Maxaad ka taqaanaa laacibka ugu TAAJIRSAN kubbada cagta Adduunka…(Qiso aad...
(World) 07 Jan 2018. Markaad ka fikirto laacibka ugu TAAJIRSAN kubbada adduunka waxaa durba kugu soo dhacaya sida Cristiano Ronaldo, Lionel Messi iyo Neymar, balse sidaas maaha sheekadu oo xiddiga ugu...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 08 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...
View ArticleEEG: Shaxda ugu qaalisan kubbada cagta adduunka
(Europe) 08 Jan 2018. Coutinho ayaa dhigay Rikoodhka laacibkii ugu qaalisanaa ebid Taariikhda ee laga soo iibsado Premier League kaddib markii uu 145 milyan ugu biiray Barcelona. Laacibka ayaa...
View ArticleSAWIRRO+MUUQAAL: Coutinho oo ugu dambeyn lagu soo bandhigay Nou Camp
(Catalonia) 08 Jan 2018. Coutinho ayaa ugu dambeyn lagu soo bandhigay gegada caanka ah ee kooxda Barcelona Nou Camp. Xaaskiisa Aine Coutinho iyo gabadhiisa Maria ayaa ka mid ahaa dadkii isugu soo baxay...
View ArticleLaacib wayn oo ka tirsan Barcelona oo Guri Dariskiisa ah u iibiyay Coutinho
(Spain) 08 Jan 2018. Saxiixa cusub ee Barcelona ayaan Hotel degi doonin oo wuxuu toos ugu xaroon doonaa gurigiisa maadaama horey loogu diyaariyay. Saaxiibkii hore ee Liverpool Luis Suarez yaa la...
View ArticleXiddig ka tirsan Man United oo Joog Dacas ah ku iibsaday 675 bound
(Manchester) 08 Jan 2018. Xiddigaha Manchester United ayaa u duulay Dubai si ay tababar ugu soo qaataan cad ceeda/qoraxda. Waxaase yaab ahayd in daafaca reer Argentina ee Marcos Rojo uu safarka qeyb...
View ArticleIsku aadka Wareega 4-aad ee FA Cup oo la sameeyay…(Muruq waynta yaa lagu...
(England) 08 Jan 2018. Waxaa la soo saaray wareega afaraad ee FA Cup xilli Arsenal xalay tartankan laga cirib tiray. Manchester United ayaa kooxda ugu liidatay la ciyaareysa ee Yeovil, kuwaa ay...
View ArticleLambarkee ayuu Coutinho u xiranayaa Barcelona?????
(Europe) 08 Jan 2018. Barcelona ayaa maanta si rasmi ah gegada Nou Camp ugu soo bandhigtay saxiixeeda cusub ee Coutinho laakiin maaliyadiisa wax Lambar ah kama aysan muuqan. Maadaama uu laacibka...
View ArticleRASMI: Xulka Chile oo magacowday Tababare Cusub
(Chile) 09 Jan 2018. Chile ayaa xaqiijisay inay xilkeeda tababaranimo u dhiibatay macallinkii hore ee xulka Colombia Reinaldo Rueda kaa oo la joogi doona ilaa 2022. Rueda ayaa qabtay xilka Chile...
View ArticleRonaldo oo soo diray Fariin Gaaban uu Laabta ugu qaboojinayo Real Madrid iyo...
(Madrid) 09 Jan 2018. Cristiano Ronaldo ayay dhibaato ka heystaa gool dhalinta La Liga halka Real Madrid ay boos liidato ku jirto, laakiin sidaas ay tahay xiddiga reer Portugal wuxuu ku kalsoon yahay...
View ArticleSaakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda
(Europe) 09 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonnaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...
View Article“Kante keena ama waa idin ka tagayaa.”. Mourinho oo u Booteeyay Man United
(Manchester) 09 Jan 2018. Jose Mourinho ayaa ku hanjabay inuu ka tagayo Manchester United una dhaqaaqayo PSG haddii loo keeni waayo xiddiga uu doonayo. Macallinka reer Portugal ayaa lagu qancin karaa...
View ArticleRASMI: Wesley Sneijder oo u dhaqaaqay horyaalka Carbeed ee Qatar
(Qatar) 09 Jan 2018. Wesley Sneijder ayaa iska diiday dalab kasta oo kaga yimid horyaalada waa wayn ee Caalamka si uu ugu biiro kooxda Al-Gharafa ee ka dhisan horyaalka Qatar. Laacibkii hore ee Ajax,...
View ArticleManchester City oo Heshiis Shaqsi ahaaneed la gaartay Alexis Sanchez
(Manchester) 09 Jan 2018. Manchester City ayaa la warinayaa inay Heshiis shaqsi ahaaneed la gaartay weeraryahanka Arsenal ee Alexis Sanchez. 29-jirka reer Chile ayaa qarka u fuulay inuu 60 milyan ugu...
View ArticleBAL ARAG: Inta Boos uu Sanchez uga ciyaari karo Man City markuu ku biiro
(Manchester) 09 Jan 2018. Manchester City ayaa la warinayaa inay Heshiis shaqsi ahaaneed la gaartay weeraryahanka Asenal ee Alexis Sanchez. Gunners ayaa qudheeda la warinayaa inay ku daashay sheekada...
View ArticleSAWIRRO: Coutinho oo xerada tababarka kula kulmay saaxiibadiisa Barcelona
(Europe) 09 Jan 2018. Coutinho oo shalay si rasmi ah loogu soo bandhigay gegada Nou Camp ayaa ugu dambeyn la kulmay saaxiibadiisa Barcelona kuwii ay horey isu garanayeen iyo kuwa ku cusuba. Mar uu soo...
View Article“Kama shaleynayo inaan iri Mourinho ‘Nin Wayn’ Maaha.”. Conte
(Catalonia) 09 Jan 2018. Antonio Conta ayaa qiray inuusan marna ka shalleyn doonin inuu yiri ‘Mourinho nin wayn maaha’. Waxaa baryahan labada macallin ka dhexeeyay dagaal Afka ah oo uu soo bilaabay...
View ArticleMaxaad ka ogtahay Qisada Jaceyl ee Coutinho iyo Aine….(Lamaanaha Cusub ee...
(Europe) 09 Jan 2018. Lamaanaha Cusub ee Barcelona Coutinho iyo xaaskiisa Aine ayaa Taariikdhooda Jaceyl ay noqotay mid durba laga dhex tilmaamo Nou Camp. Ku dhawaad talaabo kasta oo ka mid ah...
View ArticleHORDHAC: Real Madrid vs Numancia…(Lugta 2-aad ee wareega 16-ka Copa del Rey)
(Spain) 10 Jan 2018. Real Madrid oo wax walaac ah qabin ayaa caawa Bernabeu ku marti qaadi doonta naadiga yar ee Numancia maadaama ay lugtii hore ee wareega 16 ka Cope del Rey uga soo adkaatay 3-0....
View ArticleChelsea oo heshiis dheer ka saxiixatay Daaficii u buuxiyay Booska John Terry
(London) 10 Jan 2018. Chelsea ayaa daafaceeda da’da yar ee Andreas Christensen u gacan galisay heshiis afar sano iyo bar ah. 21-jirka ayaa hoosta laga xariiqay inuu badelay booskii John Terry iyadoo...
View Article