Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Tababaraha Valencia oo Isbital loola cararay…(Xayawaankan ayaa u sabab ah)

(Spain) 25 Dis 2017. Tababaraha kooxda kaalinta saddexaad kaga jirta horyaalka La Liga ee Valencia ayaa laga qasay fasaxiisa ciida gaalada kaddib markii uu shil galay. Marcelino ayaa laga adkaaday...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marouane Fellaini oo diyaar u ah inuu ka tago Old Trafford

(Manchester) 25 Dis 2017. Hesiishka uu Marouane Fellaini ku joogo Old Trafford ayaa ka dhacaya xagaaga mana doonayo inuu heshiis cusub saxiixo. Xiddiga reer Belgium ayaa kolhoreba diiday hal dalab oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo oo guul daradii El Clasico ku eedeeyay qof aan laga fileyn!

(Madrid) 25 Dis 2017. Kooxda xafidaneysa La Liga ee Real Madrid ayaa sabtidii guul daro qaraar kala kulantay cadowgeeda Barcelona oo ku martay 3-0 iyagoo waliba ku ciyaaraya garoonkooda Bernabeu....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Ibrahimovic kubbada ma Laadi karin markii uu ku soo biirayay Juventus.”....

(Europe) 25 Dis 2017. Joog dheere Zlatan Ibrahimovic ee ku caanka ah inuu goolka u beegsado siduu doono ayaa daaha laga rogay inuusan kubbada Laadi karin ama darbeyn karin markii uu ku soo biirayay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Bal arka sidey iska dhigayaan.”.- Qolka Dharbadelashada PSG oo xarash looga...

(Paris) 25 Dis 2017. Neymar iyo Dani Alves ayaa sababay kala qeybsanaan wayn oo qolka dharbadelashada PSG maadaama ay u dhaqmayaan sida inay yihiin Madax sida ay sheegayaan warar dhawaan gal ah....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxamed Saalax oo daaha ka rogay Hamigiisa sanadka cusub ee 2018

(England) 25 Dis 2017. Mohamed Salah ayaa indhaha ku haya inuu koobab kula guuleysto kooxda ka rrimisa Anfied kaddib markii ii si dhaqsi leh guul ugu bilowday Premier League. Wiilka reer Masar ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Manchester United vs Burnley

(England) 26 Dis 2017. Manchester United ayaa dib u dhac wayn ku sii dhacay kulankii dhawaa ee Leicester City kadib markii waqti xun labar bareeyay, balse wiilasha Jose ayaa eeganaya inay guul helaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Chelsea vs Brighton

(England) 26 Dis 2017. Blues oo bar baro goolal la’aan ah la soo gashay Everton ayaa soo dhaweynaysa caawa fiidkii naadiga Brighton. Wararka Labada dhinac: Dhaliyaha Chelsea Alvaro Morata ayaa soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Liverpool vs Swansea City

(England) 26 Dis 2017. Liverpool oo ciyaar waali ahayd bar baro 3-3 Emirates Stadium kula soo gashay Arsenal ayaa caawa soo dhaweynaysa Swansea City. Wararka Labada dhinac: Liverpool ayaa waxaa ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Conte oo Chelsea u tilmaamay inay la soo saxiixdaan 3-dan Laacib haddii kale...

(London) 26 Dis 2017. Antonio Conte ayaa la warinayaa inuu Chelsea uga digay in xilli ciyaareedka uu ku dhammaan doono niyad jab haddii ay ku guul darreystaan inay shaxdooda xoojiyaan inta lagu guda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: Mourinho oo ku kalsoon soo xero galinta Paulo Dybala

(Europe) 26 Dis 2017. Macallinka Manchester United Jose Mourinho ayaa kalsooni ku qaba in Barcelona iyo Bayern Munich uu ku garaaci doono saxiixa Paulo Dybala. Dybala ayaa ka mid noqday xiddigaha ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dalka Turkiga oo meel uga soo baxay Emmanuel Eboue oo SHIID dartii isku dili...

(Europe) 26 Dis 2017. Daaficii hore ee Arsenal Emmanuel Eboue ayaa qiray inuu ku farxi lahaa oo aqbali lahaa caawimaad kaga timaada meeshey doonto isagoo gaar u tilmaamay Arsenal iyo Ururuka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waxaad nooga ciyaartay Magaca Nabigeena Muxamed SCW.”. Mo Farah oo si xun...

(England) 26 Dis 2017. Wiilka Soomaaliyeed ee u orda dalka waynaha Britain Maxamed Faarax ayaa dad Muslimiin ah si xun ugu soo weeraray Baraha Bulshada kaddib markii uu Instagram kiisa Ciida Gaalada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo Socod ku ciyaarayay kulankii El Clasico…(Xog Yaab leh oo la...

(Spain) 26 Dis 2017. Lionel Messi ayaa ka mid ahaa xidigihii ugu muhiimsanaa kulankii sabtida ee El Clasico, inkastuu laacibka reer Argentina inta badan kulanka socod ku ciyaarayay misane saameyn ayuu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo silcisay Swansea City…(Firmino oo labo ka kacay)+SAWIRRO

(England) 26 Dis 2017. Liverpool oo Anfield ku marti qaaday Swansea City ayaa goolal sida cuntada u siisay kaddib markii ay uga adkaatay 5-0. Qeybtii hore ee dheesha ayaa lagu kala nastay 1-0. Bilowga...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Newcastle United vs Manchester City…(Pep iyo bar-baartiisa oo...

(England) 27 Dis 2017. Manchester City ayaa heysta fursad ay ku sii dheereysan karto hogaanka horyaalka Ingiriiska maadaama markale lagu dhagay Man United. Pep Guardiola iyo xertiisa ayaa sidoo kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: AC Milan vs Inter Milan…(Sideed dhammaadka Coppa Italia)

(Italy) 27 Dis 2017. Kooxaha dariska ayaa caawa isku food saari doona Sideed dhamaadka tartaka Coppa Italia. Labada koox ayaa is qabanaya iyagoo xaalado kala duwan ku jira, Milan ayay sheekada ku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Haddaan dagaal galayo waxaan rabaa inuu markasta ila jiro.”. Conte oo...

(England) 27 Dis 2017. Antonio Conta ayaa diiday inuu meesha ka saaro inuu Stamford Bridge keeno xiddiga qadka dhexe ee Bayern Munich Arturo Vidal. Labada ayaa ka soo wada shaqeeyay Juventus sanadihii...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 27 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TUSH XALAAL: Yaya Toure oo ka laabtay go’aankii uu uga fariistay ciyaaraha...

(Africa) 27 Dis 2017. Yaya Toure ayaa bartiisa Twitter ku shaaciyay inuu ka laabtay go’aankii uu kaga fariistay ciyaaraha Caalamiga ah. Xiddiga qadka dhexe ee Manchester City oo 100 kulan u saftay...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live