Maxaa ka soo kordhay Wararka ku aadan MUSIIBADII Xalay ka dhacday Premier...
(England) 28 Okt 2018. Waxaa soo dhacday oo qarax iyo bur-bur sameysay Helicopter-ka milkiilaha naadiga Leicester City Vichai Srivaddhanaprabha. Dayuurada qumaatiga u kacda ayaa u soo dhacday sababo...
View ArticleSaakay iyo Wararkii ugu dambeeyay ee MUSIIBADII Premier League….(Milkiilaha...
(England) 29 Okt 2018. Habeenkii Sabtida kaddib kulankii ay Leicester City bar baraha 1-1 kula gashay garoonkeeda King Power ayaa waxaa dhacay Musiibo gil gishay Premier League. Inyar kaddib ciyaarta...
View ArticleTababaraha Real Madrid oo la ceyrinayo Saacado yar kaddib, Macalin wayn oo...
(Spain) 29 Okt 2018. Julen Lopetegui ayaa lagu wadaa in laga ceyriyo Real Madrid saacadaha yar ee na soo aadan. Macalinka reer Spain ayaa la warinayaa inuu macsalaameeyay xiddigaha kooxda Real Madrid...
View Article“Maya Joojiya.”. Pique oo Talaabo CAJIIB ah qaaday kulankii Xalay lagu...
(Spain) 29 Okt 2018. Barcelona ayaa mininkeeda Camp Nou xalay ku bahdishay Real Madrid oo ay ku martay 5-1. Taageerayaasha Barca ayaa Caay ula soo istaagay midka ay necebyihiin ee Serigio Ramos balse...
View ArticleTababare Sarri oo TAARIIKH u dhigay Chelsea
(London) 29 Okt 2018. Tababare Maurizio Sarri ayaa Taariikh Cusub u dhigay Chelsea kaddib guushii ay shalay ka gaareen naadiga Burnley tartanka Premier League. Macalinka reer Talyaani ayaa noqday...
View ArticleSaacada iyo SAFAFKA ay Caawa ku soo gali karaan Tottenham vs Manchester City
(London) 29 Okt 2018. Tottenham ayaa Wembley caawa Shan saac habeenimo ku marti galin doonta kooxda Manchester City. Wiilasha Pep Guardiola ayaa doonaya inay adkaadaan si ay hogaanka ugala wareegaan...
View ArticleDAAWO: Sawirro laga yaabo inaadan arkin intii uu socday kulankii Xalay ee EL...
(Spain) 29 Okt 2018. Barcelona ayaa garoonkeeda xalay ku xasuuqday Real Madrid kulankoodii ugu horreeyay ee El Clasico kal ciyaareedka cusub kaddib markii ay kaga adkaatay 5-1. Lionel Messi iyo...
View ArticleSaacada iyo Safafka ay ku soo gali karaan Lazio iyo Inter Milan
(Italy) 29 Okt 2018. Lazio ayaa mininkeeda caawa ku marti qaadi doonta kooxda Inter Milan kulan dhan dhan gaar ah leh. Ciyaarta waxaa xiiso gaar ah u yeelaya in labada kooxood ay kala leeyihiin...
View ArticleCristiano Ronaldo oo si xun u Weeraray Florentino Perez
(Europe) 29 Okt 2018. Crstiano Ronaldo ayaa weeraray Madaxwaynihiisii hore ee Real Madrid Florentino Perez kaddib wareysi furan uu siiyay jariiradda afka dheer ee France Football. Xiddiga reer Portugal...
View ArticleManchester City oo dib ugu soo laabatay Hogaanka Premier League….+SAWIRRO
(London) 30 Okt 2018. Manchester City ayaa dib ugu soo laabatay hogaanka Premier League kaddib markii ay gool madi ah ku martay Tottenham ciyaartii xalay ka dhacday Wembley Stadium. Bilowga Qeybta hore...
View ArticleReal Madrid oo CEYRISAY Tababaraheeda Lopetegui….(Yaa xilka loo dhiibay?)
