Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Sida Finalka Koobka adduunka ayuu inoo yahay.”. Gattuso oo ay dhab ka tahay...

(Milano) 27 Dis 2017. Gennaro Gattuso ayaa sheegay in Milantiisa dhibtooneysa uu kulanka caawa ay la yeelnayaan Inter Milan ee sideed Dhammaadka Coppa Italia ay uga dhigan tahay sida Final ka koobka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Crystal Palace vs Arsenal

(England) 28 Dis 2017. Arsenal ayaa marti u ah naadiga Crystal Palace oo ay dooneyso inay ka aargudato guul daradii ay biday is aragoodii ugu dambeeyay. Wararka Labada dhinac: Dhaliyaha Crystal Palace...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhibaato hor leh oo soo gaartay Kabtanka Manchester City

(England) 28 Dis 2017. Vincent Kompany ayaa garoonka laga saaray 10-daqiiqo uun kaddib ciyaartii xalay ay Manchester City ka adkaatay Newcastle United. 31-jirka ayaa dhaawiciisii ugu dambeeyay ka soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 28 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa lagu ganaaxay Carvajal kaddib markii uu Goolhaye isku badelay kulankii...

(Spain) 28 Dis 2017. Guddiga tartanka xiriirka kubbada cagta Spain ayaa ganaax hal kulan ah dul dhigay daafaca Real Madrid Dani Carvajal kaddib kaarkii casaa uu qaatay kulankii El Clasico ay Barcelona...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goorma ayuu Diego Costa kulankiisii ugu horreeyay u ciyaarayaa Atletico Madrid?

(Madrid) 28 Dis 2017. Diego Costa ayaa eeganaya inuu kulankiisii ugu horreeyay u safto Atletico Madrid 3-da bisha soo socota marka ay la ciyaarayaan naadiga yar ee Lleida kaddib marka camaaliqada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AC Milan oo la xiriirtay Roberto Mancini

(Europe) 28 Dis 2017. Tababarihii hore ee Inter Milna Roberto Mancini ayaa la warinayaa inay la soo xiriirtay AC Milan si uu ugu qabto xilka tababaranimo. Camaaliqada Talyaaniga ayaa baadi goob ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Morata oo MATAANO filanaya

(England) 28 Dis 2017. Dhaliyaha Chelsea Morata ayaa Mataano filanaya in loo dhalo sida ay warinayaan warar ka imaanaya Spain. Morata iyo xaaskiisa Alice Campello ayaa horaantii bishan daaha ka rogay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ronaldo oo ka shallaynaya Dhoorkii uu jartay 2002..(Xitaa canugtiisa ayaa...

(Europe) 28 Dis 2017. Rugcadaagii hore ee Brazil Ronaldo ayaa ka qoomameynaya dhoorkii uu jartay Koobkii adduunka ee 2002. Ronaldo ayaa timo yar inta hore ku reebtay isagoona xiiray intii kale mar uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO OO ARAG: Sida uu Anthony Martial u galayo daafaca cusub ee Liverpool...

(England) 28 Dis 2017. Liverpool ayaa lacagihii ugu badnaa ebid Taariikhda daafac lagu iibsado kala baxday Virgil Van Dijk. 75-milyan oo bound ay kooxda Jurgen Klopp ku iibsatay daafaca reer Holland...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxwaynaha Cusub ee Dalka Liberia oo guushiisa ciyaareed uga mahdinaya...

(Monrovia) 28 Dis 2017. George Weah oo dhawaan loo doortay Madaxwaynaha cusub ee dalka Liberia inkastoo si rasmi ah loo shaacin cod bixinta ayaa guushiisa Yurub ee waayihiisa ciyaareed uga mahdinaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO XUL AH: Barcelona oo la qadiyay iyo Real Madrid oo Goobta ka...

(Dubia) 29 Dis 2017. Waxaa Dubia lagu bixiyay abaal marinada Sanadlaha ee Globe Soccer nuqulkeedii 8-aad. Barcelona ayaa la qadiyay halka ay Real Madrid urursatay abaal marinadii ugu muhiimsanaa ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dagaal xoog leh oo ka dhex jira xiddigaha Arsenal…(Arag SAWIRRADA)

(England) 29 Dis 2017. Dhacdo yaab leh ayaa laga soo qabtay kulankii xalay ay Arsenal 3-2 uga adkaatay Crystal Palace horyaalka Premier League. Ciyaarta oo 1-1 ayaa waxaa goolka labaad iyo saddexaad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

WAR CUSUB: GYM ka oo sabab u noqday hoos u dhaca Romelu Lukaku

(Manchester) 29 Dis 2017. Jose Mourinho ayaa ka cabsi qaba in GYM ka badan uu sameeyay Romelu Lukaku ay sabab u tahay inuu lumiyay xawaarihiisa. Xiddiga ay Man United xagaagii Everton kaga soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 29 Dis 2017. Sidaan horey idin kugu balan qaadnay waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa wararkii ugu dambeeyay ay Jariiradaha ka qoreen xanta Suuqa kala iibsiga maadaama lagu dhow...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Morata oo gacmaha ka taagay in la soo qaban karo Manchester City

(London) 29 Dis 2017. Alvaro Morata ayaa qiray inay Chelsea heysan dooq kale oo aan ka ahayn inay guulaha sii wado si ay cadaadis uun u saaraan kooxda la loodin la’yahay ee Manchester City. Kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dekadda VS Elman…(Super Cup Somalia oo galabta lagu balansan yahay)

(Muqdisho) 29 Dis 2017. Ka hor biloowga xili ciyaareedka cusub ee horyaalka soomaaliya waxaa maanta la ciyaari doonaa Super Cup-ka Soomaaliya, kaa soo sanad walba dhexmara kooxaha ku kala guuleysta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Eden Hazard oo diiday inuu heshiis cusub u saxiixo Chelsea

(London) 29 Dis 2017. Xiddiga Chelsea Eden Hazard ayaan heshiis cusub u saxiixi doonin Chelsea sida uu sheegayo aabihii. Heshiiska uu 26-jirka iminka ku joogo Stamford Brdige ayaa ka dhici doona 2020,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG: Elman oo ku guuleysatay Super Cup kaddib markii ay ka adkaatay Dekadda

(Muqdisho) 29 Dis 2017. Naadiga Elman ayaa ku guuleystay Super Cup kaddib markii ay gool madi ah ku martay kooxda xafidaneysa horyaalka Soomaaliya ee Dekadda. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaartoydii xalay diiday inay la dabaal degaan Alexis Sanchez oo la ogaaday!!!

(England) 29 Dis 2017. Kulankii xalay ay Arsenal 3-2 uga adkaatay Crystal Palace ayaa laga diiwaan galiyay arrin yaab leh gaar ahaan markii uu Sanchez 2-1 iyo 3-1 ciyaarta ka dhigay. Dabaal degii...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live