Booliska oo Labo jeer Baaray Diyaarad Gaar ah oo siday Guardiola…(Maxaa lagu...
(Europe) 23 Feb 20118. Booliska ayaa Baaritaano ugu dhaqaaqay Dayuurad gaar ah oo siday macallinka Manchester City Pep Guardiola kaddib markii ay ka soo degtay Garoonka diyaaradaha ee El Prat ee ku...
View ArticleShax isku dhaf ah oo laga sameeyay kulanka Man City vs Arsenal…(Gunners oo la...
(Egland) 23 Feb 2018. Manchester City iyo Arsenal ayaa lagu wadaa inay Axada ku ciyaaraan gegada Wembley Final ka Carabao Cup. Warsidaha Goal ayaa Shax isku dhaf ah ka sameeyay ka hor kulankooda....
View ArticleConte oo aad ugu farxi doona haddii uu Mourinho Talaabadan qaado kulankooda...
(London) 23 Feb 2018. Manchester United ayaa axada Old Trafford ku soo dhaweyn doonta kooxda Chelsea. Antonio Conte ayaa sheegay inuu ku farxi doono isla markaana ay caawin doonto kooxdiisa haddii...
View ArticleHORDHAC: Liverpool vs West Ham
(England) 24 Feb 2018. Liverpool oo isha ku heysa kaalinta saddexaad ee Premier Leauge ayaa soo dhawayneysa West Ham oo iyaduba baryahaan soo kabaneysa. Wararka Labada dhinac: Joe Gomez ayaa soo...
View ArticleHORDHAC: Real Madrid vs Alaves
(Spain) 24 Feb 2018. Real Madrid oo dooneysa inay guulaheeda sii wadato ayaa soo dhaweyneysa naadiga Alaves. Wararka Labada dhinac: Cristiano Ronaldo iyo Keylor Navas ayaa lagu wadaa inay dib u soo...
View ArticleHORDHAC: Barcelona vs Girona
(Spain) 24 Feb 2018. Barcelona oo ka carareysa inay ku soo dhawaato naadiga Atletico Madrid ayaa marti qaadeysa Girona oo qudheeda kaalmaha sare soo hiigsaneysa. Wararka Labada dhinac: Nelson Semedo...
View ArticleKulanka Finalka Carabao Cup ee Man City iyo Arsenal oo laga yaabo inuu...
(Europe) 24 Feb 2018. Waxaa suuro gal ah inuu baaqdo kulanka axada ee Finalka Carabao Cup ee kooxaha Manchester City iyo Arsenal. Dalka Ingiriiska ayaa la saadalinayaa inuu usbuucan ku dhufan doono...
View ArticleAntonio Conte oo xaqiijiyay in kulanka berito ee Man United ay seegi doonaan...
(London) 24 Feb 2018. Manchester United ayaa berito Old Trafford ku soo dhaweyn doonta Chelsea kulan ka tirsan Premier League. Antonio Conte ayaa xaqiijiyay inay safkiisa ka maqnaan doonaan David Luiz,...
View ArticleNeymar oo Shuban ku dhacay Yaa ku daartay????
(Paris) 24 Feb 2018. Neymar ayaa la dhibtoonaya Shuban kaddib Infakshan caloosha ah taa oo la sheegayo inay ku sii fideyso xiddigaha PSG. Saxiixa cusub ee PSG Lassana Diarra ayaa isagu calool xanuunka...
View ArticleDAAWO SAWIRRO: Muxuu falay Firmino markii uu goolka ka dhalinayay West Ham...
(Europe) 24 Feb 2018. Liverpool ayaa si fudud ku martay West Ham iyadoo uu Firmino dhaliyay gool ka duwan kuwa kale. Xiddiga reer Brazil ayaa sii jeestay oo dhanka kale fiiriyay mar uu dhalinayay...
