium ayaa ku kaceysa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Arsene Wenger oo heshiis cusub qalinka ugu duugay Arsenal

(London) 31 Maajo 2017. Tababare Arsene Wenger ayaa ugu dambeyn heshiis cusub u saxiixay kooxda Arsenal. Gunners ayaa xaqiijisay in macallinka reer France uu saxiixay qandaraas cusub oo ku eg ilaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: De Rossi oo heshiis cusub u saxiixay AS Roma

(Roma) 31 Maajo 2017. Daniele De Rossi ayaa qandaraas cusub oo ku eg bisha June ee 2019 qalinka ugu duugay kooxda AS Roma ee dalka Talyaaniga. Roma ayaa dhawaan kooxda ka sagootisay oo macsalaameysay...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live