Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO: Luka Modric oo loo caleemo Saaray Ballon...

(Paris) 03 Dis 2018. Sidii la filayayba Luka Modric ayaa ku guuleystay abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or. Ronaldo iyo Messi ooTobankii sano ee ugu dambeysay xoog ku heystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRRO XUL AH: Ka bogo Sawiradii ugu SHIDNAA ee laga qabto Xafladda Ballon...

(Paris) 03 Dis 2018. Luka Modric ayaa caawa loo caleemo saaray Ballon d’Or iyadoo ugu dambeyn saaxada laga waayay Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo. Labada laacib ayaa min shan jeer ku guuleystay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Messi ma u qalmay in laga tuuro kaalinta 5-aad ee Ballon d’Or????…..(Bal EEG...

(Europe) 04 Dis 2018. Dad badan oo falanqeeya ciyaaraha ayaa ka soo horjeestay wixii xalay ka dhacay xafladda Ballon d’Or ee lagu caleemo saaray Luka Madric. Lionel Messi Iyo Cristiano Ronaldo oo...

View Article

ARAG: Codadka ay kala heleen Modric, Ronaldo, Messi iyo Xarfaanta kale...

(Europe) 04 Dis 2018.Luka Modric ayaa loo caleemo saaray abaal marinta laacibka ugu fiican adduunka ee Ballon d’Or kaddib markii uu helay codad aad uga badan xiddigaha kale ee la tartamayay. Waa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alonso, Kante iminkana waa Kabtan Cesar Azpilicueta

(London) 04 Dis 2018. Chelsea ayaa heshiis afar sano ah ku Abaal marisay daafaceeda Cesar Azpilicueta. Goor dhaweyd ayay ahady markii ay Blues heshiisyo Cusub ka saxiixatay Alanso Iyo Kante, iminka waa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muxuu Drogba ka yiri in Aubameyang uu Xaday Dabaal degiisii Caanka ahaa...

(London) 04 Dis 2018. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa wacdaro dhigay ciyaartii dhaweyd ay Arsenal 4-2 uga adkaatay dariskooda Tottenham kaddib markii uu labo gool ka xareeyay. Dhaliyaha reer Gabon ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ARAG: Safafka ay Habeen dambe ku soo gali karaan Man United iyo...

(London) 04 Dis 2018. Man United oo ay ka jajaban tahay ayaa habeen dambe Old Trafford ku marti qaadeysa Arsenal oo wacdaro ku soo dhigtay Tottenaham kulankii Derby London oo ay kaga soo adkaatay 4-2....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

KULANKII KABO WAYNTA: Messi iyo Ronaldo oo ku kulmaya isla markaana wada...

(Europe) 04 Dis 2018. Toban sano kaddib Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ayaa xalay waxaa abaal marinta Ballon d’Or ka dhax baxsaday Luka Modric. Labada xiddig ee aalaaba xifaaltama ayaa Axada soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Man United weli waa Man United.”.- Lucas Torreira oo Fariin u diray...

(England) 05 Dis 2018. Manchester United oo miciyo la’aan ah ayaa caawa mininkeeda Old Trafford ku marti galin doonta Arsenal oo qaab ciyaareed fiican ku jirta. Gunners ayaa 4-2 ku soo dishay Tottenham...

View Article


“Oo anigana Goormaan ku guuleysanayaa Ballon d’Or.”.

(Spain) 05 Dis 2018. Luka Modric ayaa shalay kubbadii dahabka la tagay xerada tababarka kooxda Real Madrid isagoona saaxiibadiisa kooxda u ogolaaday inay sawirro ku galaan si ay baraha bulshada u...

View Article

Mourinho oo diiday inuu ka Jawaabo su’aal uu waydiiday TV-ga Man United...

(Manchester) 05 Dis 2018. Manchester United ayaa caawa marti qaadeysa Arsenal kulan muhiim u ah Mustaqbalka Jose Mourinho ee Old Trafford. Laakiin macallinka reer Portugal ayaa diiday inuu TV-ga Man...

View Article

MAN CITY CAADI MAAHA: Wiilasha Guardiola oo Xalay Premier League ka dhigay...

(England) 05 Dis 2018. Manchester City ayaa xalay dhigtay Rikoodhkii ugu fiicnaa dhanka Goolasha Premier League muddo 125-sano kaddib. Kooxda Pep Guardiola ayaa weli la joojin la’yahay kaddib markii...

View Article

RASMI: Madixii hore ee Fulinta Arsenal Ivan Gazidis oo loo Magacaabay...

(Milan) 05 Dis 2018. Naadiga AC Milan ayaa ku dhawaaqday Ivan Gazidis uu yahay guddoomiyaha Cusub ee kooxda iyagoona Magacaabistiisa ku sheegay Astaan cad oo ku aadan Hamigooda. Madaxda sare ee Milan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

RASMI: Saacadda, Goobta iyo Goorta la ciyaarayo Finalka Supercoppa Italiana...

(Italy) 05 Dis 2018. Xiriirka kubbada cagta Talyaaniga ayaa xaqiijiyay in Finalka Supercoppa Italiana ee u dhexeeya Juventus iyo Milan la ciyaari doono 16-ka bisha Janaayo ee sanadka Cusub marka ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Messi nama soo gaari karo waayo wuxuu leeyahay Hal Farsamo oo kaliya.”.-...

(Europe) 06 Dis 2018. Lionel Messi waxaa lagu tilmaamaa laacibkii ugu fiican ebid ee soo mara kubbada cagta isagoo ku guuleystay 5- Ballon d’Or isla markaana dhigay rikoodho iyo goolal aan xisaab...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Marouane Fellaini ma wuxuu Timihiisa isaga xiiray inuu Timo islaameed ku...

(England) 06 Dis 2018. Mancheter United ayaa dhibic ka heshay Arsenal oo xalay marti ugu ahayd Old Trafford kaddib markii ay galeen bar baro 2-2. Jose Mourinho ayaa daqiiqadii 73-aad garoonka ka saaray...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

JUVENTUS vs INTER MILAN: Maxaad uga Baahan tahay inaad ka ogaato kulanka...

(Italy) 07 Dis 2018. Juventus ayaa caawa mininkeeda ku marti qaadi doonta naadiga Inter Milan kulanka faca wayn ee la magac baxay Allianz Stadium. Kulankan ayaa markasta leh dhadhan gaar ah inkastoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Manchester City waxa kaliya ee ka maqan waa Aniga.”.- Eden Hazard

(London) 07 Dis 2018. Chelsea oo dagaal xoogan ugu jirta afarta sare ayaa Sabtida Stamford Bridge kula balansan kooxda ilaa iminka laga adkaan la’yahay ee Manchester City. Xiddiga ugu shidan Blues ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pep Guardiola oo ka soo jawaabay hadalkii Hazard ee ahaa: “Manchester City...

(England) 08 Dis 2018. Eden Hazard ayaa shalay ka dhawaajiyay in Manchester City ay tahay koox dhammeystiran oo wada shaqeysa isagoona hoosta ka xariiqay in waxa kaliya ee ka maqan waqti xaadirkan uu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

ARAG: Shaxda ugu Macquulsan ay Caawa ku soo gali karaan Chelsea vs Manchester...

(England) 08 Dis 2018. Chelsea ayaa caawa Stamford Bridge kula balansan Manchester City oo ilaa iminka arag sida ay u taalo Guul darrada Premier League xilli ciyaareedkan. Blues ayaa 10-dhibcood u...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live