(Madrid) 30 Okt 2018. Real Madrid ayaa xaqiijisay inay Ceyrisay tababare Julen Lopetegui iyadoona si ku meel gaar ah xilka kooxda loogu sii dhiibay Santiago Solari. Solari ayaa tababare u ahaa Real...
View ArticleJulen Lopetegui oo hadlay kaddib markii laga CEYRIYAY xilka Real...
(Madrid) 30 Okt 2018. Julen Lopetegui ayaa uga mahad celiyay Real Madrid fursada ay siyeen kaddib markii laga ceyriyay kooxda. Macalinkii hore ee xulka Spain ayaa sidoo kale Nasiib wacan u rajeeyay...
View ArticleMa Ogtahay in Tababaraha Cusub ee Real Madrid uu si WAALI AH u Taageero...
(Spain) 30 Okt 2018. Tababaraha Cusub ee Real Madrid Santiago Hernan Solari ayaa marar badan si aan gambasho lahayn u muujiyay taageerada iyo xushmada uu u hayo xiddiga Barcelona ee Lionel Messi....
View ArticleDhibaato horleh oo soo wajhaday Real Madrid…..(Maxaa soo kordhay?)
(Madrid) 30 Okt 2018. Real Madrid oo awalba la ciir ciireysay dhibaato dhanka dhaawaca ayaa waxaa iminka soo wajahday mid horleh kaddib markii la xaqiijiyay in Raphael Varane uu garoomada ka maqnaan...
View Article5-Xiddig oo waa Wayn oo ka maqnaa tababarkii ugu horreeyay uu Maanta Solari...
(Madrid) 30 Okt 2018. Julen Lopetegui ayaa laga ceyriyay Real Madrid waxaana xilka kooxda si ku meel gaar ah loogu sii dhiibay Santiago Solari, kaa oo maanta bixiyay tababarkiisii ugu horreeyay ka hor...
View ArticleSAWIRRO: Sheeko CAJIIB AH ayaa ka dambeysa Laadkii Xorta ahaa ee Quruxda...
(England 30 Okt 2018. Granit Xhaka ayaa dhaliyay Free Kick aan innaba caadi ahayn ciyaartii ay bar-baraha 2-2 la galeen Crystal Palace, laacibka ayaana iminka daaha ka rogay sheeko cajiib ah oo ka...
View ArticlePogba oo la GANAAXAY….(Muxuu sameeyay??)
(Manchester) 30 Okt 2018. Paul Pogba ayaa ku camirtay Sawir qaade kaddib markii la ganaaxay. Laacibka reer France ayaa lagu ganaaxay lacago dhan 350 oo bound kaddib markii lagu helay inuu Xawaare sare...
View ArticleMid ka mid ah Tababarayaasha Chelsea oo Jose Mourinho dartiis loo GANAAXAY
(England) 30 Okt 2018. Tababare ku xigeenka labaad ee Sarri ninka lagu Magacaabo Marco Ianni ayaa Ganaax lacageed kala kulmay xiriirka kubbada Cagta Ingiriiska ee FA sababo la xiriira falkii uu ku...
View ArticleSidee loo kala Sarreeyaa Gool dhalinta Premier League??
(England) 31 Okt 2018. Premier League ayaa sii cago cageynaya 10-kulan waxaana weli gool dhalinta hogaaminaya xiddiga Chelsea ee Eden Hazard iyadoo ay jirto inuu dhaawac ku seegay kulankii dhawaa ay...
View ArticleSAWIRRO: Arsenal oo 2-bilood kaddib heshay daafaceeda birta ah ee Sead Kolasinac
(London) 31 Okt 2018. Arsenal ayaa helaysa aqbaar fiican kaddib markii uu tababarka buuxda dib ugu soo laabtay daafacooda birta ah ee Sead Kolasinac. Unai Emery ayaa dhibaato ku qabay garabka bidix ee...
View Article