Ronaldo oo Juventus ka Dalbaday inay Barcelona ka soo qaataan Xiddigan…!!!
(Turin) 25 Luulyo 2018. Cristiano Ronaldo ayaa la warinayaa inuu kooxdiisa Cusub ee Juventus uu ka dalbaday in loo keeno xiddiga ay isku dhalashada yihiin ee qadka dhexe kaga ciyaara Barcelona ee Andre...
View ArticleRASMI: Goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Koobka Adduunka 2018 oo la...
(World) 25 Luulyo 2018. Xiriirka kubadda cagta Adduunka ee FIFA ayaa shaaciyey goolkii ugu quruxda badnaa tartanka Koobka Adduunka 2018. Waxaa loo doortay goolkii ugu quruxda badnaa Koobka Adduunka...
View ArticleSHAX laga sameeyay Xiddigihii ka soo qeyb galay Xafladii Cajiibka ahayd ee...
(Ibiza) 26 Luulyo 2018. Ciyaartoy Caan ah ayaa isugu yimid xaflada Dabaal-degga arooska Cesc Fabregas oo ka dhacaysay Ibiza. Saaxiibadiisa Chelsea, Terry, Kante, Pedro iyo qaar kale iyo sidoo kale...
View ArticleLaacib ka tirsan Arsenal oo Faa’iidada ka soo baxa MAQAAYADIISA ugu...
(Europe) 26 Luulyo 2018. Ugu yaraan 80- qof ayaa ku geeriyootay 180 kalena way ku dhaacwacmeen Dab ka kacay Mati ee dalka Greek kaa oo la tagay dad iyo duunyaba. Dabka ayaa ahaa mid aad u Kulul oo...
View ArticleKooxda PSG oo Lambarka 29-aad ka dhigtay Mbappe, iyadoona u xirtay Lambar...
(Paris) 26 Luulyo 2018. Paris Saint-Germain ayaa xaqiijisay in Kylian Mbappe ay lambarka ka bedeshay isla markaana uu kooxda u xiran doono maaliyadda lambarka 7-aad. Xiddigan oo ku guuleystay...
View ArticleWaa SHAX cajiib ah oo kulmisay xiddigo waa wayn, laakiin Gadigood Bilaash...
(World) 26 Luulyo 2018. Xiddigo waa weyn oo magac leh ayaa suuqa laga heli karaa iyagoo xor ah oo aysan lacag badani ku baxaynin, kooxdii doonta ayaana ka qaadan karta suuqa kala iibsiga xiddigaha....
View ArticleHalkuu Marayaa Tartankii Cusbaa ee loo diiday AJAANIBTA oo ay ka qeyb...
(Muqdisho) 27 Luulyo 2018. Jimcihii la soo dhaafay waxaa Garoonka Benaadir Stadium ee Degmada Cabdicasiis ka furmay Tartanka Star League Ama Xidigaha waana markii ugu horreysay ee tartanka la qabto....
View ArticleINAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN: Goolhayihiin Xulka Qaranka Soomaaliya...
(Istanbul) 28 Luulyo 2018. Waxaa dhawaan na soo gaaray inuu Geeriyooyad Goolhayihii xulka Qaranka Soomaaliya iyo naadiga Elman ee Axmed Cabdala Macalin. Axmed wuxuu sanadihii dambe ku noolaa dalka...
View ArticleCiyaaryahan Faransiis ah oo 4-saacadood ka shaqeynayay inuu Dhabarka ku...
(Paris) 29 Luulyo 2018. Laacib u dhashay dalka Faransiiska ee lagu Magacaabo Alain Bulteel ayaa dhabarka ku Sawirtay N’Golo Kante. Xiddigan ka ciyaara garabka Bidix ayaa saaxiibatiisa kula Sharadtamay...
View ArticleAlvaro Morata oo loo dhalay MATAANO, wuxuuna Durba go’aansaday inuu…!!+SAWIRRO
(London) 29 Luulyo 2018. Dhaliyaha Chelsea Alvaro Morata ayaa waxaa loo dhalay labo Wiil oo Maatano ah. Xiddiga reer Spain oo baraha bulshada soo dhigay caruurtiisa Cusub ayaa durba go’aansaday inuu...
