Quantcast
Channel: Byare – Gool FM
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Wax badan ayaan kaa bartay.”.- Lionel Messi oo Fariin Damqasho leh u soo...

(Europe) 18 Jan 2018. Lionel Messi ayaa Fariin Damqasho leh u soo diray Saaxiibkii Ronaldinho kaddib markii uu ka fariistay ciyaaraha. Assis ee ah Ronaldinho walaalkii isla markaana ah Wakiilkiisa ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Bal daya suu u yaalo, Fool xumo badnaa.”.-Ribery oo ka Taariikheeyay Dhibka...

(Europe) 18 Jan 2018. Franck Ribery ayaa ka sheekeeyay Garaafada wajiga uga taala, sida ay u gaartay iyo dhibaatada uu ku qabo. Xiddiga reer France ayaa ilaa iminka garaneyn hooyada iyo aabaha dhalay,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Saakay oo JIMCE ah ka cusub Sheekada Sanchez, Aubameyang iyo Mkhitaryan?

 (London) 19 Jan 2018. Waxaa weli jiitamaya Sheekada Suuqa ee Alexis Sanchez, Pierre-Emerick Aubameyang iyo Henrikh Mkhitaryan, balse Maanta oo Jimce ah ayay u badan tahay in saxiixyada qaar ay soo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taageerayaasha Chelsea oo FIFA ka Tuugaya in kooxdooda laga ganaaxo SUUQA!!

(London) 19 Jan 2018. Xiriirka kubbada cagta adduunka ee FIFA ayaa sanadkii tagay bilaabay baaritaano ku aadan sida Chelsea ay ula soo wareegtay 25-ciyaaryahan oo ajaanib ah oo da’doodu ka hooseyso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wararkii ugu Dambeeyay ee ku saabsan Riyad Mahrez

(England) 19 Jan 2018. Tababaraha Leicester City Claude Puel ayaa daaha ka rogay wararkii ugu dambeeyay ee ku aadan xiddigiisa Riyad Mahrez. Laacibka reer Algeria ayaa baryahaanba lala xiriirinayay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo xaqiijisay Lambarka uu u xiran doono Saxiixooda Cusub ee Yerry Mina

(Catalonia) 19 Jan 2018. Barcelona ayaa xaqiijisay Lambarka uu xiran doono daafaceeda cusub ee Yerry Mina kaa oo noqday laacibka ugu dheer kooxda. Xiddiga reer Colombia ayaa loo gacan galiyay Lambarka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 19 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

“Waan Necbahay Arsenal, Arsene Wenger-na Waa Beenaale.”.- Adebayor

(Europe) 19 Jan 2018. Dhaliyihii hore ee Arsenal Emmanuel Adebayor ee iminka u safta Istanbul Basaksehi ee ka dhisan Turkiga ayaa ka dhawaajiyay inuu Necebyahay Gunners isla markaana ku sheegay Wenger...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Arsenal vs Crystal Palace

(England) 20 Jan 2018. Gunners ayaa soo dhaweynaysa Crystal Palace xilli uu ka maqan yahay xiddigeeda Alexis Sanchez kaa oo qarka u saaran ku biirista Manchester United. Wararka Labada dhinac: Arsenal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Burnley vs Manchester United

(England) 20 Jan 2018. Manchester United oo eegneyda inay ku sii dhawaato hogaamiyayaasha Manchester City ayaa marti u ah kooxda Burnley. Wararka Labada dhinac: Burnley ayaa dib u helaysa xiddigeeda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

HORDHAC: Manchester City vs Newcastle United

(England) 20 Jan 2018. Man City oo iska ilaalineysa inay dhibco dambe lumiso kaddib guul daradii ugu horreysay xilli ciyaareedkan Premier League oo ka soo gaartay Liverpool ayaa soo dhaweyn doonta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Saakay oo SABTI ah ka cusub sheekada Sanchez, Aubameyang iyo Mkhitaryan?

(Europe) 20 Jan 2018. Waxaa gabo gabo u muuqata sheekada baryahaanba soo jiitameysay ee Alexis Sanchez, Pierre-Emerick Aubameyang iyo Henrikh Mkhitaryan. Sanchez ayaa la warinayaa inuu macsalaameeyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Saakay iyo waxyaabihii ay Wargeysyada ka qoreen Suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda

(Europe) 20 Jan 2018. Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa dib u furmay isagoona socon doona bishan oo idil, Waxaan si joogta ah idin kugu soo gudbin doonaa ciyaartoyda la doonayo iyo kuwa lala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mkhitaryan oo OOYIN Jabsaday….. Laacibka oo aad uga xun in…

(England) 20 Jan 2018. Henrikh Mkhitaryan ayaa la warinayaa inuu Ooyin Jabsaday kaddib markii uu xerada tababarka Manchester United uu shalay ku macsalaameeyay saaxiibadiisa kooxda maadaama uu ka xun...

View Article

Reer Shiine oo u gacan haatinaya Ronaldo

(Madrid) 20 Jan 2018. Cristiano Ronaldo ayaa looga gacan haatinayaa Horyaalka Shiinaha gaar ahaan naadiga Tianjin Quanjian. Manchester United ayaa si xoogan lala xiriirinayay inay u soo dhaqaaqdo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Granit Xhaka oo Ammaan ugu qubeeyay Mkhitaryan

(London) 20 Jan 2018. Granit Xhaka ayaa ammaan kala dul dhacay xiddiga la filayo inuu dhawaan kula soo biiro kooxda Arsenal ee Henrikh Mkhitaryan. 28-jirka ayaa lagu wadaa inuu qeyb ka noqdo heshiis is...

View Article

Aubameyang oo QISH ka bixiyay Lambarka uu doonayo inuu u xirto Arsenal

(Europe) 20 Jan 2018. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa ku sii dhawaanaya inuu ku soo biiro kooxda Arsenal si uu badel ugu noqdo Alexis Sanchez oo isna qarka u saaran Manchester United. Weeraryahanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Laacibka Real Madrid James Rodriguez oo dagaal ka kiciyay xerada tababarka...

(Munich) 20 Jan 2018. Weeraryahanka Real Madrid James Rodriguez ee amaahda waqtiga dheer ku jooga Bayer Munich ayaa dagaal ka kiciyay xerada tababarka kooxda reer Germany. Xiddiga reer Colombia ayaa si...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay tahay Sababta uu Hazard Maaliyadiisa u siyay Wiil yar oo taageera...

(England) 20 Jan 2018. Eden Hazard ayaa labo gool ka dhaliyay Brighton ciyaartii ay dhawaan afarta gool uga adkaadeen isagoona gaaray goolkiisii 100-aad uu horyaal ka dhaliyo. Laakiin markii ay...

View Article

“Adduunka dhanaa laga jecel yahay Neymar.”.-Zidane

(Madrid) 20 Jan 2017. Real Madrid ayaa si isdaba joog ah lala xiriirinayay inay us oo dhaqaaqdo xiddiga ugu qaalinsan kubbada cagta adduunka ee naadiga PSG Neymar. Tababare Zinedine Zidane ayaana wax...

View Article
Browsing all 4025 articles
Browse latest View live