View ArticleMaxamed Saalax iyo Messi kee BIDIX Fiican…(Aqri Jawaabta Klopp)
(England) 24 Feb 2018. Maxamed Saalax ayaa wacdaro aan innaba caadi ahayn ka dhigaya Premier League tan iyo sidii uu ugu soo biiray kooxda Liverpool. Wiilka Muslimka ah ee reer Masar ayaa 31 gool u...
View Article“Waxaa nala moodaa MATAANO marka meel fog nalaga arko, Laakiin shaki la’aan...
(Manchester) 24 Feb 2017. Oleksandr Zinchenko ayaa sheeganaya in Taageerayaasha Manchester City ay ku qaldaan caawiyaha ugu sarreeya Premier League ee Kevin De Bruyne. Daafaca reer Ukraine ayaa soo...
View ArticleHORDHAC: AS Roma vs AC Milan
(Italy) 25 Feb 2018. Roma ayaa soo dhaweyn doonta kooxda AC Milan oo baryahaan car car ah. Kulanka ayaa waxaa xiiso gaar ah u yeelaya in Roma ay dooneyso kaalinta saddexaad halka AC Milan ay iyana...
View ArticleSHAX isku Dhaf ah oo laga sameeyay kulanka Man United vs Chelsea…(Kooxdee ku...
(England) 25 Feb 2018. Manchester United iyo Chelsea ayaa galabta isku food saari doona Old Trafford kulan ka tirsan Premier League. Ciyaarta waxaa xiiso gaar ah u yeelaya dagaalka u dhexeeya labada...
View Article“Ama aniga Ama isaga.”.- Pogba oo Go’aan adag hor dhigay Man United
(Manchester) 25 Feb 2018. Dagaalka u dhexeeya Jose Mourinho iyo Paul Pogba ayaa meel xun isla sii gaaray. Xiddiga reer France ayaa la warinayaa inuu iminka diyaar u yahay inuu isaga dhaqaajiyo Old...
View ArticleMessi oo Saaxiibadiisa dhow dhow u sheegay in Cristiano Ronaldo…..
(Europe) 25 Feb 2018. Lionel Messi ayaa xalay markale caalamka u caddeeyay xiddignimadiisa kaddib wacdarihii waalida ahaa uu dhigay kulankii ay Lixda gool ku xaaqeen Girona. Marka laga soo tago labada...
View ArticleTaageerayaasha Liverpool oo doonaya inay Maxamed Saalax Dartii u soo...
(England) 25 Feb 2018. Taageerayaasha Liverpool ayaa aad ula dhacsan oo ugu bogsan xiddiga Muslimka ah ee Maxamed Saalax iyadoo uu xitaa saameeyay quluubtooda. Wiilka reer Masar ayaa sii cago cageynaya...
View ArticleMan United oo Guul Ciriir ah ka gaartay Chelsea…+SAWIRRO
(Manchester) 25 Feb 2018. Manchester United ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay kooxda Chelsea kaddib markii ay kaga adkaatay 2-1. Qeybtii hore ee ciyaarta ayaa lagu kala nastay 1-1. Willian ayaa...
View ArticleLama Joojiye Maxamed Saalax oo laga sameeyay Muuqaal QOSOL BADAN…(DAAWO)
(England) 25 Feb 2018. Maxamed Saalax ayaa wacdaro aan kala joog lahayn ka dhigaya Liverpool tan iyo sidii uu xagaaga ugu soo biiray. Laacibka reer Masar ayaa xalay dhaliyay goolkiisii 31-aad 37 kulan...
View ArticleMaxaa loo diiday goolkii uu Morata ku bar bareeyay Manchester United??
(England) 25 Feb 2018. Chelsea ayaa aad uga careysan goolkii laga diiday ciyaartii ay dhawaan guul darrada kala kulmeen Man United oo ku martay 2-1. Ciyaarta oo ay ka harsan tahay 5-daqiiqo oo qura...
View Article