View ArticleSAWIRRO: Wayne Rooney oo dhaliyey goolkiisii ugu horreeyey ee Kooxda DC...
(Washington) 30 Luulyo 2018. Xiddiga qibradda leh ee Wayne Rooney ayaa furtay akoonkiisa goolasha horyaalka MLS-ka Mareykanka, waxaana uu dhaliyey goolkiisii ugu horreeyey kooxdiisa cusub ee DC United....
View ArticleKooxda Real Madrid oo doonaysa inay Chelsea kala soo wareegto Willian &...
(Madrid) 30 Luulyo 2018. Sida wararku ay sheegayaan kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa doonaysa inay naadiga Chelsea kala soo wareegto Willian iyo goolhaye Courtois. Kooxda ka dhisan horyaalka La...
View ArticleRASMI: Kooxda Barcelona oo xaqiijisay inay iska fasaxday mid ka mid ah...
(Barcelona) 30 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa xaqiijisay inay iska fasaxday difaaceeda Lucas Digne oo ay u ogolaatay inuu dhammaystiro ka tagistiisa kooxda. Naadiga Everton ee ka...
View ArticleDavid Luiz oo ugu dambeyn ka hadlay Mustabalkiisa kooxda Chelsea… (Miyuu sii...
(London) 30 Luulyo 2018. David Luiz ayaa ka hadlay musqabalkiisa kooxda ka dhisan Galbeedka Magaalada London, waxaana uu soo jeediyey inuu doonayo inuu sii joogo Chelsea, kaddib markii macallinka...
View ArticleMilkiilaha kooxda Chelsea ee Roman Abramovich oo lugihiisa ku raadsaday...
(London) 30 Luulyo 2018. Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa la soo warinayaa inay wadahadallo la bilowday ku aaddan saxiixa Christian Pulisic la bilowday naadiga Borussia Dortmund ee dalka Jarmalka....
View ArticleReal Madrid oo waydiisatay Maxamed Saalax inuu u badelo booska...
(Europe) 01 Agoosto 2018. Real Madrid ayaa la warinayaa inay la xiriirtay Maxamed Saalax si uu ugu buuxiyo booska uu ka baxay Cristiano Ronaldo. Xiddiga reer Portugal ayaa isaga hayaamay gegada...
View ArticleSAWIRRO: Lionel Messi oo dib ugu soo laabtay tababarka Barcelona kaddib...
(Barcelona) 01 Agoosto 2018. Lionel Messi ayaa dib ugu soo laabtay Tababarka Barcelona ee la isugu diyarinayo kal ciyaareedka cusub kaddib fasax dheeri ah oo la siiyay. Kabtanka Argentina ayaa soo...
View ArticleThierry Henry oo Mushaarkiisa hoos u dhigaya si uu Tababare ugu noqdo Maxamed...
(Europe) 01 Agoosto 2018. Rugcadaagii hore ee Arsenal Thierry Henry ayaa usbuucii hore lala xiriirinayay inuu noqdo macalinka Cusub ee naaddiga Aston Villa, balse waxaa iminka soo shaac baxay inuu u...
View Article“War jooga oo hadda iga IIBIYA Real Madrid haddii kale”.- Goolhaye Courtois...
(London) 01 Agoosto 2018. Goolhaye Thibaut Courtois ayaa dhagaha ugu dhibciyay Chelsea war ay aad uga nexeen taageerayaasha Chelsea. Xiddiga reer Belgium ayaa u sheegay Blues inuusan heshiis cusub u...
View ArticleWillian oo Mar Marsiyo YAAB leh ula yimid Chelsea iyo Tababaraha Cusub oo aad...
(America) 02 Agoosto 2018. Chelsea ayaa guul darro Rigoorayaal ah kala kulantay dhigeeda Arsenal ciyaartii saaxiibtinimo ay xalay ku yeesheen Dublin, Tababaraha Cusub ee Chelsea Maurizio Sarri ayaana...
View Article